Page 1 of 1

Breaking News: Xisbul Islam of Gedo joins shababul criminals

Posted: Sat Dec 18, 2010 12:23 pm
by AhlulbaytSoldier
War deg deg ah: Maamulkii Xisbul Islaam ee degmada Luuq Gobalka Gedo oo la midoobay Shabaabul Mujaahidiin. .
Saturday, 18 December 2010 14:31 Maamulka Memo Hits: 551 . .






Maamulkii Ururka Xisbul Islaami ee degmada Luuq Wilaayada Islaamiga Gedo ayaa goordhaweyd midnimo lagaartay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.




War goordhaw naga soo gaaray magaalada Luuq ayaa xaqiijinaya in maamulkii Luuq kaj iray uu Midnimo buuxda laqaatay wilaayada Islaamiga Gedo.





Munaasabad balaaran oo goordhaw ka dhacday fagaare ku yaal degmada Luuq ayaa lagu mideeyay mujaahidiintii gobalka Gedo ee Koonfurta Somaliya.





Sheekh Farxaan Ciilmooge waaligii Xisbiga u qaabilsanaa Gedo ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda, waa guul weyn oo usoo hoyatay shacabka Gedo maadaama cududii Mujaahidiinta hal meel laysugu geeyay.






SomaliMeMo kala soco wixii soo kordha