Page 1 of 1

SSC COMMUNITY OO LA KULANTAY W?ARIMAHA DABEDA USA

Posted: Thu Dec 16, 2010 11:27 am
by JeyR
SSC WAA DHAQAAQDAY, ninka maraykanka u qaabilsan arimaha afirca oo la kulmay jaaliyada SSC........SSC dadkeedii waxay u guntadeen dantooda, dadkooda iyo dalkoodaba... waxaa qof kasta oo ssc ka mida waajib ku ah inay ogaadaan in dad kale rabaan inay dalkooda xukumaan iyagoo soo taagan, wax la aqbali karana maaha.. ssc way dhaqaaaaaqday....

halkan ka akhir oo daawo sawirada...
http://boocame.com/?p=7536

Re: SSC COMMUNITY OO LA KULANTAY W?ARIMAHA DABEDA USA

Posted: Thu Dec 16, 2010 4:38 pm
by siren
Good work... :som:

Re: SSC COMMUNITY OO LA KULANTAY W?ARIMAHA DABEDA USA

Posted: Thu Dec 16, 2010 11:46 pm
by samadoon-waaxid
I was there,great and fruitful meeting :up: :som: