


Viva al kacaan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Nabeela wrote:Viva Somalia![]()
![]()
![]()
Viva al kacaasii
Jamac_Yare wrote:Nabeela wrote:Viva Somalia![]()
![]()
![]()
Viva al kacaasii
Marexaan Pillow Talk
shidow1 wrote:Jamac_Yare wrote:Nabeela wrote:Viva Somalia![]()
![]()
![]()
Viva al kacaasii
Marexaan Pillow Talk![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
QoraxeeySh. M. Network) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Qoraxeey ayaa sheegaya in Ciidamadda Ethiopia ay shalay gubeen guryo ku yaala Tuullada Farmadow ee ka tirsan Gobalka Qoraxay ee dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho.
Wararku waxay intaas ku sii darayaan in ay u sii gudbeen Ciidamada Ethiopian-ka isla shalay Tuulladda Gabgabo oo in yar u jirta Farmadow halkaas oo ay Iyanna ku dhawaad 10 Guri ku Gubeen.
Sid ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyado deegaanadaasi ku sugan, waxaa Goobtaas ku geeriyooday haweenay lagu Magacaabayay Faadumo Cilmi iyo laba Caruur ah oo aqaladii ay gubeen Ciidamada Ethiopia ku jirey, waxaana sidoo kale la sheegayaa in isla aqaladaasi ay gubeen ciidamada Ethiopia ay ku dhimatay gabar 18 sanno jir ah.
Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Ciidamada Ethiopian-ka ee falkaasi geystay ay ahaayeen kuwo Gadoodsan oo lamadii maalin ee la soo dhaafay la dagaalamayay Jabhadda ONLF, iyadoo dagaalka ka dhacay tuuladda Farmadow Iyo Gabagabo oo Lagu dilay Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda Ethiopia waxaana xiligaasi kadib amar lagu siiyay ciidamada Ethiopia inay xasuuqaan dhamaan dadka ku nool tuulooyinkaasi.
Arintaan ayaa waxaa walaac ka muujiyey qaar ka mid ah qurbo joogta Ogaadeeniya, waxayna ku soo aadaysaa iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay jireen Kooxo iyagu ku kala qeybsan heshiis nabdeed oo la sheegay in ay gaareen ONLF iyo Dowlada Ethiopia kaasoo haatan ay muuqato in uu fashilmay.
its actualy tigre this time..but this xabashi need to be given a lesson walahi they kill Somalis as it please's them.qoraxeey wrote:Banki Qoraxeey .. is my grand mothers hometown
if it survivesbloody axmaaro
abdisamad3 wrote:its actualy tigre this time..but this xabashi need to be given a lesson walahi they kill Somalis as it please's them.qoraxeey wrote:Banki Qoraxeey .. is my grand mothers hometown
if it survivesbloody axmaaro
![]()
I know..its sad.maybe we deserve this becouse of our stupidness.Nabeela wrote:abdisamad3 wrote:its actualy tigre this time..but this xabashi need to be given a lesson walahi they kill Somalis as it please's them.qoraxeey wrote:Banki Qoraxeey .. is my grand mothers hometown
if it survivesbloody axmaaro
![]()
Abdisamad, sadly somalida baa waxas isku so jeeday.