Xeraale - Ari cadeys conflict

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by ibrahimcw »

Waxaa dagan caawa xaalada Tuulada Ari-cadeys iyo nawaaxigeeda, waxaana
isa soo taraya waxyeelada xiisadii galabta ka dhacdey deegaankaasi.

Tuulada Ari-cadeys oo 30 Km dhinaca Balanbal ka xigta Degmada
Caabudwaaq ayaa caawa waxaa ka jira jawi cabsiyeed taasi oo udhaxeysa
dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka soojeeda Tuulada Xeraale.

2 ruux ayaa dhimatey 3 kalena waa ay ku dhaawacantey xiisadii maanta
labada ruux ee geeriyootey ayaa kala ah labada dhinac ee dirirtu
dhexmartey dadka deegaanka Ari-cadeys oo lasoo xariirey Warbaahinta
Radio Caabudwaaq ayaa sheegay inay weerar soo qadeen maleeshiyaad ku
abtirsada beesha Xeraale ka dib dilkii maanta.

Waxaana ay sheegeen inay yihiin dad lagu soo weerarey deegaankoodii
taasoo keentey waxyeelada intaasi le’eg, dhinaca kale waxgaradka
Xeraale oo xiriir ay la sameysay Warbaahinta Radio Caabudwaaq ayaa
sheegay inaaney jirin wax weerar ah oo laga soo qaadey Magaaladaasi.

Dagaalka maanta ka dhacey nawaaxiga Tuulada Ar-cadeys waxaa uu yimid
xilli ay ku bexeen deegaankaasi Ciidamo iyo saraakiil ka tirsan
maamulka Culimaa’udiinka Ahlusunna ee Degmada Caabudwaaq, waxaana ay
gaareen maleeshiyaadka deegaanka oo diriraya, waxaana ku adkaatey inay
kaladhex galaan labada dhinac.

Xiisadan ayaa laga cabsi qabaa inay soo nooneyso Colaad horey uga
dhaxeysay dadka kala dega tuulooyinka Xeraale iyo Ari-cadeys taasoo ku
biya shubaneysa muran ku saabsan dhinaca deegaanka.

Isbitalka Guud ee Hadiya Hospital ee Degmada Caabudwaaq ayaa la soo
gaarsiiyey dhaawaca dagaalka maanta iyo hal dhimasho ah kaasi oo ka
soojeeda Degaanka Ari-cadeys, waxaa jira dad wali la la’yahey oo kamid
ah deegaanka, kuwaas oo aan la ogeyn waxa ay ku dambeeyeen
Last edited by ibrahimcw on Thu Jan 06, 2011 11:21 pm, edited 1 time in total.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by ibrahimcw »

there was something like a war between Xeraale and Ari cadeys in 2003-4 with houndreds of casualties, the fear is this could happen again and this time Xeraale might actually be burned down.
i hope this is not the case but the killer has to be brought to justice, Ahlu Sunna has already sent forces from Caabudwaaq to mediate between the two tuulos. the last war between Xeraale and Ari cadeys started the same way, with hit and runs from dir killing mareexaan people who pass the tuulo.
User avatar
VybzKartel
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 702
Joined: Sun Apr 04, 2010 2:43 am
Location: Kalelaville

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by VybzKartel »

Suufi thieves will be the downfall of Cabudwaaq.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by ibrahimcw »

this is how it happened, reer miyi from Xeraale wandered into Ari cadeys and then saw the local reer miyi of Ari cadeys. the locals told them to leave but reer miyi from xeraale refused and they were armed, it didnt take long for Ari Cadeys to get armed too and shots were fired killing one of the reer miyi from Xeraale, they fled the scene and on their way back carelessly fired at a family driving towards Caabudwaaq killing one and injuiring 3, the family was from Ari cadeys going to visit Caabudwaaq.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by CoolPoisons »

Ilahay ha qaboojiyo. we need midnimo not dagaal

Ari cadeys waxay u dheexesa Shilmadow and Balicad
xidig007
Posts: 72
Joined: Fri Jul 18, 2008 3:49 pm

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by xidig007 »

waxaan la yaabanahay why digaalkaan u soo noqnoqda wallhi dir awood ayay is baday cml why?? marehan ka mudug iskaga dhicin la yihiin dirtaan ayaka dhan hal gaari lee qaado .......... ari cadaysna halkay ku taalaa near xaaraale miyaa or abudwaq
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by ibrahimcw »

xidig ari cadeys is a small tuulo 30-40 km south of Caabudwaaq, it is between Caabudwaaq and Balanbale, waa tuulo xooba magac leh oo la wada yaqaan, waxaan dhego Reer Dalal.
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Xeraale - Ari cadeys conflict

Post by Shift »

I kept hearing about this,yuu dagaalka u dhexeyaa?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”