Somaliland government announces no more school fees
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Somaliland government announces no more school fees
The Government of Somaliland Announces "No More School Fees" For Public Schools from February 2011
Hargeysa(HWN):-Xukuummada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay ka deysay lacagtii laga qaadi jiray ardeyda dhigata Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuumada laga bilaabo bisha February ee sanadkan 2011.
Sidaa waxa bayaamiyey Wasiirka Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa.
“Waxaanu idin ogaysiinayna in aanu joojinay ardeydii laga qaadi jiray lacagaha ee dhigan jiray Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuummada, taas oo dhibaato ku ahayd qoysas tiro badan. Maanta oo danyartii looga tagay Iskuuladii dawlada”ayuu yidhi Wasiirka Maaliyadu Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.
Mar uu Wasiirka maaliyada Somaliland oo ka hadlayey sababta keentay in lacagta laga qaado ardeyda Dugsiyada laga daayo wakhtigan waxa uu yidhi“1500 oo macalin ayaa qaadan jiray Gunada laga qaado ardeyda, taas oo keentay in la eryi-waayo ardeygii akhlaaqda xumaa oo la eegto laccagta laga qaadayo, iyo in Glass-yadu buuxsamaan, waxyaabahaas oo dhami waxay hoos u dhigeen tayadii waxbarasho ee Dugsiyada Xukuumamda, taas oo keentay in qofkii lacag heystay ardeydiisa geysto meel kale”
Talaabadan ayaa ah mid horumar ah oo ay xukuummada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ku talaabsatay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xilka haysay, Sidoo kale waxa iyaduna talaabo lagu diirsaday ah talaabada ay xukuummadu lacagta ugu kordhisay Ciidamada iyo shaqaalaha dawlada.

Last edited by Khalid Ali on Sun Jan 16, 2011 9:38 am, edited 1 time in total.
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland government announces no more school fees
Northwind already pisted this
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Somaliland government announces no more school fees
Where i dont see it
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland government announces no more school fees
Laakin it's in the SL halkan baa moodey
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland government announces no more school fees
This is great news for all the youth in the schools of somaliland highschools and primary schools most of the parents could not even pay the monthly fee. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland government announces no more school fees
Wasiirka Maaliyada Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Xukuumada Somaliland Lacag la’aan Ka Dhigtay Dhamaan Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Dawliga Ah Kana Hadlay Arimo Kale Oo Aad U Muhiim Ah
Hargeysa (OWN)- Wasiirka wasaarada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi. ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay Xukuumada Somliland joojisay Dhamaan lacagihii laga qaadi jiray ardayda dhigata dugsiyada Hoose/Dhexe ee dawliga ah .

Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta wasaarada maaliyada ee magaalada hargeysa, waxa kale oo uu ka hadlay odoroska miisaaniyada 2011-ka, iyo amuura kale oo aad muhiim u ah.
Wasiirka oo ka hadlayay odoraska Miisaaniyad sanadeedka dawlada ee 2011-ka ee ay gacanta ku hayaan diyaarinteedii wuxuu yidhi “Xukuumadan maanta jirta ee uu Hoggaaminayo Axmed Maxamed Siilaanyo, xiligii olalihii doorashada madaxtooyada waxay balan qaaday inay mushaharka u kordhiso ciidamada iyo shaqaalaha dawlada 300%, balse sidaad ogtihiin waxaanu dhaxalay meel madhan oo dayn faro badan ayaanu la wareegnay, dayntaasina inteeda badani may jirin oo waa tii gudidu baadhay ee caddaysay inaanay wax jira ahayn oo wax lagu qabtay ahayn.odoroskii miisaaniyad saneedka 2011-ka waxaanu rajaynaynaa inaanu dhawaan horgeyno Golaha Wakiilada. Waxaan filayaa Guddida Dhaqaalaha ee Wakiiladdu (Wasaarada) nagula naaqishaan oo ay wixii ay ku darayaan iyo wixii ay ka bedalayaanba ku sameeyaan. Ka dibna ay Golaha Wasiirrada laga ansixiyo si loogu gudbiyo Golaha Wakiilada. Balan qaadkii KULMIYE ee ahaa in mushaharka la kordhiyo 300% waa la heli lahaa haddii aanay jirin dayntaasi badan ee aanu la wareegnay. Waxaanu imika kordhinay 100% sida Madaxweynuhu sheegay.”

Waxa kale oo uu Wasiirku tilmaay in Xisbiga Klmiye ay ka go an tahay in uu fuliyo balandaaydii wakhtigii Ole-olaha Doorashada waxa uu yidhi “ Xisbiga KULMIYE wuxuu fuliyay inta badan balan qaadkii boqolka maalmood ee u horeeya, oo waxaanu bixinay mushaharkii shaqaalaha sadex bilood iyo ciidamada raashinkoodii oo aan muddo la bixin, Boqolkii maalmood ee u horeeyay waxaanu ku talaabsanay inaanu tiro koobno shaqaalaha iyo ciidamada dawlada,Ayuu yidhi Wasiirka Maaliyaddu.
Wasiirka Maaliyadu wuxuu sheegay inay joojiyeen feegii laga qaadi jiray ardayda dugsiyada Hoose/Dhexe ee dawlada waxaanu yidhi “Maanta laga bilaabo waxaanu dugsiyada dhexe ee dawlada aanu ka dhaafnay fiigii laga qaadi jiray (lacag bileedkii).macalimiintuna waxay ka mid yihiin shaqaalahaasi dawlada iyo Ciidamada ee 100% mushaharku u kordhay.”

Wasiirka Maaliuyada Eng . Maxamed Xaashi wuxuu ugu baaqay Ganacsatada dalka inay iska bixiyaan cashuuraha ku waajibay ganacsigooda, isaga oo arintaasi ka hadlayan waxa uu yidhi “Ganacsatada dhawr jeer ayaanu u yeedhnay oo aanu ugu baaqnay inay iska bixiyaan cashuuraha ku waajibay ganacsigooda, balse noomay iman, sida sharcigu ii ogolaanayo waxaanu awoodi karnaa inaanu liisanka ka qaadno oo aanu taqsiirno (ganaaxno), balse taas yeeli mayno oo waxaanu jecelahay inay macaashaan oo khasaare waxba ma soo kordhiyo, laakiin ay iska soo bixiyaan cashuurtii waajibka ahayd ee lagu lahaa.”
Wasiirka oo ka hadlayay shaqaalaha dawlada wuxuu yidhi “Shaqaalaha imiku wuxuu u badan yahay dhalinyaro oo waxay taagan yihiin xiligii kor loo qaadi lahaa waxbarashadooda iyo mihnadooda shaqo,Anagu waxaanu nidhi shaqaalaha da’yarta ah hala tababaro, idinkuna (saxaafada) siyaabo kale ayaad u dhigteen. Waxaan idinku dardaarayaa inaad ilaalisaan mihnadiina iyo sumcada saxaafadiina,” ayuu yidhi Eng. Maxamed Xaashi.

Wasiirku wuxuu u soo jeediyay dhalinyarada tahriibaysa inaanay u tacabirin dalal shisheeye waxaanu kula taliyay inay dalkooda wax ka qabsadaan oo ay aaminaan.
Saddam Mohamed Ahmed
Oodweynenews.com/ Hargeysa Office
Sadam151@hotmail.com

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somaliland government announces no more school fees
post this in somaliland section
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland government announces no more school fees
No it belongs in here Muj Maxammad xashi cilmi is one of the greatest finance ministers Sl ever had.. he raised the salary of the armed forces. And made it possible for all Somaliland school girls and boys to go to school for free 

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland government announces no more school fees
Wallee waa gesiyiin both Seelaanyo and Ina Xaashi.So much accomplished in such little time (6 months)The_Emperior5 wrote:No it belongs in here Muj Maxammad xashi cilmi is one of the greatest finance ministers Sl ever had.. he raised the salary of the armed forces. And made it possible for all Somaliland school girls and boys to go to school for free

Re: Somaliland government announces no more school fees
Have they said how they are going to finance this and the supposed pay increase for the army?
Btw do you think this actually benefits the private schools, since this new initiative would probably mean that most of the good and quality teacher will be attracted by higher salaries and be hired by the private schools. isnt this a counter productive?
I think this move is not as good as it seems at first. Unless this move also includes increased teacher salary, and imporved teaching and other school equipments i.e. computers.
As much as I hope that they can afford to do this while improve the quality of education in the country by this move, the country's economy will not sustaine it, unless something big gives way.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Somaliland government announces no more school fees
Read the article properly sxb.2ndtoNone wrote:Have they said how they are going to finance this and the supposed pay increase for the army?
Btw do you think this actually benefits the private schools, since this new initiative would probably mean that most of the good and quality teacher will be attracted by higher salaries and be hired by the private schools. isnt this a counter productive?
I think this move is not as good as it seems at first. Unless this move also includes increased teacher salary, and imporved teaching and other school equipments i.e. computers.
As much as I hope that they can afford to do this while improve the quality of education in the country by this move, the country's economy will not sustaine it, unless something big gives way.
macalimiintuna waxay ka mid yihiin shaqaalahaasi dawlada iyo Ciidamada ee 100% mushaharku u kordhay.”
Re: Somaliland government announces no more school fees
that is all good but sxb how are they going to finance this??
we need clear and transparent forecasted balance sheets.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Somaliland government announces no more school fees
now alshabab must happy for their children have free study at the same brake Mogadishu schools 

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Somaliland government announces no more school fees
thats a great new..inshallah next time they will add high skool and universities..education is the builder of a nation 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 1241 Views
-
Last post by Clown
-
- 0 Replies
- 448 Views
-
Last post by Titanium
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 492 Views
-
Last post by Individual
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 3 Replies
- 579 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 15 Replies
- 1389 Views
-
Last post by kambuli
-
- 6 Replies
- 557 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 836 Views
-
Last post by XimanJaale