House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
Moderator: Moderators
House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
The only Isaaq clan that has older sultnate than HYoonis and once upon a time the kings of Duriiyaada Isaaq.
Beesha Abdi Cisse - Cidangalle
1) Suldaan Guleed Cabdi Ciise -1722 - 1782 ( 60 sanno )
2) Suldaan Faraax Suldaan Guleed Cabdi 1782 - 1832 (50 sanno )
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Guleed 1832 - 1835 (3 sanno )
4) Xilli Korintii Suldaan Diiriye 1835 - 1838 - (3 sanno )
5) Sul. Diiriye Sul. Hassan Sul. Farah - 1838 - 1942 (104 sanno)
6) Sul.Abdillahi Sul.Diiriye Sul. Hassan 1942 – 1967 (25 sanno)
7) Sul.Rashid Sul.Abdillahi Sul. Diiriye 1967 – 1969 (2 sanno)
8) Sul.Abdikadir Sul. A/llahi Sul. Diiriye 1969 - 1975 ( 6 sanno)
9). Sul. Maxamed Suldaan Abdikadir 1975 - 2011 - Present
1835 kii oo Suldaankii ugu horeeyey lagu Aasay Magaalada Hargeisa, Suldaan Hassan Suldaan Farah Suldaan Guleed,By: Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Qormadan Maanta inta aanan u gondo degin, Waxan si kooban u xusi doonaa Taariikhdii iyo Hab Dhismeedkii Saldanada Guud ee ugu horeysay, kana hana qaaday Somaliland iyo Maraaxilkii kala duwanaa ee ay soo Martay min 1722 kii oo Suldaankii ugu horeeyey la caleemo saaray Suldaan Guleed Cabdi Ciise Dhamal Illaahay Haw Naxariistee.
Muddadu Suldaan Kastaa uu Xilkaa Hayey:
1) Suldaan Guleed Cabdi Ciise 1722 - 1782 ( 60 sanno )
2) Suldaan Faraax Suldaan Guleed Cabdi 1782 - 1832 ( 50 sanno )
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Guleed 1832 - 1835 ( 3 sanno )
4) Xilli Korintii Suldaan Diiriye 1835 - 1838 ( 3 sanno )
5) Sul. Diiriye Sul. Hassan Sul. Farah 1838 - 1942 (104 sanno)
6) Sul.Abdillahi Sul.Diiriye Sul. Hassan 1942 – 1967 ( 25 sanno)
7) Sul.Rashid Sul.Abdillahi Sul. Diiriye 1967 – 1969 ( 2 sanno)

Hab Dhismeedka Saldanadu waxay ku qotontay oo Garbaha iyo Hareeraha ka taagnaa Bulasho weynta Culimadii, Cuqaashii, Ciidankii iyo Xooggi, Waxgaradkii iyo Xoolo Dhaqatadii.
1) Sul. Guleed Cabdi Ciise oo Xilka hayey 60 sanno ahaana Suldaankii Kowaad sida Taariikda lagu xusay, waxa uu ahaa Halyeygii ugu wax qabadka badnaa, Hormoodkana ka ahaa Hayaankii dheeraa ee Beeluhu kaga soo baxeen dhulka ballaadhan ee Gubanka ah ee lagu soo gaadhay Dhul Daaqsimeed iyo Biyo.
Waxay Suldaan Guleed iyo Aabihii ba ay ku aasan yihiin Banka Aroori ee Burco dusheeda ah. La Taliyaha Suldaankuna wuxu ahaa Sh. Magan Hassan Abdi.
2) Sul. Farah Sul. Guleed Cabdi (1782-1832) 50 sanno ayuu suldaan ahaa,
Sul. Farah intu suldaankaa ahaa, waxa u suurto gashay Bilawgii Qarnigii 18 aad in uu Saldanada dejiyo Dooxooyinka Hargeysa, waana Kobta ugu ku dhashay Hassan Suldaan Farah, kuna barbaaray, Quraankana uu ku bartay dooxooyinkaas Hargeisa.
Sidan Qormadii hore ee 14/12/10 aan ku soo bandhigay, Suldaan Farah waxa u fududeeyey Xilkan, Xidhiidhkii uu la lahaa Caalamu Al-Carab Iyo Culimadii garabka taagneyd ee Aqoontq Diinta ku hagaysay, Ciidan Boqor oo dhisnaa iyo Dadkiisii. Suldaanka waxa uu sannadkii 1805 kii uu suurto gashay in uu Guto Waajibkii Hajka iyada oo ay weheliyeen dad badan oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Cali Sheekh Magan Hassan, waxayna ka gudbeen Cadan iyo dhulkaa dheer ee Yeman iyo Sucuudiga. Muddada uu suldaanku soo gudanaayey Xajka, waxa ku Sime ahaa oo Xilka sii hayey Giire Mohamed Fiqi Yussuf.
Taariikhdu dadkay hagtaa, Bilawgii Degitaanka Hargeisa iyo Aasaaskeedii waxay u dhigan tahay in ay ahayd, bilawga Xiligii Suldaan Farah Suldaan Guleed 1800 gii.
Illaahay haw naxariistee Suldaan Farah waxa uu ku aasan yahay Lafa Ruug, waxana uu ku baxay gacan Ibnu Adam oo ahayd Huwan la odhan jiray Solo Gudub oo Deeganka ahayd. Dilkaa Suldaanku waxa uu soo dedejiyey Weeraradii ugu cuslaa ee Abid Ciidamadii Boqor ay qaadaan ee Dhulka ugu badan ay ku hantiyeen una badnaa Dhulkii aynu 1988 aynu ku qaxnay ee lagu nagaaday. Ciidankaa Boqor waxa Abaan Duule u ahaa Jamac Yuusuf Oog ,,Jama-Yey,, soona gaadhay Suldaan Diiriye;
Marjaca Aasaaska Hargeisa ee Suldaan Farah:
*
Risaalaadkii Suldaan Farah iyo Sheikh Saqr Bin Mohamed Al Qaasimi ay is weydaarsadeen, xiligaas oo Saldhigga Saladanadu ay Hargeisa.
*
Labada Ceel ee Xakamane iyo Af Weyne ee qodnaa xiligii laga kicinaayey bulshadii Deganeyd ee ila hadda Raadkoodii sii jiro ee muuqda kuna yaala agagaarka Qabriga Sheekh Nuur.
*
Cabdi Hurre Suldaan Farah oo maanta Nool, Miyir iyo Xasuusna qaba, Boqol sano jira, Boqol ka horeeyeyna taariikhdeeda haya.
*
Waxa sidoo kale nool Farah Cali Geedi oo Geelii Indha Badane Taariikh ballaadhan ku lahaa oo Boqol kor u dhaafay.
*
Waxa Raggaa aan tilmaamay la Ilmaadeer ahaa Haji Abdi Hussein Yussuf oo Qaamuuska Qaran Somaliland ah, Miisaan weyna ku leh Taariikhda somaliland iyo Qabaailka Somaliyeed ee Jaarka aynu nahay.
*
Dhulka baacaa iyo Ballaadhkaa leh waxa lagu hantiyey Cudud iyo Waran Caaradii.
*
Meel aan Saldanadu degin iyo Dhul aan Ciidan Boqor Qabsanin, Isaaq ma hantiyin mana degin.
*
Waxa Xusid Taariikheed Mudan in aynu ogaano Beelaha Qaybta libaax ku lahaa Awoodi lagu hantiyey Ceelka Hargeisa ee Barakaysan, Maantana ah Caasimadda Dalka S/Land iyo Nawaaxigiisa, in ay ka mid ahayd Beesha Arab Sheekh Isxaaq (Cumar-Arab) iyada oo xiligaas ay labada Beelood iyo Ayuub Sheekh Isxaaq ay lahaayeen Heshiis, in wadajir lagu xalaaleeyo dhulkan oo laga riixaayey Beelaha aynu ood wadaagta ka nahay dhinaca Hawd ee weli aynu Geela kala qaadno.
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Suldaan Guleed (1835-1838) 3 sanno na ahaa:
Sul. Hassan wuxu ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee ku dhasha Hargeisa, isla wuxu ahaa Suldaankii Kowaad ee lagu aaso Hargeisa 1835 kii. Waxana uu ku aasan yahay Xabaalaha Salaadiinta ee ka soo hor jeeda Dugsiga New Hargeisa. Waxana isku meel ku duugan Afar suldaan oo is dhalay.
Muddada kooban ee Suldaan Hassan uu Xilka hayey, Kobta uu ku aasan yahay waxay Caddeyn iyo Lama sheegtaan u tahay in Hargeysa ay deganaayeen Saddexda Beelood ee aan kor xusay ama Ciidagale, Arab iyo Ayuub in ka badan 50 sanno inta aanu Iman Sheekh Madar. Halka Beeshii Afraad ay Waqooyi Bari ka soo degtay Hargeysa ay ahaayeen Isxaaq Carre Siciid.
Kolkan halkaa soo gaadhsiiyey Qormadan maanta, Kolkan Saddex Suldaan iyo laba Caalin isugu Abtiriyey, kolkan ku suntay Far iyo Dhaadkii Geelayaga, waxa aan muran iyo Buug baa la qoray lagu sheegan karin Bilawgii Degitaanka Hargeisa.
4) Sul.Diiriye Sul. Hassan Sul.Farah ( 1838-1942 ) Xilkana hayey 104 sanno:
Suldaan Diiriye oo ahaa Suldaankii ugu Da da yaraa ugana Muddada dheeraa, ayaa ahaa 13 jir kolku Aabbihii dhintay. Waxa loo saaray Guddi ( Lajnad ) ku sinta intuu 16 jir gaadhaayo, Waxana 1838 kii lagu caleemo saaray Ceelka Hargeisa.
Waxan Qormada Saddexaad idin soo gudbin doonaa, Taariikhdii dheerayd ee Suldaanka oo ay soo gelidoonto Imaatinkii Ingiriiska, Imaatinkii Sheekh Madar iyo tii Lord Delamere iyo sidu ugu gudbay Kenya iyo Ciddii Dal marisay.
Dhammaan inta dhimatay ee Magacyadooda aan ku xusay Qoraalkan, Waxan Illaahay ka baryayaa inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Aammiin.
Waa inoo mar kale iyo Qormada Saddexaad oo aan soo gaadhsiin doono ilaa Suldaan AbdiKadir oo dhameyd 137 sanno.
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan

Last edited by Siciid85 on Fri Jan 07, 2011 10:59 am, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
First of all the house of royalty of isaaq weye it was not an ciidagale sultanate but Isaaq
second people make this error Sultan diriye suldaan xassan suldaan farax was not crowned in 1838 but much later in the late 1850 at the age of 15, Sultaan Diiriye died in the late 1930s , the rest seems allright it's the same guy who wrote the other piece few weeks ago bohol posted
second people make this error Sultan diriye suldaan xassan suldaan farax was not crowned in 1838 but much later in the late 1850 at the age of 15, Sultaan Diiriye died in the late 1930s , the rest seems allright it's the same guy who wrote the other piece few weeks ago bohol posted
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
I know that which is why i said "once upon a time the kings of Duriiyaada Isaaq."
In the first phase yes. However the H.Y branched off from the sultnate when they elected their own Suldaan Diriiye Suldaan Sugulle(1760-1840). Were's the other Isaaq clans remained part of the sultnate until later once they had their own Suldaan's.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
Its in this order
Isaaq King Dhuux baraar 1445 till 1515
Habarmagaalde chief Axmed Guray Xuseyn 1515 Till 1575
Suldaan guleed Bin caaqil Cabdi ciise 1722 1782
Sultaan Diiriye was second isaaq sultan of the Hy crowned in burco 1760-1840
Sultan Cali of the habar awal was crowned in 1840 before that the habar awal had another sultan of the bah gobe branch maybe 2 decades before that. a bah gobe man killed a reer samatar man and then he was striped from his sultanate title. and the father of sultan diiriye of the habr awal was crowned at Xaraf.

i always woundered this sultanate thing was it just for eidagalle or whole isaaq?
meaning was HA, HY, AUUP, ARAB,HJ all under edagalle sultanate and taking orders from the sultan?!or was it just a title (caqil, sultan,chif caqil)
also why there is a gab between the TOljeclo Boqor & the sultante ?
why the Axmed Cabdalle was choosen for the title? was thier a reson?

i heard Sacad muse waqoyie they had or still have a bah-gobo sultan ! is that right?Sultan Cali of the habar awal was crowned in 1840 before that the habar awal had another sultan of the bah gobe branch maybe 2 decades before that. a bah gobe man killed a reer samatar man and then he was striped from his sultanate title. and the father of sultan diiriye of the habr awal was crowned at Xaraf.
why the Axmed Cabdalle was choosen for the title? was thier a reson?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
ha hy ayub arab hj ciidagale all came under the sultanate of sultan guleed but mid during the reign of sultan guleed Hy made their own sultanate after hy Habar awal made their own sultanate after habar awal Habarjeclo mad their own sultanate after hj ,, arab made their own sultanate There was a gab between sultan guleed and the habar magaalde chief possible the father of sultan guleed caaqil abdi ciise was for a short time period the caaqil of isaaq i am not sure the bah gobe have their own seperate sultan till the day of today The Axmed cabdale were choses because they were the closest and had the wisest man at that time sultan cali.when he was crowned.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
Siciid85 wrote:The only Isaaq clan that has older sultnate than HYoonis and once upon a time the kings of Duriiyaada Isaaq.
Beesha Abdi Cisse - Cidangalle
1) Suldaan Guleed Cabdi Ciise -1722 - 1782 ( 60 sanno )
2) Suldaan Faraax Suldaan Guleed Cabdi 1782 - 1832 (50 sanno )
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Guleed 1832 - 1835 (3 sanno )
4) Xilli Korintii Suldaan Diiriye 1835 - 1838 - (3 sanno )
5) Sul. Diiriye Sul. Hassan Sul. Farah - 1838 - 1942 (104 sanno)
6) Sul.Abdillahi Sul.Diiriye Sul. Hassan 1942 – 1967 (25 sanno)
7) Sul.Rashid Sul.Abdillahi Sul. Diiriye 1967 – 1969 (2 sanno)
8) Sul.Abdikadir Sul. A/llahi Sul. Diiriye 1969 - 1975 ( 6 sanno)
9). Sul. Maxamed Suldaan Abdikadir 1975 - 2011 - Present
1835 kii oo Suldaankii ugu horeeyey lagu Aasay Magaalada Hargeisa, Suldaan Hassan Suldaan Farah Suldaan Guleed,By: Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Qormadan Maanta inta aanan u gondo degin, Waxan si kooban u xusi doonaa Taariikhdii iyo Hab Dhismeedkii Saldanada Guud ee ugu horeysay, kana hana qaaday Somaliland iyo Maraaxilkii kala duwanaa ee ay soo Martay min 1722 kii oo Suldaankii ugu horeeyey la caleemo saaray Suldaan Guleed Cabdi Ciise Dhamal Illaahay Haw Naxariistee.
Muddadu Suldaan Kastaa uu Xilkaa Hayey:
1) Suldaan Guleed Cabdi Ciise 1722 - 1782 ( 60 sanno )
2) Suldaan Faraax Suldaan Guleed Cabdi 1782 - 1832 ( 50 sanno )
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Guleed 1832 - 1835 ( 3 sanno )
4) Xilli Korintii Suldaan Diiriye 1835 - 1838 ( 3 sanno )
5) Sul. Diiriye Sul. Hassan Sul. Farah 1838 - 1942 (104 sanno)
6) Sul.Abdillahi Sul.Diiriye Sul. Hassan 1942 – 1967 ( 25 sanno)
7) Sul.Rashid Sul.Abdillahi Sul. Diiriye 1967 – 1969 ( 2 sanno)
8) Sul.Abdikadir Sul. A/llahi Sul. Diiriye 1969 - 1975 ( 6 sanno)
Hab Dhismeedka Saldanadu waxay ku qotontay oo Garbaha iyo Hareeraha ka taagnaa Bulasho weynta Culimadii, Cuqaashii, Ciidankii iyo Xooggi, Waxgaradkii iyo Xoolo Dhaqatadii.
1) Sul. Guleed Cabdi Ciise oo Xilka hayey 60 sanno ahaana Suldaankii Kowaad sida Taariikda lagu xusay, waxa uu ahaa Halyeygii ugu wax qabadka badnaa, Hormoodkana ka ahaa Hayaankii dheeraa ee Beeluhu kaga soo baxeen dhulka ballaadhan ee Gubanka ah ee lagu soo gaadhay Dhul Daaqsimeed iyo Biyo.
Waxay Suldaan Guleed iyo Aabihii ba ay ku aasan yihiin Banka Aroori ee Burco dusheeda ah. La Taliyaha Suldaankuna wuxu ahaa Sh. Magan Hassan Abdi.
2) Sul. Farah Sul. Guleed Cabdi (1782-1832) 50 sanno ayuu suldaan ahaa,
Sul. Farah intu suldaankaa ahaa, waxa u suurto gashay Bilawgii Qarnigii 18 aad in uu Saldanada dejiyo Dooxooyinka Hargeysa, waana Kobta ugu ku dhashay Hassan Suldaan Farah, kuna barbaaray, Quraankana uu ku bartay dooxooyinkaas Hargeisa.
Sidan Qormadii hore ee 14/12/10 aan ku soo bandhigay, Suldaan Farah waxa u fududeeyey Xilkan, Xidhiidhkii uu la lahaa Caalamu Al-Carab Iyo Culimadii garabka taagneyd ee Aqoontq Diinta ku hagaysay, Ciidan Boqor oo dhisnaa iyo Dadkiisii. Suldaanka waxa uu sannadkii 1805 kii uu suurto gashay in uu Guto Waajibkii Hajka iyada oo ay weheliyeen dad badan oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Cali Sheekh Magan Hassan, waxayna ka gudbeen Cadan iyo dhulkaa dheer ee Yeman iyo Sucuudiga. Muddada uu suldaanku soo gudanaayey Xajka, waxa ku Sime ahaa oo Xilka sii hayey Giire Mohamed Fiqi Yussuf.
Taariikhdu dadkay hagtaa, Bilawgii Degitaanka Hargeisa iyo Aasaaskeedii waxay u dhigan tahay in ay ahayd, bilawga Xiligii Suldaan Farah Suldaan Guleed 1800 gii.
Illaahay haw naxariistee Suldaan Farah waxa uu ku aasan yahay Lafa Ruug, waxana uu ku baxay gacan Ibnu Adam oo ahayd Huwan la odhan jiray Solo Gudub oo Deeganka ahayd. Dilkaa Suldaanku waxa uu soo dedejiyey Weeraradii ugu cuslaa ee Abid Ciidamadii Boqor ay qaadaan ee Dhulka ugu badan ay ku hantiyeen una badnaa Dhulkii aynu 1988 aynu ku qaxnay ee lagu nagaaday. Ciidankaa Boqor waxa Abaan Duule u ahaa Jamac Yuusuf Oog ,,Jama-Yey,, soona gaadhay Suldaan Diiriye;
Marjaca Aasaaska Hargeisa ee Suldaan Farah:
*
Risaalaadkii Suldaan Farah iyo Sheikh Saqr Bin Mohamed Al Qaasimi ay is weydaarsadeen, xiligaas oo Saldhigga Saladanadu ay Hargeisa.
*
Labada Ceel ee Xakamane iyo Af Weyne ee qodnaa xiligii laga kicinaayey bulshadii Deganeyd ee ila hadda Raadkoodii sii jiro ee muuqda kuna yaala agagaarka Qabriga Sheekh Nuur.
*
Cabdi Hurre Suldaan Farah oo maanta Nool, Miyir iyo Xasuusna qaba, Boqol sano jira, Boqol ka horeeyeyna taariikhdeeda haya.
*
Waxa sidoo kale nool Farah Cali Geedi oo Geelii Indha Badane Taariikh ballaadhan ku lahaa oo Boqol kor u dhaafay.
*
Waxa Raggaa aan tilmaamay la Ilmaadeer ahaa Haji Abdi Hussein Yussuf oo Qaamuuska Qaran Somaliland ah, Miisaan weyna ku leh Taariikhda somaliland iyo Qabaailka Somaliyeed ee Jaarka aynu nahay.
*
Dhulka baacaa iyo Ballaadhkaa leh waxa lagu hantiyey Cudud iyo Waran Caaradii.
*
Meel aan Saldanadu degin iyo Dhul aan Ciidan Boqor Qabsanin, Isaaq ma hantiyin mana degin.
*
Waxa Xusid Taariikheed Mudan in aynu ogaano Beelaha Qaybta libaax ku lahaa Awoodi lagu hantiyey Ceelka Hargeisa ee Barakaysan, Maantana ah Caasimadda Dalka S/Land iyo Nawaaxigiisa, in ay ka mid ahayd Beesha Arab Sheekh Isxaaq (Cumar-Arab) iyada oo xiligaas ay labada Beelood iyo Ayuub Sheekh Isxaaq ay lahaayeen Heshiis, in wadajir lagu xalaaleeyo dhulkan oo laga riixaayey Beelaha aynu ood wadaagta ka nahay dhinaca Hawd ee weli aynu Geela kala qaadno.
3) Suldaan Hassan Sul. Farah Sul. Suldaan Guleed (1835-1838) 3 sanno na ahaa:
Sul. Hassan wuxu ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee ku dhasha Hargeisa, isla wuxu ahaa Suldaankii Kowaad ee lagu aaso Hargeisa 1835 kii. Waxana uu ku aasan yahay Xabaalaha Salaadiinta ee ka soo hor jeeda Dugsiga New Hargeisa. Waxana isku meel ku duugan Afar suldaan oo is dhalay.
Muddada kooban ee Suldaan Hassan uu Xilka hayey, Kobta uu ku aasan yahay waxay Caddeyn iyo Lama sheegtaan u tahay in Hargeysa ay deganaayeen Saddexda Beelood ee aan kor xusay ama Ciidagale, Arab iyo Ayuub in ka badan 50 sanno inta aanu Iman Sheekh Madar. Halka Beeshii Afraad ay Waqooyi Bari ka soo degtay Hargeysa ay ahaayeen Isxaaq Carre Siciid.
Kolkan halkaa soo gaadhsiiyey Qormadan maanta, Kolkan Saddex Suldaan iyo laba Caalin isugu Abtiriyey, kolkan ku suntay Far iyo Dhaadkii Geelayaga, waxa aan muran iyo Buug baa la qoray lagu sheegan karin Bilawgii Degitaanka Hargeisa.
4) Sul.Diiriye Sul. Hassan Sul.Farah ( 1838-1942 ) Xilkana hayey 104 sanno:
Suldaan Diiriye oo ahaa Suldaankii ugu Da da yaraa ugana Muddada dheeraa, ayaa ahaa 13 jir kolku Aabbihii dhintay. Waxa loo saaray Guddi ( Lajnad ) ku sinta intuu 16 jir gaadhaayo, Waxana 1838 kii lagu caleemo saaray Ceelka Hargeisa.
Waxan Qormada Saddexaad idin soo gudbin doonaa, Taariikhdii dheerayd ee Suldaanka oo ay soo gelidoonto Imaatinkii Ingiriiska, Imaatinkii Sheekh Madar iyo tii Lord Delamere iyo sidu ugu gudbay Kenya iyo Ciddii Dal marisay.
Dhammaan inta dhimatay ee Magacyadooda aan ku xusay Qoraalkan, Waxan Illaahay ka baryayaa inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Aammiin.
Waa inoo mar kale iyo Qormada Saddexaad oo aan soo gaadhsiin doono ilaa Suldaan AbdiKadir oo dhameyd 137 sanno.
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
wtf kaa 104 san haystey maalintu calosha ka soo baxey ilaa maalintu dhintey suldaan buu ahaa baan u malaynayaa how could it happen inuu qof intaa suldaan noqdo
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
impressive isaaq has sultnate new story to tell my children in bed time .....do anyone has picture of capital of this sultnate and why it collapse 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
FBISOMALIA wrote:impressive isaaq has sultnate new story to tell my children in bed time .....do anyone has picture of capital of this sultnate and why it collapse
isaaq were suldaans wagiong wars to conquere other clans lands while the popular nick name of your clan was stinky sea mans
malaay dabato fooqal mnalaay dabato
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
ok sxb tell us your clan sultans empire when it begins and why is vanish even no one know about it ...???hargaysaay wrote:FBISOMALIA wrote:impressive isaaq has sultnate new story to tell my children in bed time .....do anyone has picture of capital of this sultnate and why it collapse
isaaq were suldaans wagiong wars to conquere other clans lands while the popular nick name of your clan was stinky sea mans
malaay dabato fooqal mnalaay dabato
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
isaaq empire began 1600s and it contunuous to this day but with another nick name called somaliland
this empire has record of conquering other clans lands and at the same time not losing 1 inch of land to other clan
the first places that falled under the hands of this empire was hargeysa and the last place that came unmder irs mercy is laaascanood in 2007
intaasi waa kugu filantahaa u malaynaya boowe

this empire has record of conquering other clans lands and at the same time not losing 1 inch of land to other clan
the first places that falled under the hands of this empire was hargeysa and the last place that came unmder irs mercy is laaascanood in 2007

intaasi waa kugu filantahaa u malaynaya boowe
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
kkkkkkkkkkkkkkk what about somalia periodhargaysaay wrote:isaaq empire began 1600s and it contunuous to this day but with another nick name called somaliland![]()
this empire has record of conquering other clans lands and at the same time not losing 1 inch of land to other clan
the first places that falled under the hands of this empire was hargeysa and the last place that came unmder irs mercy is laaascanood in 2007![]()
![]()
![]()
![]()
intaasi waa kugu filantahaa u malaynaya boowe
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
it always amazes me how idors will give you exact dates of how long each sultan was an ism in he 18th centurey without having a single shred of evidence,it tells u half of these guys might have been fake 

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: House of Royalty Eidagalle Sultnate 1722 - 2011
man check in one of their sultans his age above 100samadoon-waaxid wrote:it always amazes me how idors will give you exact dates of how long each sultan was an ism in he 18th centurey without having a single shred of evidence,it tells u half of these guys might have been fake

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 731 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 37 Replies
- 3516 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 256 Views
-
Last post by Biograhpy
-
- 12 Replies
- 1566 Views
-
Last post by vangandi
-
- 12 Replies
- 654 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 76 Replies
- 17052 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 145 Replies
- 16654 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by TarTar
-
- 12 Replies
- 1599 Views
-
Last post by Colonel