abdi bile : stop qabyaalada

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

abdi bile : stop qabyaalada

Post by damu »

Garowe ( RBC Radio ) Xaflad Balaaran Oo maanta lagu qabtay Xarunta Jaamacada PSU Ee Magalada Garowe ayaa waxaa Ka soo Qayb galay masuuliyiin Fara Badan Oo Ka Tirsan Xiriirka Kubada Cagta somaliyeed iyo Dowlada Puntland.

Ujeedada Xafladani ayaa Waxaa ay ahayd Is Macsalameynta Qaybo ka haray Gobolada somalia ee ku sugan Magalada garowe.

Waxaana sidoo Kale Fadhiyay Xafladani Inta Ka Hartay Gobolada somalia ee Ku SUgan Magalada Garowe Iyadoona Ay Halkaasi ka Hadleen Masuuliyin Kala duwan Oo ka Tirsan Dhinacyada Cayartoyda iyo Macalimiintoda.

Cabdi Bille Cabdi Oo ah Halyeey somaliyeed Dhawaana soo Gaaray Puntland oo ay ka socdaa Cayaaraha Gobolada ayaa halkaasi ka sheegay Muhiimada ay leedahay Is Dhexgalka Dhalinyarada iyo doorka Isboortiga ee Arimaha Bulshada iyo Horumarintooda.

Cabdi Bile ayaa sheegay in Xiligii Barisamaadka Uu Ahaa Isbortiga mid Aad U sareyay isagoona Hatan sheegay in uu Wa Xoogaa Hoos u dhacay Balse Kama Tagin Muhiimada ay leedaha Gobolada maanta fadhiyay shirkii ka dhacay PSU oo Aad U kala Fogaa.

Waxaan uu Tusaale u soo Qaatay Gobolada J.Hoose Iyo Bakool Bri Baay sidoo kale waxaa uu soo Qaatay J.dhexe iyo Nugaall inta Masaafo ay isku jiraan isgoona Hoosta ka xariiqay in Loo Baahan Yahay Habka Maanta Cayaartoyada U Wada Fadhiyaan in ay Meel Kasta oo Somalia ah u Wada Fariistaan kuna sheegkeystaan.

Baaqa ugu danebya uu Diray dhalinyarada Cayaartoda ayuu ku sheegay in uu Yahay in ay ilaaliyaan Wadaniyada iyo Somalinimada isla Markaasina iska saaran Qabyaalada Hadii uu jiro Nin Dhalinyaro ah oo Cudurka Qabyaalada Hayo.
Image

Image

Image
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: abdi bile : stop qabyaalada

Post by FBISOMALIA »

abdi bile patriotic somali :som: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: abdi bile : stop qabyaalada

Post by udun »

:som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”