Somali students in Malaysia conference

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Somali students in Malaysia conference

Post by Coeus »

Image

Image

Image



Image

Sabti, January 08, 2011(HOL): Xaflad ballaaran oo si weyn la iskugu soo dubada riday oo ka dhacday Jaamacadda UIA ee dalka Malaysia ayaa waxaa lagu soo doortay hogaamiyaha cusub ee ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u joogta qeybaha kala duwan ee dalka Malaysia.

Xafladaan ayaa waxaa kasoo qeyb gallay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Malaysia, kuwaa oo intooda badan ka yimid gobolada uu ka kooban yahay dalka Malaysia, si’ay u doortaan gudoomiyaha cusub ee sanadkaan hogaamin lahaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u joogta dalka Malaysia.

Jeekada gudoomiyenimo ayaa waxaa isu soo sharaxay laba xubnood oo wax ka barata Jaamacadda UIA-da, kuwaa oo lagu kala magacaabo C/Salaan Sheekh Maxamed C/llaahi iyo Cabaas C/llaahi Axmed.

Inta aysan doorashada dhicin ayaa waxaa ka hadlay labada musharax ee kala ah C/Salaan Sheekh Maxamed C/llaahi iyo Cabaas C/llaahi Axmed, isla-markaana waxay faallo ka bixiyeen midba midka kale haddii la-doorto waxa uu qaban doono, waxayna labada musharax ay ku dheeraadeen sidii ay kusoo jiidan lahaayeen boqolaalka ruux ee kasoo qeyb gallay xafladani.


Dhawr daqiiqadood kadib ayaa waxaa bilaabatay in guddiga doorashada uu qeybiyo waraaqihii ay ardaydu ku codeyn laheyd, iyadoo ay si habsami leh kusoo idlaatay codeynta, intii gudiga doorashada uu ku mashquulsanaa tirinta codeynta ayaa waxaa barnaamijkaan lagu soo bandhigay Gabayo iyo Geeraaro, waxaana kaalin fir fircooni leh ka qaatay Abwaan Maxamuud Jeeri.

Sidoo kale Sheekh Cabdi Khani oo kamid ahaa marti sharaftii lagu soo casuumay xafladaan ayaa wuxuu masraxa ka jeediyay dhawr aayadood oo Qur’aan ah, isagoo bulshadii halkaasi iskugu timid ugu baaqay in’ay ku dhagnaadaan xariga ALLE, isla-markaana ay muujiyaan Sunada Nebiga “NNKH”.

Dhanka kale Gudiga Doorashada ayaa sheegay in’ay codeeyeen 364 ruux, 363 cod baa la-ansaxiyay, halka hal codna uu halaabay, iyagoo intaasi ku daray in Mudane C/Salaan Sheekh Maxamed C/llaahi uu hellay 210 cod, halka Cabaas C/llaahi Axmed uu isna hellay 153 cod, isla-markaana Gudiga Doorashada ayaa sheegay in C/Salaan Sheekh Maxamed C/llaahi uu yahay gudoomiyaha cusub ee ardayda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, kadib markii uu ka cod batay musharaxii kale ee la-tartarmaayay.

Markii lagu dhawaaqay in C/Salaan Sheekh Maxamed C/llaahi uu yahay gudoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia ayaa waxaa dhawaq xoogan isqabsaday hawlkii uu ka soconaayay doorashada, iyadoo taageerayaasha C/Salaan ay muujiyeen dareen aan la’qiyaasi kareyn.

Gudoomiyihii hore ee ardayda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia oo xafladani goob joog ka ahaa Cabdalla Axmed Nuur ayaa saxaafadda u sheegay in uu ku faraxsan yahay sida ay doorashada u dhacday, isagoo intaasi ku daray in uu xilka ku wareejin doono gudoomiyaha cusub ee lasoo doortay.

Si kastaba ha-ahaatee doorashadaan oo si-weyn loo-soo agaasimay ayaa waxay kusoo idlaaday sidii loogu talla gallay, iyadoo ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u joogta dalka Malaysia ay ku qanceen sida wanaagsan ee doorashada u dhacday.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Hyperactive »

a bet our friend ciyaal_warta is there.lol
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Nabeela »

Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Coeus »

Nabeela wrote:Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
I didnt even know he was in Malaysia :? :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Hyperactive »

Nabeela wrote:Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
you know him?
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Nabeela »

Maya, just a gut feeling lol
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by FAH1223 »

:lol: :lol: :lol:

Somalis sure do love conferences
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by ciyaal_warta »

hyperactive wrote:a bet our friend ciyaal_warta is there.lol
i stopped goin 2 somali meetings after they started trouble last year..i was among the senior committee for the election

Nabeela wrote:Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
:lol: :lol: xarfaankaas isku qaab xitaa ma u sameysnin nooh.. :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Coeus »

Man i didnt even know many Somalis lived in Malaysia :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by ciyaal_warta »

Coeus wrote:Man i didnt even know many Somalis lived in Malaysia :lol:

war they live everywhere man..if u goto the moon u might see a bunch skinies chewing qat in marfish :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Coeus »

ciyaal_warta wrote:
Coeus wrote:Man i didnt even know many Somalis lived in Malaysia :lol:

war they live everywhere man..if u goto the moon u might see a bunch skinies chewing qat in marfish :lol: :lol:
True :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by Nabeela »

ciyaal_warta wrote:
hyperactive wrote:a bet our friend ciyaal_warta is there.lol
i stopped goin 2 somali meetings after they started trouble last year..i was among the senior committee for the election

Nabeela wrote:Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
:lol: :lol: xarfaankaas isku qaab xitaa ma u sameysnin nooh.. :lol: :lol:
Ma ka buurantahay? :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by garoweboy »

:up: :up:

lol at nabeela :lol: :lol:
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by kismayogedojubaland »

two of my cousins go to the university of malaya in kualaa Lumpuur, malaysia :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students in Malaysia conference

Post by ciyaal_warta »

Nabeela wrote:
ciyaal_warta wrote:
hyperactive wrote:a bet our friend ciyaal_warta is there.lol
i stopped goin 2 somali meetings after they started trouble last year..i was among the senior committee for the election

Nabeela wrote:Ciyaal wartaa is the one wearing the blue shirt, the last picture.
:lol: :lol: xarfaankaas isku qaab xitaa ma u sameysnin nooh.. :lol: :lol:
Ma ka buurantahay? :lol:

LOL maya wa dheerahay waana ka lafweynahay ..xarfaankaas gaaboos waaye camal...timahayga intaas way ka badanyahay..plus Mohawk style baa ii jiran ani..diiq camal :lol: :lol:

my avatar is ma pic ..check it out :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”