Arrintii Kalshaale
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Arrintii Kalshaale
Madaxweynaha Somaliland Oo Go’aanka Ka Soo Saaray Arrintii Kalshaale ka dhacday
Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta go’aanka ka soo saaray arrintii Kalshaale ka dhacday, isla markaana waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan aad iyo aad ugu xun yihiin dilalkii halkaa ka dhacay ee labada beelood dhex-maray.
Sidanna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa chief of cabinet-ka madaxtooyada, kaas oo u dhignaa sidan:-
“Arrinta Kalshaale ka dhacday waa arrin labo beelood oo Somaliland ah u dhaxaysay, Dilalka ka dhacayna aad iyo aad ayaan uga xumahay dadkii ku dhintayna illaahay naxariistii janno ayaan uga baryayaa, Ehlladoodii iyo dhamaan Qaranka Somaliland waan uga tacsiyadaynayaa.
Markii arrintani dhacday Dawlad-ahaan waxaanu qaadnay talaabadii ku haboonayd, isla markiiba waxaanu kala dhexdhignay cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka JSL si ay u kala caabiyaan Malayshiyaadka labada beelood nabadana u sugaan, isla markiiba waxaanu u diray guddi dhexdhexaadineed oo ka kooban Xukuumadda, Golayaasha, Xisbiyada, Madaxdhaqmeedyo, iyo Culima-awdiin.
Anigoo tixraacaya xukunkii ay soo saareen guddigii dhexdhexaadka ahaa ee ka garsooray arrintan.
Anigoo maanka ku haya ahmiyaddda nabadgelyadu Qarankan u leedahay iyo jidkii dheeraa ee loosoo maray.
Anigoo fulinaya Masuuliyadayda iyo waajibaadka Dastuuriga ah ee isaaran waxaan go’aamiyay: -
1. In Goobaha shaqaaqadu ka dhacday iyo deegaanka lagu muransanyahay in maanta laga bilaabo ay ahaato fadhiisin ciidanka Qaranku leeyahay oo ka caagan dhisme iyo qodaal balse ay labada beelood wada daaqikaraan, wixii hanti ka gashay labada dhinacna dawlada ayaa u celinaysa cidii lahayd.
2. Dhimashadii, Dhaawicii iyo Hantidii ku luntay shaqaaqadii dhexmartay labada beelood waxaa dawladu u raacayaa una fulinayaa sidii ay ku xukuntay guddigii garsoorka ahayd.
3. Waxaan labada dhinacba farayaa inay kala baxaan ciidamadooda Kalshaale, Maygaagle iyo Hagoogane iyadoo aan laga ogolaandoonin ciidamo beeleed abaabulan, waxaa keliya oo ka hawlgelikara ciidamada Qaranka JSL.
5. Waxaan mar labaad baaq iyo Gogol nabadeed usoo jeedinayaa beelaha Buuhoodle, Sool iyo Sanaag Bari.
Waxaan mahad ballaadhan usoo jeedinayaa: -
a) Ciidamada Qaranka dadaalkii iyo dhabar adaygii ay sameeyeen,
b) Guddigii dhexdhexaadka ahaa oo si hufnaan iyo cadaalad leh uga garqaaday mashaqadii dhexmartay labada beelood,
c) Xubnihii dawlada iyo xisbiyada ee halkaa sida fiican uga soo shaqeeyay.”
Oodweynenews.com/Hargeysa Office
http://oodweynenews.com/news/41056-mada ... acday.html

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Arrintii Kalshaale
Great news, another military station 20 km from Buhoodle and another Hj degaan. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Arrintii Kalshaale
This good news well done Mr president.

Re: Arrintii Kalshaale
Hargeysa,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta soo saaray Wareegto uu go'aan kaga gaadhay arrintii Kalshaale..
ee colaada labad belood halkaas ku dhexmartay.
Wareegtada Siilaanyo ayaa u qornayd sidan:
Arrinta Kalshaale ka dhacday waa arrin labo beelood oo Somaliland ah u dhaxaysay, Dilalka ka dhacayna aad iyo aad ayaan uga xumahay dadkii ku dhintayna illaahay naxariistii janno ayaan uga baryayaa, Ehlladoodii iyo dhamaan Qaranka Somaliland waan uga tacsiyadaynayaa.
Markii arrintani dhacday Dawlad-ahaan waxaanu qaadnay talaabadii ku haboonayd, isla markiiba waxaanu kala dhexdhignay cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka JSL si ay u kala caabiyaan Malayshiyaadka labada beelood nabadana u sugaan, isla markiiba waxaanu u diray guddi dhexdhexaadineed oo ka kooban Xukuumadda, Golayaasha, Xisbiyada, Madaxdhaqmeedyo, iyo Culima-awdiin.
Anigoo tixraacaya xukunkii ay soo saareen guddigii dhexdhexaadka ahaa ee ka garsooray arrintan.
Anigoo maanka ku haya ahmiyaddda nabadgelyadu Qarankan u leedahay iyo jidkii dheeraa ee loosoo maray.
Anigoo fulinaya Masuuliyadayda iyo waajibaadka Dastuuriga ah ee isaaran waxaan go’aamiyay: -
1. In Goobaha shaqaaqadu ka dhacday iyo deegaanka lagu muransanyahay in maanta laga bilaabo ay ahaato fadhiisin ciidanka Qaranku leeyahay oo ka caagan dhisme iyo qodaal balse ay labada beelood wada daaqikaraan, wixii hanti ka gashay labada dhinacna dawlada ayaa u celinaysa cidii lahayd.
2. Dhimashadii, Dhaawicii iyo Hantidii ku luntay shaqaaqadii dhexmartay labada beelood waxaa dawladu u raacayaa una fulinayaa sidii ay ku xukuntay guddigii garsoorka ahayd.
3. Waxaan labada dhinacba farayaa inay kala baxaan ciidamadooda Kalshaale, Maygaagle iyo Hagoogane iyadoo aan laga ogolaandoonin ciidamo beeleed abaabulan, waxaa keliya oo ka hawlgelikara ciidamada Qaranka JSL.
4. Waxaan mar labaad baaq iyo Gogol nabadeed usoo jeedinayaa beelaha Buuhoodle, Sool iyo Sanaag Bari.
Waxaan mahad ballaadhan usoo jeedinayaa: -
a) Ciidamada Qaranka dadaalkii iyo dhabar adaygii ay sameeyeen.
b) Guddigii dhexdhexaadka ahaa oo si hufnaan iyo cadaalad leh uga garqaaday mashaqadii dhexmartay labada beelood.
c) Xubnihii dawlada iyo xisbiyada ee halkaa sida fiican uga soo shaqeeyay.
Lasanod Online, Hargeysa.

^That's exactly what kaliil posted 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Arrintii Kalshaale
well one source was from lasanod.com and one source is oodweynenews.com
oodweynenews.com said Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland while lasanod wrote Madaxweynaha mamuulka Somaliland
thats the only difference
oodweynenews.com said Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland while lasanod wrote Madaxweynaha mamuulka Somaliland
thats the only difference
Re: Arrintii Kalshaale
somaliland need to relax 

Re: Arrintii Kalshaale
5. Waxaan mar labaad baaq iyo Gogol nabadeed usoo jeedinayaa beelaha Buuhoodle, Sool iyo Sanaag Bari.
Silanyo is a liar straight up, and all his lies are going to blow up in his face

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Arrintii Kalshaale
I don't understand, what is the problem here?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Arrintii Kalshaale
When president Siilaanyo took office 27 july the first thing he did after announcing his cabinet was Beelaha sool iyo buhoodlegarad13 wrote:5. Waxaan mar labaad baaq iyo Gogol nabadeed usoo jeedinayaa beelaha Buuhoodle, Sool iyo Sanaag Bari.
Silanyo is a liar straight up, and all his lies are going to blow up in his face
in nabad ugu gogol nabad ugu baaqay and this is the second one.. marka the president wax qalad ma samayn
Re: Arrintii Kalshaale
His little gogol nabadeed baaqs are not genuine, in order for peace to prevail both sides of a conflict must budge, but this guy's philosophy is "it's my way or the highway,". I see the same crooked politics which was used for Las Anod in 2007 which is divide and conquer the people of Cayn, and creep slowly village by village closer to Buhoodle then wait for the perfect moment without the consent of the elders of the city. If Silanyo thinks crooked politics is going to make Buhoodle a part of Somaliland he's dead wrong.Cali_Gaab wrote:I don't understand, what is the problem here?
We need genuine dialogue not sneaky politics which causes further conflict, not peace agreements

Last edited by KyrieJama on Sun Jan 09, 2011 6:54 pm, edited 1 time in total.
Re: Arrintii Kalshaale
who gives a fuck about siilaanyo go and chew khat thats what you got and thats what you good at.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Arrintii Kalshaale
You think he's planning for Habar Jeclo to take over Buhoodle at some point or say 'Buhoodle is now a shared town'? That will never be possible man, lets be realistic. As for the outcome of this, it's only what has been agreed up on by ther warring factions from what I understand.garad13 wrote:His little gogol nabadeed baaqs are not genuine, in order for peace to prevail both sides of a conflict must budge, but this guy's philosophy is "it's my way or the highway,". I see the same crooked politics which was used for Las Anod in 2007 which is divide and conquer the people of Cayn, and creep slowly village by village closer to Buhoodle then wait for the perfect moment without the consent of the elders of the city. If Silanyo thinks crooked politics is going to make Buhoodle a part of Somaliland he's dead wrong.Cali_Gaab wrote:I don't understand, what is the problem here?
Re: Arrintii Kalshaale
siilaanyo he need to relax that donkey
Re: Arrintii Kalshaale
Nah man you crazy habar jeclo taking over buhoodle you crazyCali_Gaab wrote:You think he's planning for Habar Jeclo to take over Buhoodle at some point or say 'Buhoodle is now a shared town'? That will never be possible man, lets be realistic. As for the outcome of this, it's only what has been agreed up on by ther warring factions from what I understand.garad13 wrote:His little gogol nabadeed baaqs are not genuine, in order for peace to prevail both sides of a conflict must budge, but this guy's philosophy is "it's my way or the highway,". I see the same crooked politics which was used for Las Anod in 2007 which is divide and conquer the people of Cayn, and creep slowly village by village closer to Buhoodle then wait for the perfect moment without the consent of the elders of the city. If Silanyo thinks crooked politics is going to make Buhoodle a part of Somaliland he's dead wrong.Cali_Gaab wrote:I don't understand, what is the problem here?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 38 Replies
- 3550 Views
-
Last post by zingii
-
- 44 Replies
- 7794 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 1 Replies
- 678 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 16 Replies
- 3358 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 2 Replies
- 1059 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 21 Replies
- 1498 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 5 Replies
- 591 Views
-
Last post by maxbol
-
- 4 Replies
- 619 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 8 Replies
- 1538 Views
-
Last post by JeyR