Page 1 of 1
Sanadka Cusub sidee loogu dhawaaqaa??
Posted: Thu Dec 30, 2010 12:34 am
by afisoone
SANADKA CUSUB HADUU ALLAH IDMO WAXAA LOOGU DHAWAAQA SIDA TAN (1120) NOT(2011)...MAXAA YEELAY ANAGA WAXAA ISTICMAALEENAA FORMULARKA ISLAMIC TERM... SO HAPPY NEW 1120.....
Re: Sanadka Cusub sidee loogu dhawaaqaa??
Posted: Thu Dec 30, 2010 12:44 am
by IRONm@N
What an idiot!

Re: Sanadka Cusub sidee loogu dhawaaqaa??
Posted: Thu Dec 30, 2010 1:46 am
by afisoone
IRONm@N wrote:What an idiot!

ok
Re: Sanadka Cusub sidee loogu dhawaaqaa??
Posted: Thu Dec 30, 2010 4:13 am
by hamada12
calender islaamka sanadkiisa cusub waa la soo dhaafay 2011 waa taariikhda eey milaadiga nabi ciisa ku sheegaan balsa aan eheyn ,lakin dhib maleh hadaad isticmaasho
1120 wexeey cadeeynee in aad gadaal usocoto
Re: Sanadka Cusub sidee loogu dhawaaqaa??
Posted: Thu Dec 30, 2010 4:26 am
by ToughGong
Sanadka cusub has come and gone m8.Where you been