December 24, 2010

By Juuj
C/raxmaan Maxamed Maxamuud Maacir oo ka mid ah Xubnaha Jaliyada Maakhir ee kenya ayaa Galabta ah oo ah Maalin Jicme ah Nagu soo Booqday Xafiiska Shabakada GalGalanews ee isla Nairbi, Maacir ayaa Sheegay inuu Door bidayo ka hadalka Horumarka deegaanka sida dhismaha dekeda Laasqoray iyo Wax soo saarka Warshada Kalluunka ee Laasqoray.
Ugu horayn waxa uu ka hadlay Dhismaha dekeda Laasqoray isaga oo eedeeyay Koox Yar oo uu ku sheegay inay Car qaladaynayaan Deegaanka Horumarkiisa in kastoo aanu cara baabin Saldhiga Kooxdaasi uu xusay.
Dhanka kale Maamulka Warshada Kalluunka ee Laasqoray ayuu Amaanay oo ku Tilmaamay geesiyaal u Dhabar Adayga Bur Burka Somaliya isla markaan Hanti Fara badan ku Aaminay Dalkoodii oo 1990- Dawladii dhexe ka dhacday.
Wuxuu dhaliilay Koox Budhcad Ganacsi ah oo been Abuurtay Kalluunka Laasqoray Kuna sugan Kenya Kooxdaasi ka been sheegtay Ganacsiga Kaluunka ayuu ku Tilmaamay inay Meel Fiican kaga soo Hadheen isla markaana Guud ahaan Suuqa ka saareen.
Hay’adda Horn Relief ayuu ku sheegay inay Gees martay Wax badan oo looga fadhiyay inay qabato”Dad Baahan ayay Lacag la Doontay dadka Marka Hore Iskuul Gooba Caafimaad iyo Kaabayaal Dhaqaale haloo Abuuro”isaga oo ka hadlay Maqashadii dhawaan ka dhacday Buuraha Ul-xeed.
Dhegayso:-Waraysi Maaci
Horn Relief oo Amaanka ka cabanaysa Waraysiga Faadumo Jaamac
http://galgalanews.com/?p=7995