Page 1 of 1

Kaftan - London People

Posted: Thu Dec 16, 2010 4:14 pm
by HooBariiska
Waxan maqlay laba islamood oo welfare agency hor taagan oo forms buuxinayaa, sualaha mid la waydiiyey ayaa ahayd "sex",
islamihii oo yaaban, ayaa mid baa tidhi "naa kuwan ingirisiiku xishoon maayaan, maantana ma alaabtaas ayay na waydiiyeen"

tii kale ayaa soo booday oo ku jawaabtay "naa waxad iskaka qortaa - SOMETIMES"

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Thu Dec 16, 2010 4:26 pm
by DatBreh
:lol: :lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Thu Dec 16, 2010 4:46 pm
by Cumar-Labasuul
:lol: :lol: :lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Thu Dec 16, 2010 4:55 pm
by Siciid85
:lol: :lol: . Keep them jokes coming. :up:

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 6:13 am
by Bohol iyo karaman
Islaan da'ah (age), Waxay soo ag fadhiisatay qolkaa fadhigaa wiilaal ay ayeeyo uu tahay oo daawanaayaa kubadaa cagtaa.

waxay fahmi waydey habkaa ciyaartu uu socoto markaasbaa waxay tidhi waar nimaanku meeshaa ku dhintee ee in tay halkaa xabo ee kubadaa ah isku laynaayeen maxa ninbaa xabaad kubadaa loogu iibinwaayeey ayeeyo.

hadalkanu qosolbuu leeyahya laakiinse waxay ku tusaysaa in aysan habartu fahmin habkaa ciyaartu uu dhacayso

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 6:52 am
by yunis09
:lol: :lol: :lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 8:29 am
by ToughGong
:lol: :lol: :lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 12:49 pm
by Keyse_0208
Mid faarax ah oo east london ku nool baa aqalkisiii Jiir badan ka helay, intuu council office tagay ayuu yidhi "Too many many too much of them" wey fahmi waayeen, markaasay raaceen, markuu ninkii cadaa aqalkii furay uu arkay Jiir farabadan ayuu kii cadaa yidhi " Jesus" Markaasuu intii faarixii soo booday yidhi "Yes Yes Too much jesus inside" :lol: :lol: :up:

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 1:03 pm
by Advo
A reer waqooyi dude who was a recent arrival decided to unwisely take his children somwhere when he was a beginning driver. He made it half way to his destination before colliding with another car driving by a madow couple, with his limited english he begged them not to call the cops.

"sir no booliis, money home, money home..isoo raac isoo raac *using body language

the madow guy goes, ok but how can I trust you.....you might run off.

so he takes all his kids out and uses them as insurance by making them ride with the couple :lol: :lol:

as they were following him, he ran a red light and collided with another car.

The madow couple were convinced dude was crazy, dropped his kids off at the sidewalk and just drove away

:lol:

Re: Kaftan - London People

Posted: Fri Dec 17, 2010 2:06 pm
by Pirate1Hunter
:lol: :lol: :lol:

check this out.


Sheeko dhex martay nin Ingiriis ah iyo nin Somali ah oo digaaga u ilaalin jiray.
Ingiriiskii ''What happened?
Soomaaligii ''sir sir one xoor xalay coming 10 chiken was deid another quuq quuq dabadeed I Take BUDH WAYN) Xoor dhuni qaaq.
Ingiriiskii, intuu yara fahmay ayuu yidhi ''What is the xoor?''
Soomaaligii, ''sir xoor is look like a cat but inyar uun ka af dhuuban.