Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by djibsomali »

The heads of the 16 sublcan of jibril yoniis are going through a cultural conference in order to catch the next suldan of jibril yoniis

Quljeed (Harowo) - Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis, ayaa shalay waxa qado sharaf u sameeyey Dadwaynaha reer Quljeed oo u qalay 5 Neef oo geel ah oo ay ugu talo galeen soo dhawaynta Golaha dhaqanka beelaha Jibrilyonis. Gudidan Dhaqanka ah ayaa waxay soo gaadheen magaalada quljed 4 maalmood ka hor mudada ay joogeena waxa ay ku jiraan quraan akhris iyo alla bari si uu ilahay ugu fududeeyo hawsha culus ee ay u hayaan beelwaynta Jibrilyonis ee Dal iyo dibadba jooga.

Qado sharafeedkan ay u sameeyeen dadwaynaha Reer Quljed oo uu horkacayo Gudoomiyaha Magaalada Sh.Cabdilaahi ayaa wax ay ahay qado lagu soo afjareyey mudadii ay ku jireen alla bariga iyo quraan akhriska loona gudbayey hawlihii iyo kulanadii ay u tageen Magaalada Quljeed.

Wajigii labaad ee Shirwaynihii beesha jibril yoniis ayaa bilaabmay isla shalay galinkii danbe markii ay dhamaysteen qadada ayaa wax ay u huleelen hoolka shirka loogu tala galay oo isaguna ku yaala isla dugsiga sarre ee Quljeed oo ay daganaayeen Mudada ay Jooga Magaalada Quljeed.

Caaqil Faaxa Maxamuud oo ahaa Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka beelaha Jibrilyonis oo hawsha ku soo jiray muddo 3 Sanno ah ayaa waxa uu si sharaf iyo maamuus leh ugu wareejieyey shir gudoonka shirka Sheekh Ahmed Hoori Buux oo horay u ahaan jiray sheekha Gudida hadana loo magacaabay Gudoomiyaha Gudida.

Kalmad uu jeediyey Caaqil Faarax ayaa waxaa uu ugu horayn u mahad naqay dad waynahay reer quljeed qado sharaftan ay ku casuumeen Golaha Dhaqanka beelaha Jibrilyonis waxaanu ka hadlay sida uu ugu wareejiyey Sheekh Axmed Hoori Gudoomiyanimada ayaa waxaa uu sheegay in ay ku doorteen Waayo aragnumo, da’da, iyo diinta oo uu sheegay in uu yahay sheikh Axmed ninkii ku haboona in uu Gudoomiya Shirka.

Sheekh Axmed Hoori oo hadalka ka daba qaatay ayaa ugu horayn u mahad naqay dadwaynaha reer Quljeed si diiran ee ay u soo dhaweeyeen Golaha Dhaqanka beelaah Jibrilyonis waana wax ay dhaqan u leeyihiin reer Quljed waligoodna way soo dhawayn jireen caado ayey u leeyihiin waa sida uu hadalka u dhigay sheikh Axmed.

Waxa kale uu u mahad naqay Caaqil Faarax Maxamuud oo Muddo dheer hawshan soo waday si sharaf lehna iigu wareejiyey waan u mahad naqayaa wax kale oo uu ka codsaday in ay goluhu la shaqeeyaan masuuliyada culus ee ay u igmadeen.

Shirkan Shalay u furmay Golaha oo ah wajigii Labaad ayaa wa aan la garanayn mudada u qaadan doono iyaga oo guda galay hawsha intii u muhiimsanayd oo ah xulida Suldaanka guud ee Hogaamin doonta Beelwaynta Jibril yonis Dal iyo Dibadba.



Image
Image
Image
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by RuralMan08 »

The Suldaan must be from Reer Farah!!!! Why break the tradition?

Are Reer Lafacise, Gogti and Jibril Yunis Reer Ethiopia involved mise waa kuwaa Awdal only?
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by djibsomali »

RuralMan08 wrote:The Suldaan must be from Reer Farah!!!! Why break the tradition?

Are Reer Lafacise, Gogti and Jibril Yunis Reer Ethiopia involved mise waa kuwaa Awdal only?
That is a strong statement? why does it have to be reer farah??
is it because the last sultan was reer farah??

unlike the ugass the sultan is not hereditary neither belong to a specific subclan!

The picture you see are 16 elders from the 16 subclan of jibril yonis; some of those guys are sultan themselve for their subclan.
And yes everyone is there trying to catch the jibril yonis sultan.

And i am planning to go in march in order to participate the ceremony ( and this will be my first time in awdal or kilinkaa shanaad; wherever they going to hold the ceremony)
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by RuralMan08 »

Djibsomali I never knew it wasnt hereditary. So every subclan is involved mashallah this is quite interesting maybe we should send a delegation over there too see how this will affect Aden/Jibril relations :mrgreen:

I bet you are supporting your subclan :mrgreen:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by djibsomali »

RuralMan08 wrote:Djibsomali I never knew it wasnt hereditary. So every subclan is involved mashallah this is quite interesting maybe we should send a delegation over there too see how this will affect Aden/Jibril relations :mrgreen:

I bet you are supporting your subclan :mrgreen:
wallahi noo; i don't even know if any guy from my subclan is standing or not!
although maybe we are the most numerous among those 16.

And There is no issue outstanding with the aden yoniis..
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by RuralMan08 »

djibsomali wrote: wallahi noo; i don't even know if any guy from my subclan is standing or not!
although maybe we are the most numerous among those 16.

And There is no issue outstanding with the aden yoniis..
The new Suldaan of the Jibril Yunis will be welcomed with openarms in Sheedheer, inshallah qado sharah ah baa loo diyaarinayaa iyo xaflad weeyn. Djib make sure you come and visit my hometown, dont miss it inshallah!
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by djibsomali »

This is early this week when they left borama to quljeed

Rooble90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1391
Joined: Tue Mar 09, 2010 8:42 pm

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by Rooble90 »

What are the 16 Subclans of Jibriil Yoonis?

I only know A Few
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Golaha Dhaqanka Beelaha Jibrilyonis (16 subclan)

Post by djibsomali »

Reer Gorod
Aadan Xaad
Cismaan Guulo
Reer Dudub
Kabaharag
Reer Dharaar
Geela Yuusuf
Reer Maxamuud
Reer Axamad
Reer Faarax

and 6 Gadaala Dhal (like hamoud galaad; reer maxamad; reer xassan and 3 others)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”