Reer gedo: "We need irrigation systems"

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by grandpakhalif »

Odayaasha dhaqanka Gobolka Gedo iyo aqoonyahanada gobolkaasi ayaa baaq u diray Jaaliyadaha dibadda kaasi oo ku aadan in ay maalgashi ku sameeyeen degmooyinka Gobolka.

Kadib markii ay soo daaheen Roobabkii ay shacabku ku manaafacaadsa jireen islamarkaana dhibaata xoogan shacabka kasoo gaartay abaaraha Gedo kajira ayay shacabka Gedo baaq u direen dadkooda dibadaha jira.
Maxamed Cabdi oo kamid ah aqoonyahanada Gedo ku sugan ayaa sheegay in haddii ganacsatada iyo qurba joogta Gedo iskaashadaan ay dhisi karaan Biya xireeno iyo Kanaallo waaweyn oo webiga biyaha kasoo qaada kadibna waraabiya dhul beereedka baaxadda leh ee gobolka Gedo.

Shacabka Gedo waxay sheegeen in xilligan lajoogo waqtigii ugu muhiimsanaa ee qorshahaasi la dhaqaajin lahaa dad farabadan oo Reer Gedo ahna hadda u bisil yihiin tacbashada Beeraha iyo in ay ganacsiyo ka sameeyaan magaalooyinka.
“waxaa lajoogaa waqtiga ugu munaasabsan ee Gobolka wax looqaban karo dadkuna ugu baahi badanyihiin, ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadda waxaan ka codsanaynaa in ay shacabka u hirgeliyaan mashaariic wax looga qabanayo Gedo, waxa ugu muhiimsan waa in Kanaallo laga jeexo webiga Jubba si beeralaydu beerahooda ugu helaan waraabo waafi ah haddii qorshahaasi labilaabo wuxuu noqon doonaa taariikh”ayuu yiri Maxamed Cabdi.

Waxgaradka Gedo iyo dhalinyaradooda ayaa ka mahad celiyay dhismaha Garoonka weyn ee magaalad Garbahaareey waxayna ku tilmaameen talaab horay looga qaaday.

Ugu dambeyn waxay ganacsatada jeebkoodu ladanyahay kula dardaarmeen in ay Tobankii Beeraley ah u Iibiyaan 2 Matoor oo ay beerahooda ku waraabsadaan haddii sidaasi yeelaana aan la arki doonin qof gaajaysan oo Gedo degan.
xidig007
Posts: 72
Joined: Fri Jul 18, 2008 3:49 pm

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by xidig007 »

:up: :up: :up: :D
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by samadoon-waaxid »

with the presence of a river,drip irrigation comes in handy,cheap and the locals can become self sufficient in no time. if qurbe joogs took on the task of providing solar water pumps,farming tools,improved seeds that withstand tough weather and floods, and trainings on modern farming practices for the locals.Gedo can be selling fruits and vegetables to the rest of somalia in no time. :up:
User avatar
VybzKartel
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 702
Joined: Sun Apr 04, 2010 2:43 am
Location: Kalelaville

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by VybzKartel »

solar water pumps
Where can you import these from? Middle east like everything else Somalis import or somewhere else?
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by samadoon-waaxid »

VybzKartel wrote:
solar water pumps
Where can you import these from? Middle east like everything else Somalis import or somewhere else?
they manufactred in china,and widely avaialble so I'm sure u can find em in Dubai.they r fuel and maintenance free,and cost pennies to the dollars especially when the wells are shallow .
here is a UNICEF project brining clean water to a somali village with using solar pump technology
http://www.unicefusa.org/news/news-from ... st-in.html
User avatar
VybzKartel
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 702
Joined: Sun Apr 04, 2010 2:43 am
Location: Kalelaville

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by VybzKartel »

Thanks. I wonder if they are safe.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Reer gedo: "We need irrigation systems"

Post by samadoon-waaxid »

its just a pump,has nothing to do with sanitation, not to mention sanitation is irrelevant in irrigation.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”