Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
Maleeshiyaadka SNM ee ku Sugan Magaalada Laascaanood Oo Cabsi weyni Soo Food saartay ka Dib culays kaga yimid Ciidamada SSC.
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood caawa oo habeenimo goor danbe ah ayaa sheegaya in maleeshiyaadka SNM, ee ku sugan hareeraha iyo gudaha magaalada Laascaanood ay soo wajahday cabsi weyni ka dib markii ciidamo uu wato Xoghaya Birmadka ahna ku simaha Madaxa gaashaandhiga Ee SSC uu soo gaadhay daafaha maagaalada Laascaanood.
Ciidamada SSC qaybtooda Ismaaciil Mirre oo ah guuto Halaag fara badan baday maleeshiyaadka soo duulay ayaa la sheegay inay soo gaadheen Buuraha magaalada Laascanood halkaasoo lagu wado inay hawlgalo cul culus ka fuliyaan saacadaha soo socda.
Qayb ka mid ah ciidamada Lugta ee SSC ayaa la wareegay magaalada Widhwidh oo ay shalay ka Hulleeleen maleeshiyaadkii SNM, ka dib markii ay hayn waayeen culayska SSC ee dhinacyada badan iyo weliba quluubtooda is khilaaftay.
Fadhiisimada hareeraha ee ay ku sugnaayeen maleeshiyaadku, ayaa la sheegay inay caawa ka yaaceen, ayagoo gudaha u galay saldhigya Booliska ee gudaha magaalada. Dhanka koonfurta goobta lagu magacaabo Waqderi ayey baneeyeen, ayagoo u guuray dhanka Nugaasha meesha lagu magacaabo Dhuxun, halka kuwii ku sugnaa dhanka maaragana ay isku bar bariyeen dhanka Dhunya xoosho.
Maleshiyaadkii dhanka Widhwidh ka soo cararay ayaa la sheegay in qaarkood ay gaadheen Burco, beer ina afmadoobe iyo deeganada gudaha ee maamulka Hargaysa, halka kuwa Calooshood u shaqaystayaasha ah ee deegaanka ka soo jeedaan ay Biciidsadeen wadada dheer ee laamiga ah, sida Adhicadeeye, Tuulo samakaab iyo Canjiid.
Waxaana la sheegay in xaalka Calooshood u shaqaystayaasha uu yahay mid jahawareer ah ayagoo garan la waxaan is hor iyo daba maraya, iyo ciidamada SSC oo ayaguna soo kubaareeyey dhamaan deeganada SSC oo idil.
Mar aan xidhiidh la sameynay Kayse Abdi Yuusuf wuxuu noo xaqiijiyey inuu sugan yahay buuraha ku xeeran Laascaanood, lagana yaabo inuu gudaha u galow walow uu diidey faah faahin inuu baxsho arimo la xidhiidha xaga Militeryga.
Isku soo wada duubo xaalada SSC ayaa u eg mid kala guur ah ayadoo jaanis weyn ay haystaan ciidamada SSC hadii ay helaan taageerada shacabka debed iyo gudana ay hubaal tahay inay daba iska raacin doonaan maleeshiyaadka SNM oo tacadiyo badan ka gaystay deeganada Dhulbahante intii ay haysteen

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!

Babygirleey...inadheeray ha isku gursaanow Laascaanood

Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
[youtube]z5cFD0H7S4U&feature=related[/youtube]
lol @ prince
-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
Lol
Babygirl dee jawaabto maxeey tahay?

Lasanod Gabar ka doono dee.
Eedo Saado
Soo Joogso Diidee!
Faraa galiyaa oo Baara!
Cashaar aay kuu jiftaan!
hawa lama ilawaan!
Jilibkii Darwiishkoow.
Waa idinki uu jilib dhigay
Ingiris kii jabiyee!
Talyanigi Tirtiraye!
Faransis foogeeye!
Jiri qayadeeda & Jeerada Amxaarada!
Jahuurkeey wadaato & Jeerada Amxaarada!
Aaaax
Jidkaa Laydhkaa Qaado !
Jilibki Darwiishkoow!

Eedo Saado

Soo Joogso Diidee!

Faraa galiyaa oo Baara!

Cashaar aay kuu jiftaan!

hawa lama ilawaan!

Jilibkii Darwiishkoow.

Waa idinki uu jilib dhigay
Ingiris kii jabiyee!
Talyanigi Tirtiraye!
Faransis foogeeye!
Jiri qayadeeda & Jeerada Amxaarada!

Jahuurkeey wadaato & Jeerada Amxaarada!

Aaaax
Jidkaa Laydhkaa Qaado !
Jilibki Darwiishkoow!
Last edited by Babygirl- on Thu Jan 13, 2011 9:41 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
Xasidsana
Horta, I can't wait the day Laascaanood is liberated and the BIGGEST DHULBAHANTE conference is held in Laascaanood....beerta Xooriyada !

Daraawiish Jamaceed Yaa Dhaankina Joogte!
Goobanimada Yeey Jabiin, Daalka yaan Lakala Jariin!
Jilibki Darwiishkoow!
Inshalaah soon cadoowga waa la jebiin
Goobanimada Yeey Jabiin, Daalka yaan Lakala Jariin!
Jilibki Darwiishkoow!
Inshalaah soon cadoowga waa la jebiin

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
This men shall NOT enter Laascaanood iyo caaro Dhulbahante :
Fuad Aden Cade
Baashe Cade
Ibrahim Caydid
Mahad Cambaashe
Mustafe Galal
Xamse Gadawayne
Xuseen Tarwaale
Gooni
Xabsaade
Garad Soofe's brother
And any Faggot-Dhabodhilif that is with Isaaqa.
Fuad Aden Cade
Baashe Cade
Ibrahim Caydid
Mahad Cambaashe
Mustafe Galal
Xamse Gadawayne
Xuseen Tarwaale
Gooni
Xabsaade
Garad Soofe's brother
And any Faggot-Dhabodhilif that is with Isaaqa.
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
There is more men, that will never enter Dhulbahante Land oo Buug Madoow Tariikhdeena ka galaay! 

Last edited by Babygirl- on Thu Jan 13, 2011 10:05 pm, edited 2 times in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
When the SNM were fighting in the 80's they made a pledge to each other, that NONE amongst the SNM will save his uncle (Abti), half-brother, step-father, grandparents, husbands that are Daarood and so forth)Babygirl- wrote:There is more men, that will never enter Dhulbahante Land oo Buug Madoow Tariikhdeena ka galaay!
Today, Dhulbahante has to make pledge to each other, that NONE shall save the Dhabodilif and that their blood is XALAAL...shoot dead on the spot !

Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
Saax drag them in the streets!

-
- SomaliNetizen
- Posts: 419
- Joined: Fri Dec 31, 2010 8:22 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
True.
No brother, adheer, abti, father, or grandfather shall save those dhabodhilifs.

- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Mujahiid Keeyse oo Laascaanood cawa duul Fadhiya!
PrinceOfDarwiishLand wrote:Xasidsana![]()
Horta, I can't wait the day Laascaanood is liberated and the BIGGEST DHULBAHANTE conference is held in Laascaanood....beerta Xooriyada !![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 433 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 9 Replies
- 610 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 7 Replies
- 370 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 33 Replies
- 1522 Views
-
Last post by original dervish
-
- 168 Replies
- 10615 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 4 Replies
- 478 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 8 Replies
- 870 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 641 Views
-
Last post by Keyse_0208