
Suldaan Abshir Muxumed Ducaale
Posted in January 17th, 2011 by lug in News
DHammaanba qurba joogta Beesha Bahabar Muusa ee deggan dalka Canada waxay hambalyo udirayaan Suldaanka Cusub ee ay beeshaasi kusoo doortay dhawaan degmada Lughaya Suldaan Abshir Muxumad Ducaale
Axmed Cilmi Jiir
Cabdiraxmaan Cilmi Jiir
Maxamed Cabdi Liibaan
Maxamed Cabdi Cumar (Gadhwayne)
Barkhad Faarax
Cabdilaahi Daahir
Bahar Ismaaciil(Aw Daahir)
Idiris Cilmi
Xamze Cilmi
Samater Siciid (Aw Daahir)
Warsame Siciid(Aw Daahir)
Cabdulqaadir Cismaan
Xasan Nuur
Cali Yuusuf Caddaawe
Cilmi Yuusuf Cadaawe
Cabdulqaadir Warsame (Birikoo)
Cabdiqani Cilmi
Siciid Xasan
Cabdiraxmaan Maxamed Araye