Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Deegaanada Lughaya Ayaa Waxay Sheegayaan In Uqaashii Ree Gabilay Ee Ay U Suurto Gali Wayday Ina Ay Ku Caleemo Saraan Suldaanka Degmada Lughaya Ay Ku Laabtee Magaalda HargaysaPosted in January 15th, 2011 by lug in NewsBorama-(Lug)-Raxan dadwayne ku gaashaaman gaadiid una socday inay ku caleemo saaraan suldaan deegaanada lughay ayaa ay suuro gal u noqon waydayin ay ku caleemo saaraan suldaankooda deegaanada lughaya.
balse maalintii shalay ayaa ay ahayd markii ay ka huleeleen deegmada lughaya iyaga oo kala kulmay waji gabax ay ku dheehantahay guuldaro iyo ciil waxaanay u soo anba baxeen dhanka tuulada tuurka ee isla deegaamada hoos yimaada degmada lughaya halkaasi oo aysan ku qabin kalsooni ay kusii joogaan ayaa waagu ugu baryay walwal iyo walaac ay ka qabaan dawaynaha horay uga soo bara saaray deegaanada kor ku xusan .
Kadibna waxaa ay dadwaynaha reer lughaya uga dayriyeen inay ku sii ragaadaan deegaanada tuurka kadibna uga sii anba baxeen dhanka Cabndi Geedi iyga oo diifta iyo daalka ku taali ay tahay mid lama araga wali kama aysan qancin dadwaynaha reer lughaya ee waa ay ku daba jireen ilaa iyo intii ay kusugnaayeen deegaanada hoos yimaada dagmada lughaya .
Maaha markii ugu horaysay ee ay isu dayaan inay ku caleemo saaraan suldaanka beesha oo ay horay ugu caleemo saareen dagmada arabsiyo ayaa waxaa inbadan ku taamayeen sidii ay mar uun cagaha u saari lahaayeen deegaanada lughaya kadibna ugu caleemo saartaan suldaanka oo horay loo caleemo saaray kuna dheehan tahay ajandayaal kale .
dadwaynaha lughaya ayaa ah dadwayne marwalba la socda xaalku halka uu marayo ahna dad xadaaradle kana soo jeed boqortooyadii Saylac ayaa islamarkiiba dareen kamuujiyay arinkaasi lagu maldahayo caleemo saarka suldaanka beesha reer arabsiyo
hadaba galinkiidanbe ee maanta ayaa markale a ay ka daba baqooleen dadwaynaha deegaanada lughaya uqaashii beesha reer gabilay eek u sugnaa tuulada Cabdi Geedi si ay uga talaabiyaan guud ahaaba deegaanka hoos yimaada lughaya .
wararka ka imanaya deegaanka Cabdi Geedi ee ka tirsan deegaanada dagmada lugahaya ayaa sheegaya in cuqashii reer gabilay ay u caraabeen dhanka caasimada somaliland ee magaalada hargaysa
Lughaya Desk
Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
Last edited by Khalid Ali on Sat Jan 15, 2011 8:30 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sacadmuse sultan could not tbe crowned in Lughaya
This is good news there is no need for him to crown him self in lughaye if the majority of the people from that town do not want that , nabada halaga shaqeyo iyo nidaamka 
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
This is good news inshallah it will stay this waym hopefully they will arrest the ciise gang who raped the woman but I heard they are now in djibouti. Inshallah its a good development.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
RuralMan08 wrote:This is good news inshallah it will stay this waym hopefully they will arrest the ciise gang who raped the woman but I heard they are now in djibouti. Inshallah its a good development.
- Blue_609
- SomaliNetizen

- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
lughaye maxaa geeyay marka hore? gabilay ha iskaga laabto odaygo
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Sacadmuse sultan could not be crowned in Lughaya
ugaskaa calinkii gaalmudug uu eeg waa inaa laagu xaleemo saaroo meeshuu raaboo!
Aniguu waan soo dhaweynayaah ugaskaa martidad aah!!
Aniguu waan soo dhaweynayaah ugaskaa martidad aah!!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1261 Views
-
Last post by JSLBerbera
-
- 50 Replies
- 3802 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 4 Replies
- 793 Views
-
Last post by paperino
-
- 0 Replies
- 699 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 1 Replies
- 663 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 21 Replies
- 5071 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 2 Replies
- 1023 Views
-
Last post by bashe19
-
- 6 Replies
- 1844 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 22 Replies
- 5608 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 11 Replies
- 2174 Views
-
Last post by theyuusuf143