Page 1 of 5

Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Shabaab

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:01 pm
by The_Emperior5
Amiirka Xarrakatul Shabaab oo soo dhaweeyay midowga Xarrakatada iyo Xisbul Islaam, kana hadlay shirqoolo

Jimco, 31 December, 2010 (HOL) – Amiirka Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo ku timaamay tallaabo horay loo qaaday oo lagu xoojinayo awoodda Mujaahidiinta.

"Midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, waa mid dhabar-jab ku ah cadowga dalka ku sugan, waana mid xoojinaysa dagaallada lagula jiro AMISOM iyo dowladda Soomaaliya," ayuu Sheekh Abuu-Zubeyr ku sheegay cajalad maqal ahayd oo uu soo gaarsiiyay saxaafadda Muqdisho.

Hoggaamiyaha Xarrakadu, wuxuu sheegay in guusha ay haystaan ay ku fara-adaygi doonaan, ayna ka hortagayaan cid walba oo doonaysa inay xagal-daaciso, isagoo tixo gabayo ah ku cabiray guusha iyo dhiigga ku daatay, kuna boorriyay xoogagga Xarrakatul Shabaab inay midnimadooda xoojiyaan.

"Mujaahidiintu, waa inay xarigga Alle ku dhaganaadaan, ayna raacaan dariiqii toosnaa ee Nebi Muxamed (NNKH), si midnimadooda iyo iskaashigoodu u noqdo mid barko ay ku jirto," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr.

Sidoo kale, Sheekh Mukhtaar, wuxuu sheegay inay jiraan shirqoollo ka dhan ah Xarrakatul Shabaab oo lagu abaabulayo dalka Jabuuti, isagoo xusay in dhammaan Soomaalida laga doonayo inay ka hortagaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo waxgaradka.

"Waxaa ka socda dalka Jabuuti, qorshayaal lagu doonayo in lagu baabi'iyo guusha ay gaareen Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay wadaan dalal shisheeye, waxaana kula dardaarmayaa mujaahidiintu inay u baabac-dhigaan qorshayaashaas," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar.

Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, ayaa dhawaan midoobay, iyadoo ay soo dhaweeyeen dhammaan saraakiisha labada dhinac, waxaaan midowgan uu ka dhigayaa Xarrakatul Shabaab kooxda keliya ee dagaalka kula jirta dowladda iyo AMISOM.

"Waxaa, sidoo kale dalka ka socda shirqoollo ay horumuud u yihiin shirkado shisheeye oo ay ku doonayaan inay dih ugu soo nooleeyaan hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad nuuni-qaatayaal ah," ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr.

Ugu dambeyn, Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen.

Ganacsatada, ayuu ugu baaqay inay dadka ay abaaruhu waxyeellada u geysteen kaalmeeyaan, isagoo sheegay in xilligan ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee la bixiyo saqada, ayna dadka dhibaateysan u tahay faa'iido

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:13 pm
by The_Patriot
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:49 pm
by The_Emperior5
Amiirku wuxu sheegey inay Midnimo wax lugu gaadho Amiikru ha noolado :D :up:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:54 pm
by LobsterUnit
Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim :sland:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:56 pm
by The_Patriot
GaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim :sland:
Binul Zamunda :up: 8-)

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:58 pm
by LobsterUnit
The_Patriot wrote:
GaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim :sland:
Binul Zamunda :up: 8-)
Binul nike Size 11 caghdher :up: :dj:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 2:59 pm
by The_Patriot
GaajoUnit wrote:
The_Patriot wrote:
GaajoUnit wrote:Call him by his real name: Sheikh Mukhtar Abdirahman Abu Zubeyr ibn Isxaq binu Xashim :sland:
Binul Zamunda :up: 8-)
Binul nike Size 11 caghdher :up: :dj:
the dude is cidagale not cagdheer.

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:03 pm
by garoweboy
Waxan maqlay this nigga goono buu xirtaa aroun the city :o :shock:
how can you be called mujahid and wear a goono :|

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:03 pm
by Siciid85
^^ARAP SXB WAA ARAP

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:04 pm
by The_Patriot
Siciid85 wrote:^^ARAP SXB WAA ARAP
Ok midka kaley ma Sacad muse baa?

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:05 pm
by The_Emperior5
i Dont know about his nick Sh Mukhtaar Abu Zubeyr but his father called Him Axmed , and his father was Cabdi aw Muxummad Godane :lol:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:06 pm
by The_Emperior5
The_Patriot wrote:
Siciid85 wrote:^^ARAP SXB WAA ARAP
Ok midka kaley ma Sacad muse baa?

Sheikh ibrahim Afghani mecaad the finance minister of alshabaab is sacadmuse Habr awal
And Sh Maxammad abubkar seylici the former governor of Jubbaland :lol:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:10 pm
by The_Patriot
I have no issue with Idoor mamul in Konfuria just dont steal the money :lol: :lol: :lol:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:15 pm
by LobsterUnit
Patriot, i was talking bout u.


ps. I hear Sheikh Shariffs mom is Somali Bantu. Any truth to that rumour? It would explain alot of things :mrgreen:

Re: Emir Axmed Cabdi Godane Welcomes the unity of XI and Sha

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:25 pm
by The_Patriot
GaajoUnit wrote:Patriot, i was talking bout u.


ps. I hear Sheikh Shariffs mom is Somali Bantu. Any truth to that rumour? It would explain alot of things :mrgreen:
Somali bantu are descent folks unlike the savages.