Bu’aale : (Sh. M. Network) Mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa xilkii ka qaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Shabaab ee degmada Bu’aale ee gobolka Jubada dhexe, iyadoo Mas’uuliyiinta xilka laga qaaday qaarkood ay diideen in xilkaasi ay wareejiyaan.
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Bu’aale ee Xarunta gobolka Jubada dhexe, saraakiila ka tirsan Al Shabaab ayaa waxaa ay xil ka qaadis ku sameeyeen 3-sarkaal oo ka mid ahaa saraakiisha Shaabab ee gobolkaasi.
Saraakiisha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh Max’ed Dhaqane oo ka mid ahaa madaxii amniga ee Al Shabaab ee gobolka Jubada dhexe, Sheekh Max’ed Qeyr oo isna ka mid ahaa madaxii dacwada iyo Sheekh Qadar Cismaan raas oo madaxa xiriirka Hay’adaha samafalka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee goblkaasi.
Saraakiisha xil ka qaadista ay ku sameeyeen Maamulka Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa wxaa la sheegay in qaarkood ay kasoo horjeesteen sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Bu’aale ee Xarunta gobola Jubada dhexe.
Sheekh Qadar Cismaan Raas oo ahaa madaxii xiriirka Hay’adaha samafalka ee Shabaab oo xilka ka qaadis lagu sameeyay ayaa kasoo horjeestay xilkii ay ka qaadeen Mas’uuliyiinta Maamulka Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka.
Sheekh Abuukar Cali Aadan oo ah madaxa Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka oo xil ka qaadista sameeyay ayaa la sheegay isaga iyo wafdi uu hogaaminayay ay magaalada Kismaayo ka aadeen magaalada Bu’aale ee Xarunta gobolka Jubada dhexe si ay halkaasi u tagaan Mas’uuliyiinta xil ka qaadista Shabaab ka diiday.
Waxaa wali la magacaabin Mas’uuliyiintii lagu badali lahaa 3-da Mas’uul oo ay Al Shabaab xilka ka qaadeen.
Waa markii ugu horeysay saraakiil ka tirsan Xarakada Al Shabaab xil ka qaadis lagu sameeyay ay kasoo horjeestaan tan iyo markii Shabaab ay gacanta ku dhigeen gobolo badan oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
Maxa ka jira Bu'ale
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Maxa ka jira Bu'ale
grandpakhalif wrote:Bu’aale : (Sh. M. Network) Mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa xilkii ka qaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Shabaab ee degmada Bu’aale ee gobolka Jubada dhexe, iyadoo Mas’uuliyiinta xilka laga qaaday qaarkood ay diideen in xilkaasi ay wareejiyaan.
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Bu’aale ee Xarunta gobolka Jubada dhexe, saraakiila ka tirsan Al Shabaab ayaa waxaa ay xil ka qaadis ku sameeyeen 3-sarkaal oo ka mid ahaa saraakiisha Shaabab ee gobolkaasi.
Saraakiisha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ahaa Sheekh Max’ed Dhaqane oo ka mid ahaa madaxii amniga ee Al Shabaab ee gobolka Jubada dhexe, Sheekh Max’ed Qeyr oo isna ka mid ahaa madaxii dacwada iyo Sheekh Qadar Cismaan raas oo madaxa xiriirka Hay’adaha samafalka ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee goblkaasi.
Saraakiisha xil ka qaadista ay ku sameeyeen Maamulka Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka ayaa wxaa la sheegay in qaarkood ay kasoo horjeesteen sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Bu’aale ee Xarunta gobola Jubada dhexe.
Sheekh Qadar Cismaan Raas oo ahaa madaxii xiriirka Hay’adaha samafalka ee Shabaab oo xilka ka qaadis lagu sameeyay ayaa kasoo horjeestay xilkii ay ka qaadeen Mas’uuliyiinta Maamulka Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka.
Sheekh Abuukar Cali Aadan oo ah madaxa Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka oo xil ka qaadista sameeyay ayaa la sheegay isaga iyo wafdi uu hogaaminayay ay magaalada Kismaayo ka aadeen magaalada Bu’aale ee Xarunta gobolka Jubada dhexe si ay halkaasi u tagaan Mas’uuliyiinta xil ka qaadista Shabaab ka diiday.
Waxaa wali la magacaabin Mas’uuliyiintii lagu badali lahaa 3-da Mas’uul oo ay Al Shabaab xilka ka qaadeen.
Waa markii ugu horeysay saraakiil ka tirsan Xarakada Al Shabaab xil ka qaadis lagu sameeyay ay kasoo horjeestaan tan iyo markii Shabaab ay gacanta ku dhigeen gobolo badan oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
Post it at Juba dhexe section
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 422 Views
-
Last post by Executive
-
- 7 Replies
- 920 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 4 Replies
- 636 Views
-
Last post by afisoone
-
- 8 Replies
- 1131 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 407 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 4 Replies
- 647 Views
-
Last post by Fale
-
- 8 Replies
- 772 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 405 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 2 Replies
- 329 Views
-
Last post by bashe19