The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by LiQaaye_TDH »

Image

Shirakada Isgaadhsiinta Ee Somtel ayaa si xawli leh xiliyadan danbe uga soo dhex mudh tidhi shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland ka hawl gala, kuwaasi oo dhamaantood bixiya adeegyo kala gadisan, hadaba shirkada Somtel oo aanu u kuur galnay sida ay uga hawl gasho caasimada Hargeysa iyo magaalooyinka kala ee Somaliland ayaa waxa noo soo baxday in shirkada Somtel International ay si fiican oo degan u hananayso macmiisha suuqyada Somaliland, siiba telefoonada (Mobile) , kuwa aqalada la dhigto, xafiisyada iyo dabcan adeegyada casriga ah ee internet-ka oo ah mid tayo iyo qiimo macquul ah intaba leh, oo intuba ah ka maanta ugu jaban ama riqiisan Somaliland, iyaga oo adeegsada qalab casri ah iyo shaqaale xirfadaysan oo aan daqiiqad kaa habsaamaynin, taasina waa arinta la odhan karo waxa ay ka danbaysaa in ay shirkadani ay ku kasbato suuqyo badan in ay ka cidhiidhsiyato shirkadaha kale ee jira.

Ma aha uun caasimada Somaliland meesha ay sida xawliga ah ay shirkadu uga shaqaysaa ama ugu fidaysaa ee badiba magaalooyinka waaweyn iyo yaryarba ee Somaliland ayaa ay shirkada Somtel International LTD ay si tartiib tartiib ah ay u soo hananaysaa ama ay isugu kala bixinaysaa iyada oo suuqa ka sii saaraysa shirakado Wadanka in badan ka jiray laakin meelna gaadhi waayay.

Adeega Internet-ka ee Somtel International LTD waa mid ka fiican ama ka deg deg iyo tayoba badan adeegyada kale ee shirkadaha kale iyada oo shirkadani bixisa adeega internetka ee Broadband-ka oo ah mid kuu saamaxaaya hi-speed internet access, isla markaasna qiimaheedu uu jabanyahay adiga oo hadh iyo habaynba si bilaash ah ugu jiraaya isla markaasna ay kaa qaadayaan qiime aad u hooseeya bishii oo ka yara ama hooseeya ka ay qadan Shirkadaha kale ay macmiisheeda ka qaadan bishii, ku darsoo waliba waa adeega Wireless-ka Dhanka kalena waxa iyana hawada ku soo jira shirkada Somtel.

Somtel oo Ah Shirkad Isgaadhsiineed Oo Caalmiya Oo Mudda Yar Gudaheeda Kamid Notey Shirkada Ugu Waaweyn Somaliland Ayaa Durba bulshada Reer Somaliland u soo badhigtay adeeg aad u heersareeya oo casri ah oo ku shaqaysa qalab European ah kaasi oo tayo iyo tamarba ka xoog badan shirkadaha wadanka ka jira, iyada oo ay shirkada isgaadhsiinta ee SomTel, ay adeegyadeedu kaga duwanyihiin shirkadaha kale ee is gaadhsiinta adeegyadeeda dhamaan dalalka geeska Afrika, isla markaasna ay xaruntoodu tahay caasimada Somaliland ee Hargaysa oo iyada oo adeegsta qalab casri ah oo aan wali Afrika soo gaadhin ama laga hirgalinin.

La Soco Qaybta danbe…



Shiine Cilmi Kaahin –Hargeysa

sirshiine@yahoo.com
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by Executive »

The synergy of Ali Khalif Galaydh, Dahabshiil and Abdourahman Boreh. :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by LiQaaye_TDH »

Executive wrote:The synergy of Ali Khalif Galaydh, Dahabshiil and Abdourahman Boreh. :up:
:up: :up: :up:

Cali Khalif Sold his share :down:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by Executive »

When did that happen? He didn't sell his share, He just stepped down as Chairman and CEO.

There are also a number of other investors than those I listed.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by LiQaaye_TDH »

Executive he did 3 4 years ago, but there is alot of other share holders in it.....majority of it being Dahabshiil.......
User avatar
VybzKartel
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 702
Joined: Sun Apr 04, 2010 2:43 am
Location: Kalelaville

Re: The Fastest Growing Tel-Communication (SOMTEL)

Post by VybzKartel »

Hormuud is bigger and growing faster.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”