Page 1 of 1

Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro ah.

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:32 pm
by garoweboy
Kismaayo : (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose ayaa galabta gacanta ka jaray wiil dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen falal tuugo nimo ah.

Wararka ka imaanaya maagalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in galabta fagaaro ku yaala magaaladaasi, ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo ay wehliyaan Saraakiil ay xukun gacan goyn ah ku fuliyeen wiil dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen falal tuugonimo.

Fagaaraha xukunka uu ka dhacay ayaa waxaa lasoo istaajiyay 4-dhalinyaro ah oo saraakiisha Shabaab ay ku eedeeyeen inay qaateen qori AK-47, kun dollar iyo 2-Milyan oo shlin Soomaali ah, waxaana saraakiisha Shaabab ay shegeen in galabta xukun gacan goyn ah ay ku fuliyeen C/raxmaan Max’uud Cali oo da’diisu lagu sheegay 20-jir kaasi oo lagu eedeeyay in uu Mas’uul ka ahaa hantida la qaatay.

Taliyaha ciidamada Al Shabaab ee magaalada Kismaayo Xasan Nuur Xasan Cade oo ka hadlay goobta uu xukunka ka dhacay ayaa sheegay in xukun gacan goyn ah ay ku fuliyeen C/raxmaan Max’uud Cali, isagoo intaasi ku daray in maalmaha soo socda sidoo kale ay xukun gacan goyn ah ku samayn doonaan 3-eedeysane oo maanta wax xukun ah lagu fulin.

Goobta uu xukunka ka dhacay ayaa waxaa soo buuxdhaafiyay dad wayne aad u farabadan kuwaasi oo daawanayay sida xukunka ay fulanayeen, waxaana galabta gacanta midig ay ciidamda Al Shabab ka jareen wiilkaasi dhalinyarada ah oo ay ku eedeeyeen in uu qaatay hanti taalay mid ka mid ah goobo ganacsi oo ku yaala magaaladaasi.

Magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale oo ay Al Shabaab gacanta ku hayaan, Jimco kasta waxaa ka dhaca xukuno ay Al Shabaab fuliyan kuwaasi oo gacan iyo luga looga jaro dad ay ku eedeeyaan falal ka dhan ah shareecada Islaamka.
Image
:shock: :o

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:35 pm
by The_Emperior5
hadu wax xado wa xaq in gacanta la jarro thats sharciga islaamka :up: how ever i don't agree in gacanta oo duuleysa anago guryaheena joogna internetka la so galiyo sawiirada i dont think asxaabihi gacmaha ay jaraan dadkay tus tusi jireen :lol:

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:36 pm
by garoweboy
its disturbing man.

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:38 pm
by grandpakhalif
Its shariictul Islam, bintuland will soon enjoy it

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:40 pm
by DR-YALAXOOW
this is disgusting and barbaric. al shiishkabaab most be terminated khawaariji childkillers shayaadiiin.

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:40 pm
by ibrahimcw
DR-YALAXOOW wrote:this is disgusting and barbaric. al shiishkabaab most be terminated khawaariji childkillers shayaadiiin.
:up:

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:41 pm
by garoweboy
Bro why did you stopped supporting alshabab?

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:45 pm
by The_Emperior5
DR-YALAXOOW wrote:this is disgusting and barbaric. al shiishkabaab most be terminated khawaariji childkillers shayaadiiin.

what is barbaric amputating a hand Islam tells us if some one steals cut of his hand .

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:52 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:
DR-YALAXOOW wrote:this is disgusting and barbaric. al shiishkabaab most be terminated khawaariji childkillers shayaadiiin.

what is barbaric amputating a hand Islam tells us if some one steals cut of his hand .
you only support Shabab in koonfuur why don't you like shariica tul Islam in the kufr govt of somalilandh?

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:54 pm
by The_Emperior5
^^ Grandpa sharia law is good for every one every Muslim should be ruled by sharia law

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:55 pm
by afisoone
I am sure may be it is true those kids stole all those stuffs, but alshabaab can not produce single evidence that they are the one who stole those stuffs. They are using their imagination not the laws of Islam. When you tell them this is bulshit... They are going to come after you... But really what goes around must come around.. We can not tolerate this evil group who cuts hands and legs without proper procedure of Islam...

I am sick and tired of these group. Walaahi Allah will ask them to bring prove in the day of qiyaamaha.

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:56 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:^^ Grandpa sharia law is good for every one every Muslim should be ruled by sharia law
so why do you say Shabab is only good for koonfuur

Re: Shabaabka Kismaayo oo gacanta ka jaray wiil dhalinyaro a

Posted: Fri Jan 14, 2011 5:56 pm
by tightrope
The_Emperior5 wrote:
DR-YALAXOOW wrote:this is disgusting and barbaric. al shiishkabaab most be terminated khawaariji childkillers shayaadiiin.

what is barbaric amputating a hand Islam tells us if some one steals cut of his hand .

MOST OF THE MEN WHO HAVE THEIR HAND AMPUTATED ARE FRAMED FOR STEALING BECAUSE THEY REFUSE TO JOIN AL-SHABAB! YOU KNOW IT! :down: