when siiland became dog watch for somalia ...!!!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

when siiland became dog watch for somalia ...!!!

Post by FBISOMALIA »

“Somaliland Ma Caalamkaa U Xilsaaray In Puntland Hubka Ka Ilaaliyaan”Garaad C/laahi Cali Ciid
Garowe(Puntlandi.com);- Garaad C/laahi Cali Ciid oo kamida waxgaradka deegaanada Puntland ayaa soo dhaweeyay qoraalkii Dawlada Puntland ka soo saartay hadalada colaad beerkaa ee ka soo yeeraya mamulka Somaliad iyo eedayn kulul uu ujeediyay hogaanka sare ee mamulka labaxay somaliland taa oo ka danbaysay hanibaadii diyaarad saanad ciidan u siday Dawlada Puntland.

Garaadka ayaa sheegay in Somaliland mudooyinkii udanbeeyay waday nacayb ay kukala beerayso shacabka Puntland iyo somaliland durbaan colaadeedna tumanayso waxaana uu sheegay in Puntland waqti kastaa ilaalinayso daris wanaaga iyo dhawrida nabada balse mamulka labaxay somaliland u durbaan tumanayaan hurinta colaada .

Garaadka ayaa si kulul ugu hadlay ficiladii mamulka somaliland ay ku xayireen diyaar sanaad ciidan u siday Dawlada Puntland waxaana arinkaa uu ku micneeyay mid dhaqaale looga doonayay caalamka markii laga helana layska siidaayay.

“Madaxda somaliland waxay sheegeen in diyaarada hub sido waana beenawday arintaa hadana waxaa ay soo danbaysiiyeen cunaqabatayn hub ayaa saaran somaliya marka somaliland ma caalamkaa yiri Puntland hubka ka ilaaliya”ayuu hadalkiisa raaciyay Garaad C/laahi Cali Ciid.

Ugu danbay waxaa uu sheegay in Garaadka in ficiladii udanbeeyay ee somaliland looga guleeyahay in caalamka Puntland loo tuso goob aan amaan ahayn madaxda somaliland aad uga xunyihiin hormarka ay gaartay Puntland iyo raadinta midaynta Umada soomaliyeed
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”