Page 1 of 1

Cartan Boos Has DIED !!!!

Posted: Mon Dec 27, 2010 8:51 pm
by Knight of Wisdom
Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Laascaanood ku geeriyooday Cali Xirsi Cartan Boos



(Laascaanood, December 27, 2010 Ceegaag Online)

Dhamaan ehelada hoosku qorani waxay ILLAAHAY uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaantood iyo qoyska reer cali xirsina uu samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.

Xasan Xirsi Cartan boos (Mara wayne)
Faa'isa xasan xirsi
Xaali maxamuud xirsi
Rooda ibraahim xirsi
Maxamed xasan xirsi
Khaliif cabdi Faarax
maxamud caydiid dirir
Faysal cabdillaahi cashuur
Saynab cabdillaahi cashuur
Sheex Xasan cabdillaahi cashuur
Cabdillaahi maxamed maxamud
Layla faandhe tusmo
Xasan faandhe tusmo
Ayaan faandhe tusmo
Cabdirisaaq faandhe tusmo
Maxamed maxamud cali bare
Canab maxamud cali bare
Cabdi casiis maxamud indhataag
Khadra caydiid dirir
Iiman C/kariim axmed deeq
Liibaan C/kariim axmed deeq
Cabdillaahi maxamed
Huube cali kaarshe
N/G Essa Ahmed Mohamed


Re: Cartan Boos Has DIED !!!!

Posted: Mon Dec 27, 2010 9:48 pm
by samadoon-waaxid
illahey ha uu naxaristo.i wonder if he is related to the cartan boss brother who comes here on Snet :shock:

Re: Cartan Boos Has DIED !!!!

Posted: Mon Dec 27, 2010 9:55 pm
by Executive
Ilahaay ha unaxariisto

I thought Cartan Boos was a pre-Darwiish warrior :| ???

Re: Cartan Boos Has DIED !!!!

Posted: Mon Dec 27, 2010 10:12 pm
by Babygirl-
I think he is the Grandson of the Great-Warrior & Darwiish General Cartaan Boos.

AUN

Re: Cartan Boos Has DIED !!!!

Posted: Mon Dec 27, 2010 10:18 pm
by Knight of Wisdom
Executive wrote:Ilahaay ha unaxariisto

I thought Cartan Boos was a pre-Darwiish warrior :| ???
He was. I just used the title as his name, because his name was famous !