PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south sool

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south sool

Post by FBISOMALIA »

Lades and gentleman PUNTLAND finally is moving for lasscound :clap: :clap: :clap:
Ciimada Dawlada Puntland Oo Lawareegay Deegaano ay ku Sugnaayeen Ciidamada Somaliland.

Buuhoodle(Puntlandi.com);- Ciidamada Dawlada Puntland ayaa gaaray Deegaanada Widh Widh iyo Hagoogane oo maalmihii udanbeeyay ay ku sugnaayeen ciidamada Mamulka labaxay Somaliland kuwaa oo ka ruqaansaday xiliga ay ku soo dhawaadeen ciidamada Dawlada Puntland.

Masuuliyiin katirsan Mamulka Gobolka Cayn iyo saraakiil ciidamada horkacaysa ayaa farsiin ka samaystay halka ay kacarareen ciidamadii mamulka labaxay somaliland waxaana ay wacad ku mareen in dagaal ay lagalidoonaan hadii dhulka Puntland ay cagta soo galiyaan maleeshiyaadka Siilaayo.

Maleeshiyaadka hogaamiye Siilaayo ayaa maalmihii udanbeeyay waday dhaqdhaqaayo ay ciidamo ku soo galinayaan deegaano katirsan Gobolka Cayn waxaa falalkaasi ka hortagay ciidamada Dawlada Puntland ee dhulkaa ku sugan.

Mamulka Gobolka Cayn ee Dawlada Puntland ayaa sheegay in Dawlada ay kala hadleen dhaq’dhaqaaqyada Somaliland jawaab wanaagsana ka siiyeen hadana ay isku duubanyihiin talaabana laga qaadyo cidii ku soo xadgudubta dhulka Puntland
Diyaarad Hub Iyo Saanad Milatari U Siday Puntland Oo Soo Fadhiisatay Garoonka Hol-Hol (siiland news)

Diyaarad Hub Iyo Saanad Milatari U Siday Puntland Oo Soo Fadhiisatay Garoonka Hol-Hol Ee Koonfurta Sool Oo Ciimada Qaranka Faro Cididii Kaga Baxsatay

Hol-hol, (Qaran news) - Diyaarada la sheegay inay leedahay shirkada Sarecan oo iyadutababaraysa ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo sida hub iyo saanad milatari ayaa la sheegay inay soo fadhiisatay garoonka diyaaradaha Hol-hol oo ku yaala koonfurta Sool, isla markaana ay faro cididood kaga baxsatay ciidanka qaranka Somaliland, ka dib markii ay dib uguduushay magaalada Garoowe.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku sugan deegaankaasi in markii shalay subax ay soo fadhiisatay diyaaaraadasi garoonka diyaaradaha ee Hol-hol ay damacsanayd inay Rasaas iyo Qoryo fudfudud ay u dajiso Maleeshiyo Beeleed ka tirsan Puntland oo ilaalinayey goobo ay doonayeen inay shidaal ka qodo shirkad Maraykanka ah oo la sheegay inay ku hawlanayd mudooyinkanba.

Waxaanay wararku intaas ku darayaan in markii ay ciidamada qaranka ee Jiida koonfurta Sool ku sugani ay ka warheleen diyaaradaasi la sheegay inay dib ugu duushay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland, iyagoo ilo wareedyadaasi ay Haatuf u xaqiijiyeen in diyaaradaasi ay saanada milatari ka keentay dalka Ugandha, taas oo ay leedahay shirkada Sarecan ee ciidamada Puntland tababarta.

Diyaaradan ayaa la sheegay in nooceedu uu yahay diyaaradii Hargeysa dhawaan lagu qabtay ee saanada milatari u siday Puntland ee la xukumay laguna sii daayey ganaax.

Dhinaca kale madaxwayne Ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire oo isaga la sheegay in uu muddo laba maalmood ah ku sugnaa deegaankaasi Hol-hol isaga iyo ilaaladiisii ay ciidamada qaranku markii diyaaradaasi ku soo ruqaansadeen la sheegay inay iyaguna u fakadeen xaga Garoowe, inkasta oo tibaaxuhu sheegayaan in diyaaradaasi oo qadar nususaace ah fadhiday garoonkaasi Hol-hol ay ku dajisay qoryo gaadhaya 230 qori iyo Rasaastoodii ka hor intii aanay ciidanka qaranku ku soo bixin, taas oo u duushay garoonka Garoowe oo hubkii kale ee ay siday ku dajisay.

Ciidamada qaranka Jamhuriyada Somaliland ee jiidaasi gobolka Sool ku sugan ayaa iyagu la sheegay in ay heegan culus galeen, halka ciidamada qaranka ee iyaguna ku sugan jiida Buuhoodle oo la sheegay in ay ka warheleen dhaqdhaqaaqyo ay soo maleegayaan Maleeshiyada Nabad diidka Buhoodle ay iyaguna jiidaas Buuhoodle isku balaadhiyeen, isla markaanay ay si weyn u xoojiyeen amaanka deegaanadaas Maygaagle, Hagoogane iyo deegaanada hoos yimaada degmada Buuhoodle.

Puntland iyo shirkadii maraykanka ahayd sideetamaadkii baadhitaanada ka samaysay deegaanka Hol-hol ayaa la sheegay inay doonayaan inay baadhitaan ku sameeyaan ceelka shidaalka ee Hol-hol, isla markaana hubkaa diyaaradu wadayna ay damacsan yihiin inay isku difaacaan marka ay hawlaha baadhita shidaalka bilaabaan.

Haatuf
Duqa Magaalada Laascaanood Oo Maanta U Kala Wareejiyey Xilalkii Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Iyo Xoghaye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmadaa (Daawo Warka Xil- Wareejinta).

so the news says call were between puntland and mayor of lasscound is true

PUNTLAND its time to shine :som: :up:
Last edited by FBISOMALIA on Thu Jan 13, 2011 9:59 am, edited 2 times in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by FBISOMALIA »

----------------------
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Oxidant »

NO WAY :o :o

Oh Allah, please make this true
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Oxidant »

Quick English translate please
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by FBISOMALIA »

Oxidant wrote:Quick English translate please
the first article talking how PUNTLAND cayn section capture widh widh

the second article talking that puntland preapare in south sool under command v.presdient General Abdisamad Ali Shire and russian plane went to hol hol airport after that went to garowe ( as siiland news says)

the last one mayor lasscound resign from his job

PUNTLAND shine now :clap: :clap: :clap:
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Oxidant »

FBISOMALIA wrote:

Allah Akbur, this is great news. 2011 has started great for Puntland and the Somali Republic :som: :up:

Oxidant wrote:

indeed :som: :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by sheekh-Farax-zero »

Waryaa stop beenta,, it's mujaahid major general Xinni Xiireey and his special forces who captured Widhwidh, now he sets his sight on Laascanood, it could be matter of time before he zips tea in Hotel Xamdi :som: :D
Last edited by sheekh-Farax-zero on Thu Jan 13, 2011 11:24 am, edited 1 time in total.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by damu »

xoogaga milatariga puntland oo heegankii ugu danbeeyey la galiyey caawa oo ay tahay habeen khamiisa iyo saraakiisha sar sare ee puntland oo si xawli ah ku maraya badhtamaha magaalada garoowe.

warar rasmi ah oo ay shabakada boocame ka heshay garoowe ayaa sheegaya in genaraal cabdi samad cali shire iyo saraakiisha sar sare ee maamulka puntland ay caawa ku sugan yihiin xeryaha ciidamada.

ciidamada u tababaran sida kamaadooska ayaa saddexdii cisho oo ugu danbeeyey ku gadoodsanaa xeryaha ciidanka iyagoo doonaya inay weerar ku qaadan goobaha ay ku sugan yihiin xoogaga siilaanyo ee gobolada ssc.
todobaadkan ciidamada waxay ahaayeen kuwa aad u cadhaysan kana cadhaysan gardarada uu ku hayo maamulka siilaanyo kuwaasoo ka codsanayey in loo fasaxo inay weeraro lixaadleh ku qaadaan laascaanood iyo kalshaale ayuu yidhi sarkaal sare oo aan waxka waydiinay dareenkooda ku aadan arimaha kalshaale iyo ciidamada puntland.

warar kale ayaa sheegaya in markay ka war heleen ciidamada siilaanyo ay dib isugu gurteen adhicadeeye .
mar aan la xidhiidhnay magaalada buuhoodle ayaa iyadana la sheegaya in ciidamadii kalshaale ee maamulka riyaale ay kaga tageen ugu badnaan 40 ciidan ah iyo shan gaadhi oo tikniko ah kuwaasoo hada ku sugan kalshaale.
warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in ciidamada maamulka siilaanyo uu ku dhacay argagax markay maqleen xoogaga puntland oo ku soo wajahan laascaanood dabadeedna ay isugu guranayaan tuulada adhi cadeeye.
kala soco wararka xaqiiqda boocame.com

Contact us:- webmaster@boocame.com
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by FBISOMALIA »

sheekh-Farax-zero wrote:Waryaa stop beenta,, it's mujaahid major general Xinni Xiireey and his special forces who captured Widhwidh, now he sets his sight on Laascanood, it could be matter of time before he zips tea in Hotel Xamdi :som: :D
sxb puntland side say capture widh widh by puntland cayn section ssc side say too markaas no problem the important is in our hand :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by FBISOMALIA »

damu wrote:
xoogaga milatariga puntland oo heegankii ugu danbeeyey la galiyey caawa oo ay tahay habeen khamiisa iyo saraakiisha sar sare ee puntland oo si xawli ah ku maraya badhtamaha magaalada garoowe.

warar rasmi ah oo ay shabakada boocame ka heshay garoowe ayaa sheegaya in genaraal cabdi samad cali shire iyo saraakiisha sar sare ee maamulka puntland ay caawa ku sugan yihiin xeryaha ciidamada.

ciidamada u tababaran sida kamaadooska ayaa saddexdii cisho oo ugu danbeeyey ku gadoodsanaa xeryaha ciidanka iyagoo doonaya inay weerar ku qaadan goobaha ay ku sugan yihiin xoogaga siilaanyo ee gobolada ssc.
todobaadkan ciidamada waxay ahaayeen kuwa aad u cadhaysan kana cadhaysan gardarada uu ku hayo maamulka siilaanyo kuwaasoo ka codsanayey in loo fasaxo inay weeraro lixaadleh ku qaadaan laascaanood iyo kalshaale ayuu yidhi sarkaal sare oo aan waxka waydiinay dareenkooda ku aadan arimaha kalshaale iyo ciidamada puntland.

warar kale ayaa sheegaya in markay ka war heleen ciidamada siilaanyo ay dib isugu gurteen adhicadeeye .
mar aan la xidhiidhnay magaalada buuhoodle ayaa iyadana la sheegaya in ciidamadii kalshaale ee maamulka riyaale ay kaga tageen ugu badnaan 40 ciidan ah iyo shan gaadhi oo tikniko ah kuwaasoo hada ku sugan kalshaale.
warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in ciidamada maamulka siilaanyo uu ku dhacay argagax markay maqleen xoogaga puntland oo ku soo wajahan laascaanood dabadeedna ay isugu guranayaan tuulada adhi cadeeye.
kala soco wararka xaqiiqda boocame.com

Contact us:- webmaster@boocame.com
important news puntland is moving guys :clap: :clap:
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Oxidant »

Another English update please
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Babygirl- »

SSC forces led by Keyse became Puntland? :?

http://www.radiodaljir.com/audio/martis ... seJan12.rm

magaalada widhwidh oo caawa damaashadaysa iyo ciidamo ssc oo gaaray waraysi anu layeelanay(kayse c/ yusuf oo ku sugan widhwidh dhagayso)

ciidamo ka tirsan ssc oo uu hogaaminayo xoghayaha birmadka ssc ahna ku simaha xoghayaha gaashaandhiga ssc kayse cabdi yuusuf oo gaaray galabta casar liiqii magaalada widhwidh xili ay ka baxeen ciidamadii xaqdarada ku joogay ee somaliland.

waxaa aanu khadka tel.kula xidhiidhnay mudane kayse cabdi yuusuf isagoo oo nooshegay in uu ku sugan yahay magaalada widhwidh dhinaca bariga oo ay horay u daganaayen ciidamada somaliland.

waxaa kaloo uu nooshaygay in ay ciidamadani kuwii ugu danbeeyay isku soogaren balse ayna waxana aanuna yeelin markaanu aragnay in ay siisocdaana aanu faraha ka qaadnay.

dhiigodana aanan doonayn haday dhulkayagii noobanyen awalba xaqdaray ku joogen ee may ahayn meelay leeyihiin sababta ugu wayn ee keentay baxitaanka kana ay tahay in markii ay

arkeen in shacab waynihii ssc uu israacay bay hugurigodi liqeen meelwalbana saasay uga baxayan,

ayuu yiri kayse cabdi yuusuf oo aanu ka waraysanaynay magaalada widhwidh.dhanka kale

waxaa magaalada widhwidh gudaheeda caawa laga dareemayay farxad iyo damaashad iyo

dabaaldag illaayo intii qoraxdu soojeday shacabkaana ay aad ugu farax sanaayayen baxitanka,

hadaba waxaanu dib idiinka soo gudbinaynaa dhamaan shacabka widhwidh codkoodii waxaanu ka gaadhno.

hadana waxaa hoos ka dhagaystaan waraysigii kayse cabdi yuusuf uu ka qaaday sscradio.com xafiiskiisa buuhoodle.
Last edited by Babygirl- on Thu Jan 13, 2011 11:41 am, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by FBISOMALIA »

Babygirl- wrote:SSC forces led by Keyse became Puntland? :?

http://www.radiodaljir.com/audio/martis ... seJan12.rm
ayeeyo ssc do good job in kalsahale we respect that :som: :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: PUNTLAND capture widh widh&prepare for lasscound south s

Post by Babygirl- »

It's not good to claim other ppl's efforts! PL waxa la sugayey 3 yrs! if they will do something it's open for them, marka don't make excuses 4 them and say waax bey qabsaden.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”