The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Breaking News:
Boocame.com !
magaalada widhwidh oo caawa damaashadaysa iyo ciidamo ssc oo gaaray waraysi anu layeelanay(kayse c/ yusuf oo ku sugan widhwidh dhagayso)
ciidamo ka tirsan ssc oo uu hogaaminayo xoghayaha birmadka ssc ahna ku simaha xoghayaha
gaashaandhiga ssc kayse cabdi yuusuf oo gaaray galabta casar liiqii magaalada widhwidh xili ay
ka baxeen ciidamadii xaqdarada ku joogay ee somaliland,
waxaa aanu khadka tel.kula xidhiidhnay mudane kayse cabdi yuusuf isagoo oo nooshegay in uu ku sugan yahay magaalada widhwidh dhinaca bariga oo ay horay u daganaayen ciidamada somaliland
waxaa kaloo uu nooshaygay in ay ciidamadani kuwii ugu danbeeyay isku soogaren balse ayna waxana aanuna yeelin markaanu aragnay in ay siisocdaana aanu faraha ka qaadnay,
dhiigodana aanan doonayn haday dhulkayagii noobanyen awalba xaqdaray ku joogen ee may ahayn meelay leeyihiin sababta ugu wayn ee keentay baxitaanka kana ay tahay in markii ay
arkeen in shacab waynihii ssc uu israacay bay hugurigodi liqeen meelwalbana saasay uga baxayan,
ayuu yiri kayse cabdi yuusuf oo aanu ka waraysanaynay magaalada widhwidh.dhanka kale
waxaa magaalada widhwidh gudaheeda caawa laga dareemayay farxad iyo damaashad iyo
dabaaldag illaayo intii qoraxdu soojeday shacabkaana ay aad ugu farax sanaayayen baxitanka,
hadaba waxaanu dib idiinka soo gudbinaynaa dhamaan shacabka widhwidh codkoodii waxaanu
ka gaadhno.hadana waxaa hoos ka dhagaystaan waraysigii kayse cabdi yuusuf uu ka qaaday sscradio.com xafiiskiisa buuhoodle,
halkan ka dhagayso codkii kayse
xamse xasan geelle
buuhoodle somaliya

Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Reer-Hawd will defend Kaalshale from the Warlord of Hargaisa and his clan & Reer-nugaleed will clear them out of Sool.

Hadeeysan dabo-dhilifka bataay naa dhabar jabin, i don't understand why we are not taking them out.

Hadeeysan dabo-dhilifka bataay naa dhabar jabin, i don't understand why we are not taking them out.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
I was shocked to hear that Ina Bashir Jamaac Baydan was a PRO-SOMALILAND.
Bashir Jamaac Baytan died in Hergeisa due to poisoning. Didn't the son realize that...Isxaaq ama Somaliland is behind his father's death?

Bashir Jamaac Baytan died in Hergeisa due to poisoning. Didn't the son realize that...Isxaaq ama Somaliland is behind his father's death?
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Dabo-dhilfs are sick am telling you waa xoolo, if there famiily was all killed or if Dhulos are falling of a cliff they will support the enemy! EXample Garad13 Idoors are telling him we will kill your people rape you and so on and he loves to talk about how he loves them! loool kaan kalee Udun waalahi i think wuuba caabuuda Puntland lool ma daadkaan ba ok kulaah? inaad gacaan adaag isaga qabaata kuu dhanta. 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Dee walalaay, that can't be Dhabodilfnimo...are they simply "Sheegaato"? Claiming Dhulbahante or whatever....for centuries, thus their TRUE COLORS are coming out?Babygirl- wrote:Dabo-dhilfs are sick am telling you waa xoolo, if there famiily was all killed or if Dhulos are falling of a cliff they will support the enemy! EXample Garad13 Idoors are telling him we will kill your people rape you and so on and he loves to talk about how he loves them! loool kaan kalee Udun waalahi i think wuuba caabuuda Puntland lool ma daadkaan ba ok kulaah? inaad gacaan adaag isaga qabaata kuu dhanta.
illeen dhabadhilku...if he's REAL Daarood/Harti/Dhulbahante....he will at least...stop himself at to an extend, lakinse.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
Horta umadan baan la yaabsanyahay, hadaad idunku reer abtigiin nacdeen dee maxaad garad-na ugu riixaysiin. Ileen nin reer abtigii neceb waa gun.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
What an irony.Cumar-Labasuul wrote:Horta umadan baan la yaabsanyahay, hadaad idunku reer abtigiin nacdeen dee maxaad garad-na ugu riixaysiin. Ileen nin reer abtigii neceb waa gun.

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
here comes the abtii cardCumar-Labasuul wrote:Horta umadan baan la yaabsanyahay, hadaad idunku reer abtigiin nacdeen dee maxaad garad-na ugu riixaysiin. Ileen nin reer abtigii neceb waa gun.

every time they get beat they come with "abtii"

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: The Isxaq Militia Left WidhWidh...for Kalshaale :
damu wrote:here comes the abtii cardCumar-Labasuul wrote:Horta umadan baan la yaabsanyahay, hadaad idunku reer abtigiin nacdeen dee maxaad garad-na ugu riixaysiin. Ileen nin reer abtigii neceb waa gun.![]()
![]()
every time they get beat they come with "abtii"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 2511 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 5 Replies
- 866 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 7 Replies
- 618 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 5 Replies
- 622 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 8 Replies
- 773 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 24 Replies
- 3328 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 16 Replies
- 1579 Views
-
Last post by lali99
-
- 4 Replies
- 1590 Views
-
Last post by FAH1223