President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcome

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcome

Post by LiQaaye_TDH »

Image
Image
Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Saaka Lagu Soo Dhoweeyay Si aan Hore Loo Arag Magaalo Xebeedka Berbera
Image

Berbera (Buraoonline.com) 10.01.11 Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka gaadhay magaalo xeebeedda Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, halkaasi oo ay uga bilaabantay booqasho uu ku soo marayo gobolada barriga Dalka.
Image

Madaxweynaha Somaliland ayaa socdaalkiisan gobolada barri lagu tilmaamay mid la xidhiidha inuu u kuurgalo xaalada nololeed iyo bulsho ee gobolada dalka, waxa kale oo uu qiimayn ku samaynayaa biyo la’aanta iyo abaaraha kulul ee ku dhuftay gobolada dalka.
Image

Weftiga madaxweyne Siilaanyo waxa ku soo dhaweeyay magaalada Berbera Masuuliyiinta dawlada ee gobolka Saaxil, Golaha deegaanka iyo dadweyne tiro badan waxaana loo galbiyay guriga martida ee magaalada Berbera halkaasi oo la dejiyay.

Madaxweynaha waxa la sheegay in socdaalkiisan ay ku weheliyaan Wasiiradda Cadaalada Ismaaciil Muumin Aar, Duulista hawada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina X. Maxamed Jirde.
https://eakxtg.bay.livefilestore.com/y1 ... JPG?psid=1

Dhinaca kale, waxa gobolada Togdheer iyo Sanaag ka socda u diyaar garow xoog leh oo lagu soo dhawaynayo weftiga Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud, oo socdaalkiisii u horeeyay ku maraya gobolka Saaxil tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Burco city is preparing and waits for the Presidents Visit 8-) 8-) 8-)
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by samatar133 »

horta reer berbera maxaa baabuur waaweyn dusha ka saaray had iyo goor. barigii dhawayd ee doorashada waxa la odhan jiray kuleylka xaagaga ayaa ugu wacan, imikana maxaa ugu wacan?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by LiQaaye_TDH »

^^ :lol: :lol: :lol: Your right, i even remember the Campaign all of them were on top of the big Xamuul Trucks... its a port city, majority of the cars are big trucks...
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Cali_Gaab »

:lol: : the Yemenis.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by samatar133 »

so you are saying there are no small cars in berbera. Even Arooska iyo aroosada waxa lagu galbiyaa baabuurta xamuulka :lol: :lol: . tii berbera ahayd gurmad degdeg ah ayay u baahantahay :lol: :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Cumar-Labasuul »

Lol why are yemenis there, also do I see an afghan :lol:

Berbera really is a sauna, the guy with siiraanyo is sweating like a pig :down:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Barkhadd »

why is president siilaanyo is steping down in 2015. is it an age issue or what?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Cali_Gaab »

Yes, it's an age issue. Why would some old guy be ruling a nation when struggling to get up from a toilet seat?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Dhaga Bacayl »

samatar133 wrote:horta reer berbera maxaa baabuur waaweyn dusha ka saaray had iyo goor. barigii dhawayd ee doorashada waxa la odhan jiray kuleylka xaagaga ayaa ugu wacan, imikana maxaa ugu wacan?

Those are Indha Deero trucks. :lol:

Seriously though, riding these large trucks behind the president isn't f-king safe. Who knows what is in it?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by LiQaaye_TDH »

samatar133 wrote:so you are saying there are no small cars in berbera. Even Arooska iyo aroosada waxa lagu galbiyaa baabuurta xamuulka :lol: :lol: . tii berbera ahayd gurmad degdeg ah ayay u baahantahay :lol: :lol:
No there is enough small cars, but 70% of the Cities transport is big trucks...
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Siciid85 »

D/.P
Last edited by Siciid85 on Tue Jan 11, 2011 6:39 am, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Silaanyo Arrives in Berbera and Biggest welcom

Post by Siciid85 »

His next visit should be Burco, Erigavo , Borama etc. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”