Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konfuur

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konfuur

Post by Coeus »

iidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Lagu Qabtay Xuduuda Itoobiya

Hargeysa, January 19, 2011 (Haatuf)- Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika.

Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag.

Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland.

Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco.

Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.

Here is another article talking about the same incident






Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika.

Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag.

Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland.

Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco.

Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konf

Post by FBISOMALIA »

catching galmudug speaker + arresting only again after awadal accident + three UK boys from konfiir as terrorist = where siiland going ...!!!

good news they catch atom cats :som: :up:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konf

Post by Faranacab »

Coeus wrote: Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
Here it claims that Iley has captured two suspected men.

Coeus wrote: Somaliland forces arrest ONLF fighters
But you say ONLF fighters were arrested by siilanyo, is that right Coes ? :mrgreen:
Last edited by Faranacab on Wed Jan 19, 2011 10:40 am, edited 1 time in total.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konf

Post by Coeus »

Saaxib i cant read Somali that good, so sorry if the tiltle is a little inaccurate
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Somaliland forces arrest ONLF fighters and man from konf

Post by Faranacab »

Coeus wrote:Saaxib i cant read Somali that good, so sorry if the tiltle is a little inaccurate
No need to say sorry, Coeus. Keep eye on it. You're doing well! :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”