mayor visit bosaso road construction

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

mayor visit bosaso road construction

Post by damu »

RBC Radio ) Maamulka Degmada Boosaso ayaaa Maanta waxaa ay Ka warbixiyeen Arimaha La xiriira Dhismaha Wadada Weyn Ee Magalada Boosaso Dhismaheeda Laga Bilabay.

Duqa Degmada Boosaso Maxmuud Faarax Beeldaje Oo saxaafada Kula Hadlayay Meesha ay Ka socdaan dhismayaasha aya sheegay in Ay Marinayaan Dhismayasha Meel Wanaagsan isagoona Saxafada Tusay Laamigii Loogu Tala Galay Wadadan Oo Ku Jira Fuustoyin Waaweyn Kaasi oo Maanta Laga soo Dajiyay Dekeda Boosaso.

Wadadan ayaa waxaa ay Ka soo Bilaabaneysaa Garoonka diyaaradaha ee Magalada boosaso Iyadoona si Toos ah U Galaysa Xarunta Madaxtooyada Magalada Boosaso Iyadoona dhamaan Dadka Shacabka Boosaso si Weyn U Soo Dhaweyn Arimahan Dhinaca Horumarinta Degmada Gaar ahaan Dhismaha Wadadan Oo Laami Laga dhigi Doono.


Foostoyinkani Waxaa KU Jira Laami Ama Daamur Kaasi Oo loogu Talagalay In Lagu Dhiso Wadada
Image
Xog Hayaha dowlada Hoose ee Boosaso Oo Isagana dhiniciisa La hadalayay saxaafada Aya sheegay in Ay Dalabad U Dirayaan dadka degen Gudaha Wadooyinka ay Howshan Ka wadaan Gaar ahan dadka Degen Wadada Xaafada Suweyto Oo KU Jira Gudaha wadada Laamiga ah ee Haatan Dhismaheeda La Wado.

Ugu danbeytii Waxaa uu Duqa Degmada Boosaso U ku Booriyay dadweynaha in ay Ka Qayb Qatan Arimaha Horumarinta degmada Oo Sheegay in Qof Walba Xil Ka saaran Maadama Bilicda Magalda Boosaso Tahay mid Waajib Ah.
Wadada Oo Shaqo Ka Socoto

Mohamed A Rashiid
RBC Radio Boosaso
Image
Image
Image
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: mayor visit bosaso road construction

Post by quark »

:som: :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: mayor visit bosaso road construction

Post by FBISOMALIA »

keep work my ppl for our future :som: :up:
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: mayor visit bosaso road construction

Post by whitehartlane »

puntland will be very impressive indeed with the port city's roads fit for foreign visits
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”