Prof Geedoole Wasiirka Beeraha Somaliland oo ku dhawaaqay in lagu guuleystay tijaabadii bariiskii dalka Laga beeray…
Hargeysa/ToggaHerer
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Faarax Cilmi Maxamuud (Prof Geedoole) ayaa sheegay in Somaliland ku guuleystay Tijaabadii dalka lagag beerayay Bariiska Prof Geedoole ayaa sidaana warbaahinta maanta u sheegay mar uu u waramayay .
Tijaabada dalka lagag beerayay noocyada Bariiska adduunka laga beero ayaa ahaa 15 nooc oo ah noocyada Bariiska kala duwan laguna tijaabiyey dalka isla markaana laga beeray deegaano ka mid ah Awdal iyo Saaxil iyada oo laga beeray deegaanada Qabribaxar iyo Garbo Dadar .
Wasiirka ayaa sheegay in tijaabadan lagu jiray mudadii ay jirtay xukuumada cusubi noocii u horeeyayna bislaaday maalintii shalay oo bishuna ku beegnayd 22 December .
Prof Geedoole ayaa intaa raaciyey in maalintaasi tahay maalin taariikhi ah Somaliland ugu fadhida qiimo weyn maadaama oo ay dalka ka soo go’een dalagii ugu horeeyey oo ah mid uu dalku u baahnaa horena uga bixi jirin .
Wasiirka ayaa sheegay in dalka ay ka beeran yihiin ilaa 70 Hector oo bariis ah isla markaana soo go’itaankiisu kala danbayn doono maalmo .
Gebogebadii ayaa wasiir Geedoole ku dhawaaqay in Somaliland ku guuleystay dalag wax weyn u tari doona dalka iyo dadkiisaba lagagna raysan doono iyada oo laga maarmi doono bariis fara badan oo dalka dibada uga iman jiray lacag fara badanina kaga bixi jirtay ..
Halkan ka dhagayso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka
Somaliland's first Rice Plantations a success.
Moderator: Moderators
- gurey25
- SomaliNet Super
- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
rice is the worst crop for somalia..
its water hungry and not nutritous.
why dont somalis have roti and naan and khubus instead of rice..
for the same amount of water an acre of rice uses, you can plant 3 times the size of , finger and pearl millte (ragi and bajra)
you can grow cow peas and even sourgham and corn.
its water hungry and not nutritous.
why dont somalis have roti and naan and khubus instead of rice..
for the same amount of water an acre of rice uses, you can plant 3 times the size of , finger and pearl millte (ragi and bajra)
you can grow cow peas and even sourgham and corn.
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
gurey25. There is over 40,000 different types of rice. I am assuming this one being planted in Somaliland is the type that doesn't require much water. As we know already Some regions in Somaliland are water scarce. The ministery of argriculture (Somaliland) properly know the kind of rice they chose for the right environment.
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
mashallah good news inadeerSiciid85 wrote:

where exactly are the farms located? siciid
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
indeed somaliland is a self sustainable nation well done Somaliland government 
The farms are located in awdal lughaya he said and saaxil region

The farms are located in awdal lughaya he said and saaxil region
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
Yunis it is started in Awdal & Saxiil for the moment being. Check this out. Deegaanka Xamas - Sanaag also produces it's own organic foods. Hay’adda Waddaniga ah Agricultural Development Organization “ADO” oo muddad afar bilood ee ay degganayd magaalada Ceerigaabo si weyn ugu hawl lanayd horumarinta iyo isku xidhyada bulshada beeraleyda Sanaag ayaa kaddib tababbarro is daba joog oo dhinaca beeraha ah. Waxay maalintii Arbacada mishiin cuntada/dalagga lagu shiido guddoonsiisey bulshada beeraleyda iyo guddidooda ee degaan-beereedka Xamaas ee buuraleyda waqooyi-bari Ceerigaabo.”.
viewtopic.php?f=245&t=262959

viewtopic.php?f=245&t=262959
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
Thats good, rice production has significant gone down this year and prices have been going up due to floods in Pakistan and other parts of Asia.
Re: Somaliland's first Rice Plantations a success.
Executive indeed.
Beerista Bariiska iyo rajada fiican ee mustaqbalka wadanka KSL.
Marka hore waxaan aad ugu mahadnaqayaa saxaafada baxa banana ee umada isku xidha gudo jog iyo dibad joogba.
Waxay ahayd Dec. 23 markii la soo jaray ama uu bislaaday bariiskii sida tijaabada ah loo beeray taas oo ka dhigan mustaqbalka sii wanaagsanaanaya ee dalka iyo dawladnimada sidoo kale waxaa muhiima inaynu yeelano dhulku haboon beerista bariiska oo runtii maanta S/land ka dhigaaya wadan jira oo leh khayrad iyo wax soosaar beero ku salaysan.
Hadaba waxaa haboon oo lagama maarmaana in dawladu iska lahaato beeraha lagu beerayo gabi ahaanteedba si aanay u dhicin in dadku dhulka isku qabsadaan oo khataro amaan ka dhashaan
Mudo ilaa shan sano ah wixii ka danbeeya uu muwaadinkastaa beerto iyadoo loo kala saarayo inaan dhulka laysku qabsan sidoo kale waagii dawladii soomaaliyeed waxaa jiray mashaariicdii beerihii jawhar bariiska.sonkorta.dharka oo ahaa horumar balaadhan oo hore loogaadhay hadana burburkii dawladii ku yimi dartii u baaba,ay. Dhamaan beerahaas iyo warshadahaasi waxay ahaayeen waxyaabihii horumarka inoo horseeday.
Maantana hadii aynu beeranay bariis waa arin aad loo soo dhawynaayo oo ah waxqabad midhadhala oo loo baahnaa bulshaduna kaga maarmidoonto bariiskii laga soo waaridi jiray dalalka beerta iyadoo ay dhaqaale ahaana uu dareemidoono guud ahaan wadanku waa hadii gacan ku haynta beerista bariiska ay yeelato dawladu waayo dawlada lafteeda ayaa dhaqaale badan ka soo gali karaa oo ciidamada dawlada oo raashiinkooda ay dawladu iibsato lacagna ku bixiso ayaa meesha ka baxaaya .
Taasina waxay ka dhigan tahay in dawlada lacagtii ka bixi lahayd u baaqatay oo ay waxyaabo kale kaga faaiidaysato sidoo kale waxaa haboon in la beero geedka loo yaqaan bunka oo ah waxyaabaha dhaqaalaha ugu badani ka soo galo dawladaha beerta waayo waa wax sida joogtada ah loo isticmaalo daafaha dunida.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 921 Views
-
Last post by Jeffo
-
- 2 Replies
- 718 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 5 Replies
- 628 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 0 Replies
- 1595 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 778 Views
-
Last post by qudhac-m
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 11 Replies
- 1134 Views
-
Last post by Salah Al-Din
-
- 11 Replies
- 800 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 6 Replies
- 592 Views
-
Last post by ToughGong