good job boys helping our brothers SSCWararkii ugu dambeeyey Deegaanka Hawdka iyo shaki ku xeeran Siilaanyo
Riinji.com:-Ciidamadii SSC iyo kuwii Somaliland waxay kala fadhiyaan maanta Tuulooyinka Kalabaydh iyo Dhumay,waxaana ka jira deegaankaasi Dhaqdhaqaaq Ciidan oo xoogan..
Ciidama Hogaanka SSC ayaa waxay xoogoodii soo galeen deegaanka Gobolka Sool ee Tuulooyinka Dhinaca Waqooyi (Hawdka),kadib markii Ciidamadii Somaliland ay soo baneeyeen Widhwidh iyo gebi ahaanba Hawdka. Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa iyagu ku kala sugan Kalabaydh,Laascaanood ilaa iyo inta u dhexeysa Oog ayey kala daadsan yihiin kadib markii ay si mudaharaad ah ay uga soo bexeen Fadhisimadoodii hore ee Hawdka,Xalada deegaanka Hawdka ayaa isu bedeli karta dhinac walba saacada soo socda marka la eego Ciidamada kala fadhiya Dhumay iyo Kalabaydh oo 10KM isu jira. Dadka indha garad ah ayaa sheegay in Siilaanyo uu ka baxay markii Ciidamadiisu ay ka soo bexeen Fadhiisimadii Hawdka iyagoo gadoodsan,Siilaanyo ayaa isagu xiligaasi ku sugnaa Magaalada Berbera isagoo laga sugayey in uu Burco soo gaadho ayuu si degdeg ah Hargeysa u galay arintaasi oo dareen sare lahayd. Si kastaba ha noqotee Siilaanyo ayaa todobaadkii hore uu soo saaray Go'aamo ku saabsanaa Colaada Kalshaale arintaasi oo labada dhinacba ay ku gacan saydheen,sidoo kale Ciidamadii uu ku amray in ay saldhigyo ka samaystaan Kalshaale ayaa gebi ahaanba soo ka soo baxay Hawdka. Isku soo wada duubo Deegaanka Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa marba siyaasad weji cusub leh ku imaanaynsaa marka la eego Puntland oo Ciidamo 5kun gaadhaya soo cayminaysa,Hogaanka SSC oo jabhadayn ka wada deegaanka qaarkiis iyo Somaliland oo sheeganaysa Gacan ku haynta Laascaanood iyo Diilinta isku xidha Burco iyo Laascanood. YASIN MAXAMED AXMED RIINJI ISHA WARARAKA
latest news in cayn puntland 5 thousand solder helping SSC
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
latest news in cayn puntland 5 thousand solder helping SSC
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: latest news in cayn puntland 5 thousand solder helping S
Fbi Somalia is very dumb puntlander, and Oxident is no diffent
What is wrong with SSDF prirates guys, there is no Puntland militia in SSC, Fbi somalia why should you make big lies, there is Puntland militis in SSC let alone in Cayn region
Now pirates are trying to hijack and claim the achievements of SSC Movement, all somalis know the fact that puntland was defeated in 2007, after 3 years Puntland is still unable to return in SSC region , now the conflict is between SSC army vs. SNM-Somaliland. Faroole and his pirates need to wait when they grow a pair, yapping like little girl will not benefit them.
What is wrong with SSDF prirates guys, there is no Puntland militia in SSC, Fbi somalia why should you make big lies, there is Puntland militis in SSC let alone in Cayn region
Now pirates are trying to hijack and claim the achievements of SSC Movement, all somalis know the fact that puntland was defeated in 2007, after 3 years Puntland is still unable to return in SSC region , now the conflict is between SSC army vs. SNM-Somaliland. Faroole and his pirates need to wait when they grow a pair, yapping like little girl will not benefit them.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: latest news in cayn puntland 5 thousand solder helping S
so now your SSC movement became powerful wooooow no wounder until now couldn't take lasscound and running like chicken without any achievement in the ground ...!!!EastAfrica wrote:Fbi Somalia is very dumb puntlander, and Oxident is no diffent
What is wrong with SSDF prirates guys, there is no Puntland militia in SSC, Fbi somalia why should you make big lies, there is Puntland militis in SSC let alone in Cayn region
Now pirates are trying to hijack and claim the achievements of SSC Movement, all somalis know the fact that puntland was defeated in 2007, after 3 years Puntland is still unable to return in SSC region , now the conflict is between SSC army vs. SNM-Somaliland. Faroole and his pirates need to wait when they grow a pair, yapping like little girl will not benefit them.
useless still be always useless and yes puntland deport solder to cayn after the garaad statement that's true from our side...and regarding losing lasscound ask your rat uncle xabasdii when all dulabahantii went to his side agains puntland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 466 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 886 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 19 Replies
- 1655 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 7 Replies
- 1941 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 647 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 476 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 0 Replies
- 366 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 43 Replies
- 3578 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 15 Replies
- 1166 Views
-
Last post by garoweboy