Page 1 of 1
Waxba ha ii sheegin
Posted: Tue Jan 11, 2011 10:20 pm
by Shift
Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 7:59 am
by Faranacab
So true , funny and sad at the same time ,,,,,, Ak kuuke shot him self at the end ...

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:00 am
by Faranacab
Riwayadan waxay isoo xasuusisay ,,, sheekooyinkii cigaal shidaal ....

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:04 am
by Hyperactive
i couldnt understand a word, only mahammad omban ka garday.
ma af rahweyn ba?
Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:20 am
by Faranacab
maya adeer ,, waa somaligii qumanaa ...markale ku cesho si aad ula qabsato.....

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:39 am
by Hyperactive
haba shegin, wan ko eshadey, wahba kama fahmin the 1st one.
the second one baba yara daama. inkasto isakaba dib yahay sida lo fahma.
Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:47 am
by Faranacab
war anaaba ku ceshaday si aan kaaga hubiyo ,,,,

labaduba waa isku af....isla qoriga iyo waalnida aan ku jirno uunbay ka hadlayaan...
Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 8:50 am
by abdisamad3
hyperactive wrote:haba shegin, wan ko eshadey, wahba kama fahmin the 1st one.
the second one baba yara daama. inkasto isakaba dib yahay sida lo fahma.
they have abgaal reer muqdisho accent ..maybe thats why you dont understand them.

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 9:01 am
by Faranacab
abdisamad3 wrote:hyperactive wrote:haba shegin, wan ko eshadey, wahba kama fahmin the 1st one.
the second one baba yara daama. inkasto isakaba dib yahay sida lo fahma.
they have abgaal reer muqdisho accent ..maybe thats why you dont understand them.

nin waalan ....

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 9:04 am
by Hyperactive
i did it 3rd time, wallah wah Allah whoho ka hadlayo ma fahmin , even one word.
ma rer konfur bad aheyd farnacab?
Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Wed Jan 12, 2011 9:40 am
by Faranacab
Maya adeer ...laakiin reer xamar badan ayaa jaamacada ila dhigta... sidaan iyaga u dhagysanaayey,,, ayaan iyagii noqday.
Afkeenii qumanaa waaban soo iloobayaa....

Re: Waxba ha ii sheegin
Posted: Thu Jan 13, 2011 12:21 am
by LivingToSucceed
That qori suits Ilkacase well. he kinda look like a real mooryaan
.