Page 1 of 2

Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:46 pm
by grandpakhalif
Gudoomiye Ahlu Sunna wal Jamaaca Sheekh Max’ed Xuseen ayaa warar been abuur ah ku tilmaamay warbixinada xalay saraakisha Ahlu Sunna ay siiyeen Shabelle oo aheeyd inay la dagaalamayaan Ciidamada dowladda Ethiopia oo uu tilmaamay in tahay dowlad daris la ah Soomaaliya hase ahaatee ay ka madadaxbanaanyihiin.

Afhayeenkaani u hadlay ciidamada Ahlu Sunna ee degmada Doolow waxaa uu carabka kudhiftay in qorshaha laga leeyahay hadalkaasi uu ahaa in sharafka looga dilo Culumaa;udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca isagoo Shabelle ugu baaqay inay ahlu Sunna kala xariiraan oo kaliya masuuliyiintooda iyo Afhayeenadeeda.

Hadalka masuulkaani ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa imaanaya xili saraakiil sheegatay inay ka tirsanyihiin Ciidamada ahlu Sunna ee degmada Doolow ay Shabelle sheegeen in dowladda Ethiopia ay amar ku siisay iyaga iyo ciidamada dowladda KMG ee kusugan degmadaasi inay hubka iska wareejiyaan.

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:46 pm
by The_Patriot
source

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:47 pm
by The_Emperior5
The_Patriot wrote:source

waagacusub :lol: :lol:

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:48 pm
by grandpakhalif

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:49 pm
by The_Patriot

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:49 pm
by grandpakhalif
What a lie by Al Shabab supporters hubka dhiganmayo jihad waan si wadan doona inshallah

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:51 pm
by Shirib
so I don't quite get it, did Ethiopia tell them to disarm and they said no? Or Ethiopia didn't tell them to disarm at all?

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:51 pm
by SecularWadani
GrandPakalif all those groups figthing in Somalia is useless and just continue the suffering of the somali people.

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 3:52 pm
by grandpakhalif
The_Patriot wrote:
grandpakhalif wrote:
The_Patriot wrote:source
http://shabelle.net/article.php?id=1525
http://www.gedonet.com/index.php?news=5346
Gedonet way gafayn manta :lol:

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 4:01 pm
by The_Emperior5
Shirib wrote:so I don't quite get it, did Ethiopia tell them to disarm and they said no? Or Ethiopia didn't tell them to disarm at all?

Good question i want to know that I think Ethiopia told them to disarm and maybe some leaders refused but if that's the case Oday Zanawi will not be happy :|

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 4:05 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:

Maxa ka galay arrimaha Gedo? War dadkan

Zenawi already controls all Somalia. :roll:

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 4:06 pm
by The_Emperior5
grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:
Shirib wrote:so I don't quite get it, did Ethiopia tell them to disarm and they said no? Or Ethiopia didn't tell them to disarm at all?

Good question i want to know that I think Ethiopia told them to disarm and maybe some leaders refused but if that's the case Oday Zanawi will not be happy :|
Maxa ka galay arrimaha Gedo? War dadkan

Gedo maxa iga gali wayey Manu Godane u talin :up:

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 4:08 pm
by grandpakhalif
Leave us alone for god sake Godane is not fighting for your kinship

Re: Ahlu Sunna :Hubka ma dhiganmayo wa sheeko been abuur

Posted: Fri Dec 31, 2010 4:08 pm
by The_Patriot
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: