Wafti katirsan Dawlada Soomaaliya oo Kulamo kawada Garoowe.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Wafti katirsan Dawlada Soomaaliya oo Kulamo kawada Garoowe.

Post by FBISOMALIA »

Image
Garoowe:(Allpuntland)-Wafti kasocda Dawlada Soomaaliya oo uu horkacayo Ra’iisul Wasaare xigeenka Soomaaliya Islamarkaasna ah Wasiirka Qorsheynta ee Soomaaliya ayaa weli Kusugan magaalada garoowe ee Caasimada Dawlada Puntland halkaa soo ay kawadaan kulamo xasaasi ah oo ay la qaadanayaan madaxda Puntland gaar ahaan Golayaasha Dawlada.

Ra’iisul Wasaare xigeenka Soomaaliya Prof,Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Warbaahinta u sheegey in Kulamada ay garoowe ka wadaan ay yihiin kuwo maraya meel Wanaagsan,waxaana uu intaas kudaray in Kulamadu ay si gaar ah u quseeyaan Xoojinta & Adkeynta Xiriirka Puntland Iyo Dawlada Dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegey in uu imika meel wanaagsan marayo.

Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya wuxuu sidoo kale beeniyey inay jiraan Khilaafaadyo hoose oo u dhexeeya labada dhinac,waxaana uu sheegey in ay xiriir wanaagsan leeyihiin Puntland islamakraasna ay doonayaan in Xiriirkaas lasii adkeeyo,isagoo sidoo kalena Puntland ku amaanay qabashada Koobka Kubbada cagta ee Soomaaliya.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”