Waxaa hadda dekada Magaalada Muqdisho Maamule ka ah maareeyihii hore ee Dekaddii Ceel Macaan Sayad Cali kaasi oo hadda dhaqaalaha dekadda u maamula sidii uu u maamuli jiray dekadii Ceelmacaan islamarkaana aanay jirin cid xisaabtan dhab ah la sameysa, maadaama shaqsiyaadka ay ku dhacdo jeebabkooda lacagta ka soo xaroota dekada Muqdisho uu ka mid yahay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Ragga ay jeebabkooda ku dhacaan dhaqaalaha ka soo xarooda dekada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah Madaxweyne Sheekh Shariif, Xildhibaan Salaad Cali Jeelle iyo Ciidamadiisa, Cabdi Jiinow oo horay u ahaa maareeyihii hore ee dekada iyo Sayad Celi oo isagu iska maamusho dhaqaalaha kasoo baxa dekadda Magaalada Muqdisho.
http://shabelle.net/article.php?id=1363
There goes my main somali news source
