Waaheen editor in trouble

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

Saraakiisha Ciidanka Qaranka iyo Badhasaabka Saaxil oo Hanjabaad iyo Cay kula dul kufay Wargeyska Waaheen iyo xaqiiqadda Warkii aanu qornay
Hargeysa(Waaheen) Saraakiisha Ciidanka Qaranka iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil ayaa Hanjabaado iyo hadalo Af-lagaado iyo Cay isugu jira kula dul kufay Wargeysa Waaheen iyo Masuuliyiintiisa kadib markii uu Wargeysku daabacay War ku saabsan in Ciidan Beeleed aan la garanayn cida ka danbaysa lagu tababarayo Degmadda Sheekh ee Gobolka Saaxil.
Warkaasi uu Wargeysku qoray oo ah mid jira isla markaana ku salaysnaa xaqiiq iyo xogo laga helay dad ka soo jeeda Deegaanka Ciidanka laga soo qoray oo ka cabanayaa Ciidamadaasi la tababarayo oo aanay waxba ka ogayn ayaa ah mid ay Saraakiisha Ciidamadu si kale u macnaynayaan iyagoo ka dhigaya mid meel lagaga dhacay Ciidanka Qaranku taasoo aanu marnaba Wargeysku u jeedin.
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Taani ayaa isla maalintii uu Wargeysku soo daabacay Warkaas Telefoonka u soo mariyay Maamulka Wargeyska Hanjabaad iyo Cagajuglayn uu ku sheegay inuu talaabo ka qaadi doono “ waad naga hadhi weyday oo inaad Arrimaha Ciidanka Faraha kala baxdo waad diidaye, waxaad ka heshaabaad leedahay” ayuu yidhi.
Hadana isla maalin kadib waxa isaga oo Sheekh jooga Telefoonka Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale Duur ka soo hadlay Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamud Cali Hayste Ramaax waxaanu yidhi “ Wasakh baad tahaye maxaa Arrimaha gobolkayga ku daba dhigay ee aad maalin walba wax uga sheegaysaa, waxa kugu dhaca waad arki doontaa”
Intaas uun kumay joogin masuuliyiintaas kala duwan ee Warkaas ka gubtaye waxa hadana intaa sii dheeraa Taliyaha Dugsiga Ciidamadda lagu tababarayo oo isagu yidhi “Waxan hadaba u balanqaadaynaa wargayska waxaa qoray inaanan halkaa kaga hadhi doonin balse uu yahay mid aan dalka iyo dadka toona dan ka lahayn waana kuwa aanu hada u tobabarayno inay ciidanku gacanta kusoo dhigaan Hargaysa ha joogo ama Berbera ha joogo ama xamar ha joogee waxaanu ku balanqaadaynaa inaanu halkiisa ugu tango islamarkaana aanu soo laa-laadino, waxanan filayaa inaanu aqoon u lahayn dusigan balse ay aqoon daro uun ka yeedhsiisay waxaas uu ku hadlayo.”
waxaanu intaa yidhi ” Ciidanka meleterigu waxay astaan u yihiin jiritaanka dawladnimo waxana wax laga yaabo ah ficilada noocaasa iyo cida qoraysaba oo u saan-saan eeg cadowga dalka hooyo iyo duminta qaranimada somaliland”.
Marka arrimahan laga yimaado Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Taani markii uu shirka Jaraa’id Burco ku qabtay waxa uu si cadaan ah u qiray in ay Ciidamadda iyagu qoreen oo ay ka qoreen Gobolkaasi marka ay Ciidan qoranayaana Gobol walba ay u badan yihiin Beelaha Degan balse marka ay tababarka dhamaystaan la isku dhafo ciidamadda laga soo kala qoro Goboladda, taasina waxay marag ma doon u tahay warka Wargeysku qoray oo sheegay inay Ciidamadaasi yihiin kuwo laga soo xulay Beelaha wada dega Gobolka Togdheer balse ay qaar ka mid ah Beelaha halkaa degani u badan yihiin, isla markaana sababta keentay qorista Warkaasi ay ahayd Cabshada ay Beelaha Gobolkaasi degaa qaarkood ay ka soo cawdeen.
Si kastaba ha ahaatee hadii uu warka Wargeysku yahay mid Been ah maxay Saraakiisha Ciidamadda iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil u mari waayeen wadada sharciga ah ee u dajisan Dalka halka ay Hanjabaada iyo Af-lagaadada ugula kacayaan Wargeyska, mise waxay ka door bidayaan Awooda iyo Xilka ay Qaranka u hayaan inay ku cabudhiyaan Saxaafadda Xorta ah ee garab iyo Gashaanka u ah Dalka iyo Dawladaba
Wargeyska Waaheen iyo Suxufiyiinta ka hawl galaaba waa kuwo Og masuuliyadda ka saaran Dalkooda iyo Ciidamadda kala Duwan ee Qarankaba, mana qabato hadii ay Galdalooloyin arkaan in la yidhaahdo waxba ha sheegina, masuuliyadooduna waa tu la mid ah ta Ciidanka Qaranka ee ay ku faanayaan ee Dalka ka saaran.
Ma odhanayno Sax baanu nahay oo ma Qaldano, mana yeelayno in Nin shaadh Dawladeed Sitaa u sheegto anaga iyo qayrkayaba Awood ka baxsan ta sharciga ah, sidaas daraadeed waxaan leenahay Masuuliyiin yaanu Afku idinka Xumaan anagana hanoo horseedina inaanu idinla yoon-yoontano’e Milgaha Dawladnimo aynu wada dhawrno
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

maalin dhow odaygi yare eeh xanuunsaneye Dr axmed xuseyn ciise his silly waaheen website and all his reporters will be in jail :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:maalin dhow odaygi yare eeh xanuunsaneye Dr axmed xuseyn ciise his silly waaheen website and all his reporters will be in jail :lol: :lol:
Dr Ahmed Hussian has nothing to do with what waaaheen journalists writes , he doesn't own it, adigana Dr Hussian Ahmed baad ku waalatay, are you worried that he will run for the next election in Somaliland :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

Goljano Lion wrote:

he gave these kids the assignment to write waaheen as his mouthpiece they even glorify him on that website like dr axmed baa skool bugaag ugu deeqay :lol: odaygaas he is a failed politician. now he is angry and want Somaliland to fail :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:

waar personally i know who created this website and who runs it kolkaa su0aasha ka jawaab ma waxaad ka baqaysaaa inuu isku soo sharxo doorashada soo socota, :lol: yaa in Bixii ayaad isleedahay chances ka kharibi doona
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

war aniga waxba iga ma galin laakin website waaheen waxa iska leh doctorka siyasada ku failgorobey he does not write it him self laakin afkisa sidu isagu feel gereyo bey caruurtaasi wax ku qoraan alla maxa ninka cuqdad ka buuxa ilahay ha so daweyo

As for ina biixi i dont care if he runs or not maxa iga galay , laakin one thing i am sure ,, doctorka been beenta he will not run ma ninki yidhi reer burco kubada ciyaara stress baad qabtin eh what a crazy man kaas anigu xita waxar kuma amineen :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:war aniga waxba iga ma galin laakin website waaheen waxa iska leh doctorka siyasada ku failgorobey he does not write it him self laakin afkisa sidu isagu feel gereyo bey caruurtaasi wax ku qoraan alla maxa ninka cuqdad ka buuxa ilahay ha so daweyo

As for ina biixi i dont care if he runs or not maxa iga galay , laakin one thing i am sure ,, doctorka been beenta he will not run ma ninki yidhi reer burco kubada ciyaara stress baad qabtin eh what a crazy man kaas anigu xita waxar kuma amineen :lol:

run iyo ilkaba waa la cadeeyaa, these are the best journalist in somaliland wixii run uun bay sheegaan, maxay la cabadaayan oo ay ugu hanjabayeen journalistaha
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

maalin dhow jeelka la dhigaya ki xumaye eeh oromoda u eeka eeh bidaarta weyn laha eeh maalinti dhawayd hargeysa lugu xidhay wala si dayey lakin hadana wala xidhaya in the next coming days maandhera la geynaya bissaduhu wax la cunaya , they are liars they distort news and are very biased.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:maalin dhow jeelka la dhigaya ki xumaye eeh oromoda u eeka eeh bidaarta weyn laha eeh maalinti dhawayd hargeysa lugu xidhay wala si dayey lakin hadana wala xidhaya in the next coming days maandhera la geynaya bissaduhu wax la cunaya , they are liars they distort news and are very biased.
they are brave journalist, waaheen run uun bay qoraan, waar dawladan siilaanyo minister-diisa iyo kulgood wey iswada heystaan , kolkaa wax run ah uun bay dadka u sheegan, kolkaa ma waxaad leedahay ha asturaan dawlada :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:maalin dhow jeelka la dhigaya ki xumaye eeh oromoda u eeka eeh bidaarta weyn laha eeh maalinti dhawayd hargeysa lugu xidhay wala si dayey lakin hadana wala xidhaya in the next coming days maandhera la geynaya bissaduhu wax la cunaya , they are liars they distort news and are very biased.
they are brave journalist, waaheen run uun bay qoraan, waar dawladan siilaanyo minister-diisa iyo kulgood wey iswada heystaan , kolkaa wax run ah uun bay dadka u sheegan, kolkaa ma waxaad leedahay ha asturaan dawlada :lol:
Wrong wasiir is haysta ma jirin waaheen wrote wasiirka maaliyada iyo wasiirka dekada iyo xeebaha iyo kaluunka is qabsaday next day the wasiikra dekadah iyo kaluunka interview bu siiyey jamhuuriya wuu beeniyey

now about wakaalada biyaha iyo wasiirka macdanta somaliland mayorka ceerigabo wasir maha , they also reported fake news that ciidan beeled ba sheikh lugu tababaraya waxa beeniyey taliyaha ciidanka qaranka Somaliland they are full of lies
they will be locked up soon

odaygan docter axmed eeh xanuunku buuxiyey madaxweyne aan noqdo waleh he can only dream about it waligiba dawlada ha cayo yaa u joojinaya :lol:

waar i be back in one hour ha tagin sheekad haysaaye :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waaheen editor in trouble

Post by The_Emperior5 »

war xita ssc bay been ka sheegen they said ssc ba burburtay 2 months ago :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:war xita ssc bay been ka sheegen they said ssc ba burburtay 2 months ago :lol: :lol:
:lol: SSC is a joke waa halkii Udun , they are hustling Dhuloska Qurba jooga
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Waaheen editor in trouble

Post by Mr_Alfaas »

waaheen :up: :up: :up: :up: :up: :up:

empr....wahen way jireysaa calaacal ama qayli ama qayil :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Waaheen editor in trouble

Post by KyrieJama »

Emperor fadlan abtigay aflagaadada ka daa ninka afar iyo labaatanka sacadood wa sarantahay :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”