ciidamo ka tirsan ssc oo uu hogaaminayo xoghayaha birmadka ssc ahna ku simaha xoghayaha gaashaandhiga ssc kayse cabdi yuusuf oo gaaray galabta casar liiqii magaalada widhwidh xili ay ka baxeen ciidamadii xaqdarada ku joogay ee somaliland.
waxaa aanu khadka tel.kula xidhiidhnay mudane kayse cabdi yuusuf isagoo oo nooshegay in uu ku sugan yahay magaalada widhwidh dhinaca bariga oo ay horay u daganaayen ciidamada somaliland.
waxaa kaloo uu nooshaygay in ay ciidamadani kuwii ugu danbeeyay isku soogaren balse ayna waxana aanuna yeelin markaanu aragnay in ay siisocdaana aanu faraha ka qaadnay.
dhiigodana aanan doonayn haday dhulkayagii noobanyen awalba xaqdaray ku joogen ee may ahayn meelay leeyihiin sababta ugu wayn ee keentay baxitaanka kana ay tahay in markii ay
arkeen in shacab waynihii ssc uu israacay bay hugurigodi liqeen meelwalbana saasay uga baxayan,
ayuu yiri kayse cabdi yuusuf oo aanu ka waraysanaynay magaalada widhwidh.dhanka kale
waxaa magaalada widhwidh gudaheeda caawa laga dareemayay farxad iyo damaashad iyo
dabaaldag illaayo intii qoraxdu soojeday shacabkaana ay aad ugu farax sanaayayen baxitanka,
hadaba waxaanu dib idiinka soo gudbinaynaa dhamaan shacabka widhwidh codkoodii waxaanu ka gaadhno.
hadana waxaa hoos ka dhagaystaan waraysigii kayse cabdi yuusuf uu ka qaaday sscradio.com xafiiskiisa buuhoodle.
ssc & kayse cabdi in widhwidh
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
ssc & kayse cabdi in widhwidh
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: ssc & kayse cabdi in widhwidh
Wararka naga soo gaadhay deegaanka Widhwidh Iyo Kalshaale ayaa waxa ay xaqiijinayaan in malayshiyada SNM ay ka guureen intooda badan deegaanka Widhwidh iyaga oo lagu daad gureeyey dhinaca Kalshaale.
Arrintan ayaa waxa y ka danbaysay Hadal uu soo saaray Hogaamiyaha Malayshiyada SNM Siilaanyo oo deegaanka Kalshaale iyo aagiisa sheegay in ay degayaan malayshiyaddaha SNM , deegaanka Widwidh ayaa sida la sheego lagaga yimi Qayb ka mid ah malayshiyadda SNM iyada oo malayshiyada inteeda badan loo raray dhinaca Kalshaale halkaas oo lagu xoojinayo beesha Bariga Burco iyo iyada oo Ciidanka qoshihiisu yahay sidii Magaalada Buuhoodle loogu weerari lahaa.
http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somali
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1422 Views
-
Last post by damu
-
- 7 Replies
- 731 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 41 Replies
- 1866 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 2 Replies
- 1920 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 1238 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 648 Views
-
Last post by DatBreh
-
- 18 Replies
- 2875 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 8 Replies
- 2146 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 15 Replies
- 3408 Views
-
Last post by Kramer