Page 1 of 2

A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:23 pm
by Knight of Wisdom
Buuhoodle Oo Maygaagle loo Fadhiistay Iyo SSC oo Talaabadeeda la Eegayo.
Image

Maleeshiyaadka Jabhada Hargaysa ee SNM ayaa waxay beryahanba saldhigyo waa weyn ka qodonayeen deegaanka Maygaagle oo Buuhoodle u jira 20km. Maleeshiyaadkan ayaa waxay halkaas ka wadeen ayaamahanba Tacadiyo waa weyn oo ay shacabka deegaanka Baadiyaha kula dhaqmayeen, sida Boob xoolaha ah, Barakicin iyo ayagoo deegaanka dhirta waa weyn ee ku taala goynaya si ay dhuxul ahaan uga dhigtaan.
Maleeshiyaadkan oo markii hore ay ku jireen kooxo Horgolo ah ayaa la sheegay in dhamaan Horgaladii lagu celiyey meelihiiay ka yimaadeen, ka dib markii shaki laga muujiyey Dabadhilifnimadooda.
Horgalada la bedeley waxaa ka mid ah Horgal Mahad Canbaashe iyo Horgal Dalbac, oo la sheegay inay ka mid yihiin dhuuni qaatayaal aan Damiir ku jirin oo u shaqeeya jabhada SNM. Siilaanyo ayaa qorshihiisu yahay inuu ciidaniisa u diro Buuhoodle, halkaasoo u eg meeshii ay ka qodon yihiin xabaalihii lagu Aasi lahaa maleeshiyaadkan la soo qalday.
Ciidanka maamulka SSC, ayaa la sheegay in heegan la geliyey isla markaana ay hada diyaar u yihiin inay cashar u dhigan maleeshiyaadkan Doolaalada ku socota. Shacabka Buuhoodle oo sidii reer Laascaanood aan isku halayneyn in maamulka Puntland difaacaan maadaba aysan Gobolka Cayn ciidan iyo cududtoona kaga sugnayn ayaa u eg kuwo diyaar u ah inay Dhulkooda difaacdaan.
Ciidamada SSC, oo taageero fara badan ka helaya shacabkooda Gobolka Cayn, ayaa hada diyaar u ah dib u hanashada goobo badan oo ay Widhwidh ka mid tahay.
Maleeshiyaadka SNM ayaa ku soo hulaabtay inay dhex galayaan beelihii Kalshaale ku dagaalamay, waxaase arintan ay fashilantay ka dib markii uu magaalada London ka sheegay Dhiigyacabka horbooda maamulka Qabiilka gooni goosadka ah ee Siilaanyo inuu dhulka Dhulbahante qaarkiisana xabad ku qabsanayo qaarna Siyaasad.
Abdul Salaan Dhego-nalow.
Buuhoodle,
SSC.
Horufadhi.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=1640

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:28 pm
by Babygirl-
Cadoowga bakhtiga dadkooda kusoo hogaminaya..

aloow mid haka reebin. may they all perish.

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:30 pm
by Knight of Wisdom
Babygirl- wrote:Cadoowga bakhtiga dadkooda kusoo hogaminaya..

aloow mid haka reebin. may they all perish.
Amiin...walahi, the first bullets that SSC should fire, should be aimed at the dhabodlifka, garaciinta iidoor....Mahad Cambashe iyo Dalbac iyo Ali Sundulle wa wadaa garac iidoor.... :x

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:32 pm
by EastAfrica
Babygirl- wrote:Cadoowga bakhtiga dadkooda kusoo hogaminaya..

aloow mid haka reebin. may they all perish.
Aamiin waa duco wanaagsan, Aloow cadowga iyo bakhtiga/dabodhilifka midna haa ka reebin dunidan, aakhirana cadaabta jahanama meesha ugu haa ku waaraan.

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:40 pm
by Knight of Wisdom
EastAfrica wrote:
Aamiin waa duco wanaagsan, Aloow cadowga iyo bakhtiga/dabodhilifka midna haa ka reebin dunidan, aakhirana cadaabta jahanama meesha ugu haa ku waaraan.
Amiin, Ya Allaah !

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:49 pm
by Keyse_0208
Babygirl- wrote:may they all perish.
Knight of Wisdom wrote:Amiin...walahi, the first bullets that SSC should fire
EastAfrica wrote:Aamiin waa duco wanaagsan
Knight of Wisdom wrote:Amiin, Ya Allaah !

:lol: :lol: Sidii islaan gabowdey bey Habaar kuu soo qoroyaan, Why wish for war, ask yourself where is the war taking place, who lives there, whos gonna suffer, ... quit shouting like little bitches and Wish everything would be resoclved peacefully, war might sound Good to you sitting in Your moms house eating cake, but the fact is Thousands of people will get displaced and be put in refugee camps and they're all your people :lol:

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:52 pm
by Babygirl-
..

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:52 pm
by Babygirl-
Keyse dagaalka & fidnada SSC ka wadaan walle inu dhulkinana imaan taas ogoow..

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:55 pm
by Knight of Wisdom
Keyse_0208 wrote:

:lol: :lol: Sidii islaan gabowdey bey Habaar kuu soo qoroyaan, Why wish for war, ask yourself where is the war taking place, who lives there, whos gonna suffer, ... quit shouting like little bitches and Wish everything would be resoclved peacefully, war might sound Good to you sitting in Your moms house eating cake, but the fact is Thousands of people will get displaced and be put in refugee camps and they're all your people :lol:
If you had any intellect or any Faith in Allah, you wouldn't curse Saado Ali (Let alone, talk about Dhulbahante affairs :lol: ). Isaaq wa GUUN...and the only way to civilize GUUN is by QORII ARADIIS ! :lol: When your boys die in the hundreds, and the fight is in Northern Toghdeer by Shiekh iyo Burco...that's when you will say "Ala Goblamay...hadii aan goob kuu dhalaanlaha...siidan imeey dambeesen " ! :lol: :clap:

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 6:59 pm
by Keyse_0208
Babygirl- wrote:walle inu dhulkinana imaan taas ogoow
there you again using Allah name in vain :lol: babygirl waxa dhici doona ilaahay baa og, there has been fighting in sool for a long time now, some win some loose, how ever wishing and praying for thousands of dhullo families to get displaced should not be something to wish for
Knight of Wisdom wrote:Maleeshiyaadka Jabhada Hargaysa ee SNM ayaa waxay beryahanba saldhigyo waa weyn ka qodonayeen deegaanka Maygaagle oo Buuhoodle u jira 20km.
20km is nothing, plus all the areas surrounding buuhoodle occupies thousands of families, kids, women, old people etc etc what im saying is wishing for thousands of families to suffer should be your main concern instead of habaar like islaan goblantay

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 7:01 pm
by Babygirl-
You want us to watch SNM and their Dabo dhilifs, I want them in la jarjaaro galaada & Garaacda is bahesatay. :up:

Walle Idoorkaan baan layaba they have been wishing death & destruction on us & when you return the favor sheikh beey isaga ka wada dhigayaan, Dee walaalo dadka in la isku diro ood dhamatiin doni mayno. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 7:02 pm
by grandpakhalif
Ilaahi ha uu fududeeyo mujahiidiinta SSC ayeego xaqdaro dagaalmayan. SNM iyo qashinka bakhtiyey

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 7:07 pm
by Keyse_0208
Babygirl- wrote:You want us to watch SNM and their Dabo dhilifs
Horta there is no SNM anymore :lol: SNM were from the past, 2nd thing is, nobody should be watching nobody, the people in Buuhoodle need to look up to the people in Laascaanood and as an example and realise that S/Land qaran is here to stay. i mean look at How laascaanood is now compared to few years ago, people are happy, hospitals, schools, everyone is living their life :up: dont let tribal affiliation go to you head, look at the bigger picture :lol: :up:

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 7:09 pm
by The_Emperior5
Babygirl- wrote:You want us to watch SNM and their Dabo dhilifs, I want them in la jarjaaro galaada & Garaacda is bahesatay. :up:

Walle Idoorkaan baan layaba they have been wishing death & destruction on us & when you return the favor sheikh beey isaga ka wada dhigayaan, Dee walaalo dadka in la isku diro ood dhamatiin doni mayno. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Babygirl why did you edit that ,,, i swear you did a takfir on us :lol: :lol:

Ninki dagaal og wuxu samayn karo dagaal kuma dag dago.

dagaal is what got me to Europe. dhaxanta iyo balayada.

Re: A Dagaal Might Erupt In Gobolka CAYN !!!

Posted: Sun Dec 26, 2010 7:10 pm
by Babygirl-
Laascaanod dadkeeda dhisaay NOT SNM OR IDOOR. :idea:

SNM hadeey jiriin Dowladi Siad bare majirto maxaad ku dideen Somalia?

SNM hogamiyeheda intaad madax ka dhigateen baad Dagaal & Gardaaro so donateen wana helysaan.. :idea: