
Asaaskii Ururkii SNM: Barnaamij Ka hadlaya Taariikhda Iyo Asaaskii Ururkii SNM Oo Shabakada Ramaasnews Ka Wareystay Prof. Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Mid Ah Xubnaha Fara Ku Tiriska Ah Ee Ka Nool Asaasayaashii.
Oslo(Ramaas) – Bahda shabakada Ramaasnews waxa u suurta gashay in ay la kulmaan Prof. Cabdisalaan Yaasiin, Cabdisalaan wuxu ku suntan yahay Asaaskii Ururkii Dib u xoreynta ee SNM, waxaana uu ka mid yahay xubnaha tirayada ee ka nool asaasayaashii. Iyada oo ay Asaasayaashii hadda ka nool yihiin isaga, Prof. Cabdisalaan iyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.
Prof. Cabdisalaan waxa aanu la yeelanay wareysi dheer oo taariikhiya, oo aanu wax kaga weydiinay sidii ay ku asaasantay SNM, raggii salka u ahaa asaaskeeda iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay martay asaasideedu.
Haddaba, Prof. Cabdisalaan oo aanu weydiinay talaabo wal oo la qaaday iyo shakhsiyaadkii ku suntanaa, wareysigi wuxu u dhacay sidan ee dhageysi wacan:
Ramaasnews Desk
http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=5152

