Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by Barkhadd »

Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay labo beelood oo muddo dheer colaado u dhexeeyeen

Image

Mid ka mida colaadaha muddada dheer ka jiray Somaliland oo ka taagnayd Deegaanka Ceelbardaale ee u dhexeeya Dila iyo Gebilay ayaa maanta beelihii isku hayey isla qaateen in jawi nabdoon lagu soo gebagebeeyo ka dib markii ay kulan la qaateen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Madaxweyne Siilaanyo ayaa u magcaabay guddi shan xubnooda oo ka tirsan Golaha Wasiirada si ay uga hawlgalaan sii ambaqaadidda heshiiskan la wada gaadhay.

Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by djibsomali »

Arintaa waxbaa kamaa socoonaysoo!!
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by SLJOOFAY »

Mash'Allah that is the SOMALILAND way of doing things :up: :up: :up: :sland: :sland: :sland: :sland:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by Cali_Gaab »

Now the Sacad Muuse men are complaining about Silaanyo from what I heard.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by Mr_Alfaas »

Masha Allah.................... :up: :up: :up:
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray

Post by Blue_609 »

waxaas waa iska hadal suuq wali wax heshiis ama saxeex la gaadhay mayno maqal xageena wasiiradan la magacaabee lasheegayo ayaa xita wali la garan laayahay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”