ruug cadaagii soo rogaal celi, AXMED XAAJI DAAHIR CILMI oo ahaan jiray wasiirkii warfaafinta somaliland ee dawladdii u dambeysay ee mudane daahir rayaale kaahin.axmed xaaji daahir waxaa kale oo uu ahaan jiray wasiirkii qorshaynta ee dalka somaliland , hadaan waxyar ini xasuusiyo qoys ahaan iyo shakhsi ahaan axmed , axmed waxaa dhalay XAAJI DAAHIR CILMI oo guud ahaan laga yaqaan geeska africa xaaji daahir in aanu ku noolayn dalka somaliya ama somaliland ama jabuuti.
axmed xaaji daahir cilmi oo waqtigii uu ku jiray dawladdii udub oo ahayd mudo sideed sanno ah wuxuu qabtay waxyaabo badan oo maanta dalka lagu xasuusto oo ay ka mid ahayd hirgalintii IQRA oo uu isagu fikirka iska lahaa sidii degaamada galbeedka somaliland looga hirgelin lahaa iskuulo fara badan waanay suurto gashay oo sida lawada ogyahay waxaa ka mid hirgalinta dugsiga geb boarding oo uu qayb libaax ku lahaa.
AXMED XAAJI DAAJIR asal ahaan wuxuu ka soo jeedaa reer xaaji daahir oo ah maskaxdii iyo aqoontii iyo waxgaradkii iyo hormoodkii umada somaliland taasina waxay suurtogelisay in uu ahaado wasiirka ugu dhow dhowa xukumaadi hore kaga jira dawladda somaliland muddo dhan 8 sanno .
raggii udub ku jiray ee la socday daahir rayaale kaahin , kuwaas oo ilaa maanta udub ah taas oo lagu qiyaaso boqolkiiba 90%, markaas maanta walaalayaal axmed xaaji daahir sida ay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan inkasta oo aanaan wali afkiisa ka haynin wuxuu diyaar u yahay in uu isku soo sharaxo jagada madaxtinimo ee dalka somaliland taas oo xisbigu ay isaga xisbigu u diyaarinayaan in uu noqdo, .sababta keentay waxay tahay isagoo ka soo jeeda beesha ugu balaadhan eeh gobolka awdal dhexdiisa oo aad u taageeraya axmed xaaji daahir oo beelaha somaliland gaar ahaan kuwa awdal oo dhami uu taageero siinayo halka kuwa kulmiye ay ka heleen awdal/salal 19% doorashadii u dambeysay.
waxaan war sugan ka sugeynaa musharaxa madaxtinimada somaliland axmed xaaji daahir cilmi.
Former Somaliland information Minister wants to lead udub
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 627 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 987 Views
-
Last post by SYSS
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 21 Replies
- 1589 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 1088 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 404 Views
-
Last post by Kees70
-
- 8 Replies
- 1562 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 862 Views
-
Last post by Somalistan