Breaking News! Terrorists are about to join together.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Breaking News! Terrorists are about to join together.

Post by Somali_Boqor »

Kadib Muddo saacada ah oo ay Weriyaasheenu ku raad joogeen raadinta Warar xasaasi ah oo ka taagan magaalada Muqdisho iyo Wilaayaatka dalka ayay weriyaashu soo heleen xogo muhiim ah.


Shabakadaha Wararka SomaliMeMo iyo AmiirNuur Media ayaa Umadda Islaamka Soomaaliyeed usoo gudbinaya Farxad weyn oo ay ka bikaacday Dalka Soomaaliya.


Xariiro kala gedisan oo goordhaw aan lasamaynay Hogaamiyaasha Mujaahidiinta Somaliya ayaa lagu sheegay in Dhacdo weyn oo farxadi ku larantahay dhacday.


Weriyaasha Shabakadaha AmiirNuur Media iyo SomaliMeMo ayaa lasiiyay War muhiim ah oo ku aadan Midnimo ay gaareen Mujaahidiinta ka jihaadka Koonfurta Soomaaliya.


Warbaahinta Islaamiga ah uma fasaxna in ay sheegaan Cidda midnimada gaartay in waxyaabaha Farxadda ah ee dhawaan soo bixi doona.


SomaliMeMo iyo AmiirNuur Media ayaa saacadaha soo socda Umadda Muslimka Soomaaliyeed usoo gudbinaya War weyn oo ka farxi doono Muslimiinta oo dhan kana caraysiin doona kuwa kale ee cadawga ah.


Saacad kadib ayaan soo gudbi doonaan Warka Farxadda leh Insha'allaah
interesting...
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”