Siad Barre
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

"Waxan la yaabsanyahy ninka xaafiska dowlada galay, warqadihi tuuray oo dareeqa ku daadiyay, xaggee bu uu socdaa? Muuxu keenayaa? Yoo siinaya warqadaa?"
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Siad Barre
Ma fahmin waxa ula jedid threadka.
Re: Siad Barre
His whole lecture makes me laugh but that part stood at for me, his concern for those office papers was heartfelt.greenday wrote:Ma fahmin waxa ula jedid threadka.
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Siad Barre
DatBreh wrote:His whole lecture makes me laugh but that part stood at for me, his concern for those office papers was heartfelt.greenday wrote:Ma fahmin waxa ula jedid threadka.
I didnt listen, i have something about dead people.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Siad Barre
Do as i say not as i do...
Irony
Irony
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Siad Barre
Three years earlier when he broadcast this massage hundreds of thousands of people have been killed, dispersed or bombed out of their homes in Hargeisa, Berbera and Burao and 20,000 people are believed to have died in bombing raids. Some times I wander what the hell is he talking about and when he said ILAHAY ka cabsada when he massacre Wadaadadii for refusing his request to change the Quran in 1975. This is reality and if you want to defend this dictator waad dambaabaysaa ee sidaa ula soco
Marka hore waad salaamantihiin marka xiga moowtida qabriga ku jirto ha idinka nabad gasho ee amaan ballaaaran siiya yaanu ilaahey idin caddaabine
Samawade Siyaad alaha u naxaristo, Wuxuu ahaa Wadani, geesi somaaliadaan Mooryaanta ah isku haayey. Waxbarasho lacag la aan ah, Daawo lacag la aan ah, Jaamacado lacag la aan ah Oktoobareey adaa lahaa. Canaasiirtii SNM iyo SSDF la baxday ayaa ka masuul ah dhibka maanta Somali heeysta.
waxan waydiin laha kola kuwan kuwa waxa garta mahane waa lasoo hanuuninayaa laakin bal aan ku waydiino inta siyaad ku waydiiyay balka jawaab maxa warqadaha loo bililiqaysatay sirtii wadanka maxa loo dhoofshay ma siyaad baa laha xafiska dawlada masiyaad baa laha huteeladii dalka iyo masxafyadii dalka ma siyaad baa is ka laha oo garbaharey baa laga keenay intaasa hadad jawaab saliim ah oo qof caqli lahe ku jawabo waan ku sugaynaa
Kuwa habeenkii guryahooda loogu geli jiray waxey ahaa yeen afmiinshaaro daba dhilif cawaan ah maxaa anaga guryaheena loo soo geli waayay ama soomaali dhamaanteed, mida kale waxaad u hadleysaa sidii habar gaalkacyo joogta ama oday qaad cunbadan oo hargeysa jooga. Ilaahayow maxaan nacay adiga iyo kuwa kula garaad ah. War qaran la dumiyey beynu ka hadleynay. Maxamad siyaad wax buu lunsaday dhamaan dad xun oo dhan ayaa wax lunsaday. Walaalow muxuu qabiil kaa fogeeyey xaqiiqda.Naxariis siyaad.
mr shaafici waxa aan ku leeyahay horta ilahay ha ku caafiyo marka labada mida aad siyaad ku haysato aabihi somaliya waxa weeye waxa laga dheehen kara maxa lo xafiday dawlada maxa dalka abni looga dhigay maxa waxa loo qabsaday maxa beeraha loo beertay maxa warshado loo sameeyay maxa jamcado loo furay maxa school loo furay waa intaasa laakin garada laawe 20 sano wali waxa mada fahamin
waxaan maqla calaacal kiisa , markii uu hantida qaranka oo dhan intuu jufada uu ka dhashay gacanta ka saaray shacab ka somaliyeedna gidaarrada baahida la maliilayey muxuuu qud badan u jeedi waayey. markii kii somali u soo kacaba habeen inta gurigiisa lagala baxo aan dib danbe la isku warsan jirin muxuu sidan dad ka wax ugu sheegi waayey. maanta soomali meesha eey taalo isaga ayaa dhigay is naceeybka hari waayey ee weli maanta somaali ku dhex jirana isaga ayaa abuuray .
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Siad Barre
what is this ? a summary of the discussion that you expect to happen ?The_Patriot wrote:Three years earlier when he broadcast this massage hundreds of thousands of people have been killed, dispersed or bombed out of their homes in Hargeisa, Berbera and Burao and 20,000 people are believed to have died in bombing raids. Some times I wander what the hell is he talking about and when he said ILAHAY ka cabsada when he massacre Wadaadadii for refusing his request to change the Quran in 1975. This is reality and if you want to defend this dictator waad dambaabaysaa ee sidaa ula soco
Marka hore waad salaamantihiin marka xiga moowtida qabriga ku jirto ha idinka nabad gasho ee amaan ballaaaran siiya yaanu ilaahey idin caddaabine
Samawade Siyaad alaha u naxaristo, Wuxuu ahaa Wadani, geesi somaaliadaan Mooryaanta ah isku haayey. Waxbarasho lacag la aan ah, Daawo lacag la aan ah, Jaamacado lacag la aan ah Oktoobareey adaa lahaa. Canaasiirtii SNM iyo SSDF la baxday ayaa ka masuul ah dhibka maanta Somali heeysta.
waxan waydiin laha kola kuwan kuwa waxa garta mahane waa lasoo hanuuninayaa laakin bal aan ku waydiino inta siyaad ku waydiiyay balka jawaab maxa warqadaha loo bililiqaysatay sirtii wadanka maxa loo dhoofshay ma siyaad baa laha xafiska dawlada masiyaad baa laha huteeladii dalka iyo masxafyadii dalka ma siyaad baa is ka laha oo garbaharey baa laga keenay intaasa hadad jawaab saliim ah oo qof caqli lahe ku jawabo waan ku sugaynaa
Kuwa habeenkii guryahooda loogu geli jiray waxey ahaa yeen afmiinshaaro daba dhilif cawaan ah maxaa anaga guryaheena loo soo geli waayay ama soomaali dhamaanteed, mida kale waxaad u hadleysaa sidii habar gaalkacyo joogta ama oday qaad cunbadan oo hargeysa jooga. Ilaahayow maxaan nacay adiga iyo kuwa kula garaad ah. War qaran la dumiyey beynu ka hadleynay. Maxamad siyaad wax buu lunsaday dhamaan dad xun oo dhan ayaa wax lunsaday. Walaalow muxuu qabiil kaa fogeeyey xaqiiqda.Naxariis siyaad.
mr shaafici waxa aan ku leeyahay horta ilahay ha ku caafiyo marka labada mida aad siyaad ku haysato aabihi somaliya waxa weeye waxa laga dheehen kara maxa lo xafiday dawlada maxa dalka abni looga dhigay maxa waxa loo qabsaday maxa beeraha loo beertay maxa warshado loo sameeyay maxa jamcado loo furay maxa school loo furay waa intaasa laakin garada laawe 20 sano wali waxa mada fahamin
waxaan maqla calaacal kiisa , markii uu hantida qaranka oo dhan intuu jufada uu ka dhashay gacanta ka saaray shacab ka somaliyeedna gidaarrada baahida la maliilayey muxuuu qud badan u jeedi waayey. markii kii somali u soo kacaba habeen inta gurigiisa lagala baxo aan dib danbe la isku warsan jirin muxuu sidan dad ka wax ugu sheegi waayey. maanta soomali meesha eey taalo isaga ayaa dhigay is naceeybka hari waayey ee weli maanta somaali ku dhex jirana isaga ayaa abuuray .
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Siad Barre
youtube comments.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Siad Barre
Moryaans like this guy above try to justify sheer terror in Muqdishu 
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Siad Barre
Where is he now ?grandpakhalif wrote:Moryaans like this guy above try to justify sheer terror in Muqdishu
- SomaliLoverman
- Posts: 243
- Joined: Mon Dec 20, 2010 12:03 pm
- Location: WEMBLEY!
Re: Siad Barre
Right now, I believe he is on the bottom of my show 
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Siad Barre
SomaliLoverman wrote:Right now, I believe he is on the bottom of my show

Re: Siad Barre
May he rest in peace and may Allah takes him to paradise.
Amen.
Amen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 2153 Views
-
Last post by luis1
-
- 36 Replies
- 9602 Views
-
Last post by Executive
-
- 17 Replies
- 5266 Views
-
Last post by Nite_Rida
-
- 2 Replies
- 1673 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 3023 Views
-
Last post by soonoqoda
-
- 3 Replies
- 58 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 25 Replies
- 2278 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 1053 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 3 Replies
- 925 Views
-
Last post by musika man
-
- 38 Replies
- 533 Views
-
Last post by hydrogen