Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Post by grandpakhalif »

Inkastoo aan la xaqiijin Karin in ay wax ka ogyihiin iyo in kale hadane waxaa na soo gaartay dhismayaal shirkado caan ka ah Somaliya ay ku leeyihiin magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Mudug in lagu rakibay kaamirado wax basaasa kuwaasi oo lagu jaajuusayo dadka iyo gaadiidka.


Kaamirooyinka ayaa lagu rakibay waddooyinka soo gala Suuqa iyo qeybaha lagu kireeyo hotellada ay dagaan dadka safarka ku soo gala magaalada Gaalkacyo, waxaana arrintani ay adkeyneysaa olole ballaaran oo gudaha Gaalkacyo ay ka wadaan Sirdoon shisheeye.


Waxaa soo laablaabtay waayihii danbe warar sheegayay in sarkaal ka tirsan Sirdoonka Yuhuudda ee Mosad isla markaana gacan saar la leh Ashahaada La dirir Cabdi Shukri in uu xarun ku leeyahay magaalada Gaalkacyo, iyadoona halkaasi uu ku tababaro Somali la shaqeyneysa.


Magaaalada Gaalkacyo ayaa laba dhinac u kala go'an oo dhinacba uu ka taliyo maamul isku sheeg xiriir wanaagsan kala dhexeeyo dawladaha reer galbeedka iyo hey'adaha sirdoonka Caalamka, sidaasi oo ay tahayna waxaa ka dhaca Gaalkacyo weeraro iyo dilal qorsheysan oo lagu ugaarsado shaqsiyaadka howlahaasi ku lugta leh.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Post by The_Emperior5 »

whats the source?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:whats the source?
http://www.somalimemo.net/index.php?opt ... 48:wararka
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Post by Cirwaaq »

:| Weird...

Hello Neo...

The Matrix has you...

They are coming for you neo...

Image
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Maxa ka jira Galmudug iyo Mossad isla shaqaynayan

Post by Talo alle udaa »

grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:whats the source?
http://www.somalimemo.net/index.php?opt ... 48:wararka
somalimemo is not as credible as radioalfurqaan.com

They use a lot of sensationalist headlines with little proof to back up story.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”