http://boocame.com/?p=7868
ninkasoo Jeeda Gobolada SSC oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacayo
wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug
ayaa waxaa ay sheegayaa in goor fiidnimadiiya lagu dilay magaalada
axmed nuur dhago budul oo ahaa nin ka soo jeeday deeganada ssc,
gaar ahaan gobolka cayn wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in
marxuunkaasi isagoo fadhiya goob maqaayada uu nin hubaysani tacshiirad
ku furay rasaasa lamana garanayo ilaayo hada sababta uu ninkaasi ku dilay
marxuunka.waxaan kaloo wax kawaydiinay eheladiiisa sababta lagu dilay,
waxayna noosheegen in aysan wax xoga ka haynin waxii intaas ka soobaxan gadaal
ayaan idiinka soo sheegaynaa,
xamse xasan geelle
A Dhulbahante Guy Shot Dead In GALKACYO !
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: A Dhulbahante Guy Shot Dead In GALKACYO !
It's PROVEN...a Leelkase has killed the Dhulbahante guy in Galkacyo !
Maal mihii aan soo dhaafnay waxaa lagu dilay nin ka soo jeeda beesha Laylkase magaalada Buuhoodle qarkeeda.
Tuulada Dhalaamacune. Ninkaas oo ku dhinta sikedisa kadib markii labo maleeshiyo isku dhaceen.
Argoosi kadambeeyey arintaas ayaa xalay lagu toogtay Nin ka soo Jeeda Gobolada SSC oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacayo .
wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug ayaa waxaa ay sheegayaa in goor fiidnimadiiya lagu dilay magaalada.
Axmed Nuur Dhago budul oo ahaa nin ka soo jeeday deeganada ssc,gaar ahaan gobolka cayn wararku waxaa ay intaasi ku darayaan.
Marxuunku isagoo fadhiya goob makhaayada shaaha laga cabo, uu nin hubaysani tacshiirad ku furay, Sababta uu ninkaasi ku dilay Marxuunka ayaa waxaa ilo xaqiiqo ahi noo sheegeen in ay lug ku leedahay Dhalaamacune.
Allcays ssc daacad ah Oslo.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 37 Replies
- 2198 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 61 Replies
- 3584 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 11 Replies
- 1490 Views
-
Last post by Nubis
-
- 9 Replies
- 1330 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 714 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 25 Replies
- 2302 Views
-
Last post by STREET_SWEEPERR
-
- 39 Replies
- 2715 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 32 Replies
- 4522 Views
-
Last post by Spursman
-
- 12 Replies
- 657 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 17 Replies
- 1369 Views
-
Last post by Anab