Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-land

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-land

Post by LiQaaye_TDH »

Ciidamada ammaanka ee magaalada Boorama ayaa ilaa maanta ku hawlanaa qabqabashada qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada oo lagu tuhunsanyahay inay xaalad ammaandarro ah xalay ka abuureen magaalada kaddib markii ay isku dhaceen .

Rabshadahan ama isku dhacan oo ka duwanaa kuwii hore loogu arki jiray Boorama ayaa sida la sheegeyo ka dhashay markii dhallinyaro wax ka barata jaamacadda Cammuud iyo kuwa reer Boorama ahi is fara saareen kaddibna halkaa dhaawac xun loogu geystay mid ka mid ah dhallinyarada reer Boorama taasina ayaa keentay in falal aargoosi lagu gelelefo hoyga ama gurayaha ay galaan ardayda Jaamacadda kana kala yimi gobolada kale ee dalka sida bariga soomaaliland ,Puntland iyo koonfurta soomaaliya .

Rasaas goosgoos ah oo xalay caweyskii laga maqalayey magaalada isla markaana an la ogeyn inay ciidamada ammanku adeegsanayeen iyo inay cid kale ridaysay ayaan khasaare geysan ,hase yeeshee rabshadaha aargoosiga ee lagula kacay ardayda dhigata jaamacadda ee ka kala yimi gobolada soomaaliya iyo soomaaliland ayaa sida la sheegeyo geystay burbur hanti farabadan iyo guryahaba leh

lama oga oga sababta keentay iska hor imaadkan ,ama gacan ka hadalkan dhex maray arday weligood dhigan jirtay jaamacadda iyo kuwa reer Boorama ee weligoodba soo dhaweyn jiray .

lama oga tirada dhabta ah ee haatan u xidhan rabshadahaasi balse sida la sheegeyo waxay gaadhayaan ilaa labaataneeyo labada dhinacba leh .

Qaar ka mid ah dhallinyarada geysatay dhaawacyada oo ka kala yimi gobolada kale soomaaliya ama soomaaliland ,ayaa iyagu sida la sheegeyo ka fakaday gacanta ciidamada,baadigoobna loogu jiraa sida ay sheegeyaan warar kasoo baxaya saldhigga Booliska Boorama ,mana jirto cid kale oo ka hadashay dhibaatada ka iman karta iska horimaadyadan oo kale oo cabsi geliyey qaar ka mid ah ardayda dhigata Cammuud kulliyadaheeda kala duwan .

ciidamada ammaanka ayaa haatan ilaalinaya xarunta hoyga u ah ardaydaasi si loo ilaaliyo ammaankooda mana jiraan dhaqdhaqaaqyo kale oo rabshadahaasi ka dambeeyey .

Waa markii ugu horreysay ee ay isku dhacaan dhallinyarada reer Boorama iyo ardayda dhigata jaamacadda Cammuud ee ka kala yimi daafaha dalkii la odhan jiray soomaaliya .

masuuliyiinta jaamacadduna kama hadal sida wax u dhaceen

Wariye:-
Maxamed Cumar Sh.Ibraahim (Hyena)
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by Cumar-Labasuul »

Why would a fight between students cause clan elders to intervene :lol:

In the UK somalis fight all the time, actually forget that in hargeisa rival schools have beef :lol:
1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by 1-Londoner »

Why is a bunch of kids isla durmeeya Headline News? :lol:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by MujahidAishah »

I think that is a good that the elders intervened as ppl don't know who was firing gunshots. I think the elders are trying to nip it in the bud before it esclates. Rival schools may have fights but I don't ciyalka reer boorame were uni students?
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by Cumar-Labasuul »

1-Londoner wrote:Why is a bunch of kids isla durmeeya Headline News? :lol:
Is what I was saying :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by Knight of Wisdom »

It has been resolved !

Couple of Mahamed Caase (Pro-Somaliland or Pro-Seylici) attacked Pro-SOMALIA Dhulbahante students....the elders have apologized and placed the guilt on the minority Mahamed Caase guys. :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by LiQaaye_TDH »

Coz it wasnt a normal youth fight, it escalated to a clan fight, Reer Boorame youth kicked the shid out of a kid from Puntland, and then the Daroods youth from Puntland+ SSC and South Somalia attacked every kid in Boorame, they even went as far as raiding houses in boorame :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:Coz it wasnt a normal youth fight, it escalated to a clan fight, Reer Boorame youth kicked the shid out of a kid from Puntland, and then the Daroods youth from Puntland+ SSC and South Somalia attacked every kid in Boorame, they even went as far as raiding houses in boorame :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:

you don't mes with reer borama :lol:
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by RuralMan08 »

LiQaaye_TDH wrote:Coz it wasnt a normal youth fight, it escalated to a clan fight, Reer Boorame youth kicked the shid out of a kid from Puntland, and then the Daroods youth from Puntland+ SSC and South Somalia attacked every kid in Boorame, they even went as far as raiding houses in boorame :lol: :lol: :lol: :lol:
Maxamed case guys are pussies. They have no right in Borama. If this news is true Maxamed case will be sent packing back to their coastal lands. Motherfuckers. I support the Darood kids raiding the houses of the immigrant maxamed case. Sent those assholes back home to Lughaya. Borama waa dhul makaahil. :)

LOOOL @ Darood families kicking Reer Borama's ass inside Borama :lol:

maxamed case cannot show their face anymore :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by Cumar-Labasuul »

^
What kind of gadabursi are you, kulaha maxamed casse pussies :lol:
I'm still laughing at how a school fight turned into clan warfare :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by The_Emperior5 »

RuralMan08 wrote:

Ruralman makahil and maxamamd case are brothers when it comes to darood man support your people man lughaye is makahil land seylac is makahil land boramma is maxammad case land dila is maxammad case land awbare is maxammad case land djibouti parts is makahil land Dhulka waad wada leedihin blood is thicker then water :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by The_Emperior5 »

Cumar-Labasuul wrote:^
What kind of gadabursi are you, kulaha maxamed casse pussies :lol:
I'm still laughing at how a school fight turned into clan warfare :lol:

i think ruralman his reer abti is darood or something he is siding with a darood instead with his tol :|
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by Cumar-Labasuul »

Wiilashan dhulbahante inta la soo dhoweeye oo qalin iyo buug la siiyay bay hadana rabshad la imaadeen. But cashar fiican baa loo dhigay, maxamed cassa casharkaas udhigay :lol:
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by RuralMan08 »

The_Emperior5 wrote:
i think ruralman his reer abti is darood or something he is siding with a darood instead with his tol :|
No my reer abti are not darood. I have no Darood blood. Im just sad that these hooligans humiliated us. We are known to be very hospitable, how and why did these guys attack guests?

Dhaqankii Ciisaha xeebaha beey Borama keenayan :lol:
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Big Fight in Camuud Uni between Reer Borame and SSC-P-la

Post by RuralMan08 »

Cumar-Labasuul wrote:Wiilashan dhulbahante inta la soo dhoweeye oo qalin iyo buug la siiyay bay hadana rabshad la imaadeen. But cashar fiican baa loo dhigay, maxamed cassa casharkaas udhigay :lol:
Nobody likes Maxamed Case now. Makahil dont like them, Ciise waraabe dont like them and now Darood dont like them. Only Isaaq like them :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”