Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Shabaab
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Shabaab
Amiirka Xarrakatul Shabaab oo soo dhaweeyay midowga Xarrakatada iyo Xisbul Islaam, kana hadlay shirqoolo
Jimco, 31 December, 2010 (HOL) – Amiirka Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo ku timaamay tallaabo horay loo qaaday oo lagu xoojinayo awoodda Mujaahidiinta.
"Midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, waa mid dhabar-jab ku ah cadowga dalka ku sugan, waana mid xoojinaysa dagaallada lagula jiro AMISOM iyo dowladda Soomaaliya," ayuu Sheekh Abuu-Zubeyr ku sheegay cajalad maqal ahayd oo uu soo gaarsiiyay saxaafadda Muqdisho.
Hoggaamiyaha Xarrakadu, wuxuu sheegay in guusha ay haystaan ay ku fara-adaygi doonaan, ayna ka hortagayaan cid walba oo doonaysa inay xagal-daaciso, isagoo tixo gabayo ah ku cabiray guusha iyo dhiigga ku daatay, kuna boorriyay xoogagga Xarrakatul Shabaab inay midnimadooda xoojiyaan.
"Mujaahidiintu, waa inay xarigga Alle ku dhaganaadaan, ayna raacaan dariiqii toosnaa ee Nebi Muxamed (NNKH), si midnimadooda iyo iskaashigoodu u noqdo mid barko ay ku jirto," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr.
Sidoo kale, Sheekh Mukhtaar, wuxuu sheegay inay jiraan shirqoollo ka dhan ah Xarrakatul Shabaab oo lagu abaabulayo dalka Jabuuti, isagoo xusay in dhammaan Soomaalida laga doonayo inay ka hortagaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo waxgaradka.
"Waxaa ka socda dalka Jabuuti, qorshayaal lagu doonayo in lagu baabi'iyo guusha ay gaareen Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay wadaan dalal shisheeye, waxaana kula dardaarmayaa mujaahidiintu inay u baabac-dhigaan qorshayaashaas," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar.
Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, ayaa dhawaan midoobay, iyadoo ay soo dhaweeyeen dhammaan saraakiisha labada dhinac, waxaaan midowgan uu ka dhigayaa Xarrakatul Shabaab kooxda keliya ee dagaalka kula jirta dowladda iyo AMISOM.
"Waxaa, sidoo kale dalka ka socda shirqoollo ay horumuud u yihiin shirkado shisheeye oo ay ku doonayaan inay dih ugu soo nooleeyaan hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad nuuni-qaatayaal ah," ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr.
Ugu dambeyn, Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen.
Ganacsatada, ayuu ugu baaqay inay dadka ay abaaruhu waxyeellada u geysteen kaalmeeyaan, isagoo sheegay in xilligan ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee la bixiyo saqada, ayna dadka dhibaateysan u tahay faa'iido

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Amiirku wuxu sheegey inay Midnimo wax lugu gaadho Amiikru ha noolado

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Binul ZamundaGaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Binul nike Size 11 caghdherThe_Patriot wrote:Binul ZamundaGaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim![]()

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
the dude is cidagale not cagdheer.GaajoUnit wrote:Binul nike Size 11 caghdherThe_Patriot wrote:Binul ZamundaGaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim![]()
![]()
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Waxan maqlay this nigga goono buu xirtaa aroun the city
how can you be called mujahid and wear a goono

how can you be called mujahid and wear a goono

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
^^ARAP SXB WAA ARAP
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Ok midka kaley ma Sacad muse baa?Siciid85 wrote:^^ARAP SXB WAA ARAP
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
i Dont know about his nick Sh Mukhtaar Abu Zubeyr but his father called Him Axmed , and his father was Cabdi aw Muxummad Godane 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
The_Patriot wrote:Ok midka kaley ma Sacad muse baa?Siciid85 wrote:^^ARAP SXB WAA ARAP
Sheikh ibrahim Afghani mecaad the finance minister of alshabaab is sacadmuse Habr awal
And Sh Maxammad abubkar seylici the former governor of Jubbaland

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
I have no issue with Idoor mamul in Konfuria just dont steal the money

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Patriot, i was talking bout u.
ps. I hear Sheikh Shariffs mom is Somali Bantu. Any truth to that rumour? It would explain alot of things
ps. I hear Sheikh Shariffs mom is Somali Bantu. Any truth to that rumour? It would explain alot of things

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha
Somali bantu are descent folks unlike the savages.GaajoUnit wrote:Patriot, i was talking bout u.
ps. I hear Sheikh Shariffs mom is Somali Bantu. Any truth to that rumour? It would explain alot of things
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 695 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 600 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 788 Views
-
Last post by moshakis_nl
-
- 0 Replies
- 531 Views
-
Last post by DUFAAN_
-
- 9 Replies
- 1368 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 48 Replies
- 3228 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 13 Replies
- 1390 Views
-
Last post by Voltage
-
- 3 Replies
- 40 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 30 Replies
- 3207 Views
-
Last post by Cirwaaq