Alshabab:We will continue the war against the Amisom infidel

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Alshabab:We will continue the war against the Amisom infidel

Post by The_Emperior5 »

Shabaab oo ku hanjabay inay sii wadayaan dagaalada Muqdisho.

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta ku hanjabay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee ay kula jiraan Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM xili ay ku soobiireen ciidamo farabadan oo ka tirsanaa Xisbul Islaam.

Kadib shir jaraa’id oo galabta si wada jir ah ay ugu qabteen Masjidka Nasrudiin ee Magaalada Muqdisho, Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage iyo Madaxii Warfaafinta Xisbul Islaam Sheekh C/fitaax Max’ed Cali islamarkaana ay ku shaacinayeen midowgii Xisbiga iyo Al Shabaab ayaa halkaasi afhayeenka Al Shabaab waxaa uu ka sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kaga soo horjeedaan ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM.

Labada Masuul ayaa halkaasi waxaa ay ka aqriyeen bayaano ku kala qornaa luuqadaha Carabiga iyo Soomaaliga, kuwaasi oo lagu cadeynayay qaabka ay u midoobeen Xarakada Al Shabaab iyo ururkii Xisbul Islaam, waxaana Sheekh Cali Dheere oo halkaasi ka aqriyay bayaanka ku qornaa afka carabiga uu ku hanjabay in iyagoo kaashanaya awoodaani cusub ee haatan ku soo biirtay ay sii laba jibaari doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda KMG Soomaaliya iyo AMISOM.

Sidoo kale Masjidka ay warbaahinta kula hadleen saraakiishaani ayaa waxaa ku sugnaa Masuuliyiin horay uga tirsanaa Xisbul Islaam balse la midoobay Shabaab markii Sheekh Xasan Turki uu ku biirayay kuwaasi oo uu ka mid ahaa Sheekh Max’ed Dulyadeyn kaasi oo halkaasi ka sheegay in Al Shabaab aysan waxba u arki doonin Taangiyada iyo ciidamada ay soo badsanayaan AMISOM islamarkaana ay casharo lama iloobaan ah ay u dhigi doonaan sida uu hadalka u dhigay.

Sheekh Cali Dheere afhayeenka Al Shabaab ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in Al Shabaab ay dhawaan qabsan doonto guud ahaan Magaalada Muqdisho islamarkaana ay xabsiyada ka sii deyn doonaan dad badan oo uu sheegay in dowladda KMG ay ugu xiranyihiin si cadaalad daro ah.

Waa markii ugu horeysay ee AL Shabaab iyo Xisbul Islaam ay si toos ah u shaaciyaan isku biiridooda hase ahaatee Masuuliyiintii Maanta shirka jaraa’id qabatay ma aysan faah faahin habka loo qanciyay Masuuliyiinta Xisbul Islaam oo wararka qaar ay sheegayaan in hubkii laga dhigay.

Lama oga in Al Shabaab ay magdhow ka siin doonaan Xisbiga Saraakiishii ay ka dileen intii ay xiisado kala dhaxeysay, waxaana sidoo kale la ogeyn sida daacadnimada ah ee Ciidamadii Xisbul Islaam ay uga bar bar dagaalami karaan Al Shabaab maadaama ay ku jiraan qaar iyagu qudhooda aan ku qanacsaneyn ku biiritaanka Al Shabaab.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by grandpakhalif »

Uganda oo ciidamo dheeraad ah dalka u soo direysa
Image

Dowladda Uganda ayaa ku dhawaad laba kun oo askari oo dheeraad ah u soo direysa dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan Ciidamada nabad ilaalinta ee jooga waddanka.

In ka badan kun iyo sided boqol oo askari ayaa si deg deg loogu soo daadgureyn doonaa dalkan Soomaaliya kuwaas oo talaadadii tababar loogu soo xiray degmada Nakaseke oo ku taalla bartamaha waddanka Uganda.

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa ciidamada dalkiisa ku amaanay dowrka ay ku leeyihiin nabadeynta waddanka Soomaaliya, isagoo sheegay in dadaalkaasi uu mudan yahay in la taageero lana xoojiyo.

“waxaan rabaa in aan u hambalyeeyo Ciidamada ka qeyb galaya howl galka Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxay u soo hooyeen magac dalka Uganda iyo qaaradda Afrika iyo waliba caalamka” ayuu yiri Madaxweyne Museveni.

Taliyaha Ciidanka difaaca waddanka Uganda Gen. Aronda Nyakairima ayaa sheegay in ciidamada Waddankiisu ay heleen awood qaaradeed iyo mid caalami ah oo nabad ilaalined.

Ciidamadan ayaa dhoola tus sameeyay markii loo soo xiray tababarka, waxayna socod ku mareen waddooyin ku yaalla waddankaasi, ayagoo rasaas badan cirka u ridayay.

Madaxweynaha Uganda wuxuu sheegay in weeararada argagixiso ee ay qaadayaan kooxaha Soomaaliya ka dagaallamaya aysan sababi doonin in ciidamadooda ay kala baxaan howl galka Nabad ilaalineed ee waddanka Soomaaliya

The arab ragheads will be hanged from their loins :clap:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by abdisamad3 »

^^look at this khansir pathetic dabodhilif..may the curse of allah be up on you.. :|
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by The_Emperior5 »

Mashallah thats what we want actually this will justify our jihaad against those bantu infidels even more :up: :D
let them come to Somalia to bad they will never return back to their bantu native land Somalia will be come their grave :mrgreen:
PrincessBurco
Posts: 67
Joined: Mon Dec 06, 2010 9:28 pm
Location: London

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by PrincessBurco »

Whats up with the haabaar?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by grandpakhalif »

abdisamad3 wrote:^^look at this khansir pathetic dabodhilif..may the curse of allah be up on you.. :|
Why dont you go to Somalia and fight them you dabodhilif who supports Faroole in PPG but support Al shabab in generals TL exposed you long time ago faggot
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by FBISOMALIA »

the security council accept to give tfg modern military equipment soon alkawarj days is over :clap:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by Advo »

Dhulka halaga xaaqo gaalada iyo gaal rac

If nabii maxamed SCW were alive today, walle he would be extremely disappointed on these gaalo raac.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by grandpakhalif »

FBISOMALIA wrote:the security council accept to give tfg modern military equipment soon alkawarj days is over :clap:
I heard AMISOM will go on the offensive now with Farmaajo's TFG troops behind I predict Xamar being cleansed from the khawarij in 4 months time
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by abdisamad3 »

grandpakhalif wrote:
abdisamad3 wrote:^^look at this khansir pathetic dabodhilif..may the curse of allah be up on you.. :|
Why dont you go to Somalia and fight them you dabodhilif who supports Faroole in PPG but support Al shabab in generals TL exposed you long time ago faggot
is this your best defence ya khansiri dabadhilif ugandese booty shaker..nacalad tullah calayk..if you was a muslim would put your trust in allah and not in some aids infested monkey looking hungary jareer from the jungle of uganda..your such a sad and pathetic dabodhilif..
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by abdisamad3 »

Advo wrote:Dhulka halaga xaaqo gaalada iyo gaal rac

If nabii maxamed SCW were alive today, walle he would be extremely disappointed on these gaalo raac.
well said advo may allah bless you and increase your imaan :up: ..these days Somali's are reduced to a bunch of booty shaking dabodhilifs with no honor or dignity..illahay ceebta hanuu astuuro.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by FBISOMALIA »

^
^
what Muslim you talking about killing the children & girls ...???

my friend those are al kawarj grow up see the real true :som: :up:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by grandpakhalif »

FBISOMALIA wrote:what Muslim you talking about killing the children & girls ...???

my friend those are al kawarj grow up see the real true :som: :up:
I dont consider khawaraij muslim their blood is xalaal and the People of the Book can slaughter their asses, they are apostates nacal tuuk ya khawarij
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by FBISOMALIA »

grandpakhalif wrote:
FBISOMALIA wrote:the security council accept to give tfg modern military equipment soon alkawarj days is over :clap:
I heard AMISOM will go on the offensive now with Farmaajo's TFG troops behind I predict Xamar being cleansed from the khawarij in 4 months time
we will see what the alkwarj will do... no Mersey with the enemy of the islam and the real muslims

alkawarj is over :down:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Alshabab:We will continue the war against the Amisom inf

Post by Shirib »

Grandpa

UNISOM was 50K
Ethiopiana were 30K
AMISOM is 12K

If u were a betting man u would be real bad at this. Go hang ur hopes on something new. AMISOM and TFG are not the answer.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”