Page 1 of 3
Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 6:55 pm
by KingWaslawi
Magaalada xeebta ah ee Berbera ayaa, waxa ka bilaw matay mashaariic horumarineed, tan iyo intii dawladda cusub ee uu hogaaminyo xisbiga Kulmiye
gacanta ku dhigtay talada dalka. Mashaariicdan oo ah kuwo wax ku ool ah, ayaa waxaa ka mida dib u casriyaynta, Maaraysada dekadda Berbera, hawlo isugu jira dayac tir
oo lagu sameeyay qaybo badan oo magaalada ah, Wadooyin casri ah oo laamiya ah o si joogta ah, looga wado magaalada, waxa kale oo dawladda hoose ee Berbera ku wadi doontaa mashaariicdan iyo kuwo kaleba ilaa aakhirka sanadkan bilanaya.
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 6:57 pm
by union
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:00 pm
by garoweboy
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:01 pm
by KingWaslawi
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:03 pm
by garoweboy
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:08 pm
by ToughGong
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:09 pm
by KingWaslawi
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:10 pm
by union
That was rich walahi. I needed a good hearty laugh.

Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:31 pm
by grandpakhalif
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:38 pm
by Goljano Lion
Look at these homeless jebertis endangered species , what is so funny about the thread?
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:38 pm
by KingWaslawi
GrandPaKhaliif
Adigu ma adiga fahmayba waxa meesha ku qoran, waad qoslaysaa uune!!
Grandpakhalif, niyaw horta charity gaygii ma kusoo gaadhay, boosta ayaan kuu soo dhigay, xoogaa huudhaydh ah.
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:39 pm
by ToughGong
Goljano Lion wrote:Look at these homeless jebertis endangered species , what is so funny about the thread?
Do your duco for them GL

Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:40 pm
by grandpakhalif
Northwind wrote:GrandPaKhaliif
Adigu ma adiga fahmayba waxa meesha ku qoran, waad qoslaysaa uune!!
Grandpakhalif, niyaw horta charity gaygii ma kusoo gaadhay, boosta ayaan kuu soo dhigay, xoogaa huudhaydh ah.
Berbera ayaa u bahan lacagtaas deked weyn oo sida Dubai bu noqon doona

Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:40 pm
by Goljano Lion
seemeyer wrote:Goljano Lion wrote:Look at these homeless jebertis endangered species , what is so funny about the thread?
Do your duco for them GL


i pity these jeberti homeless fools,
Re: Is Berbera the next Dubai?
Posted: Thu Dec 30, 2010 7:41 pm
by garoweboy
seemeyer wrote:Goljano Lion wrote:Look at these homeless jebertis endangered species , what is so funny about the thread?
Do your duco for them GL

i remember the dua man i think he was high when he wrote it
