gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by DR-YALAXOOW »

gaajounit waxaad halkan ka dhageysataa xasan daaahir afkiisa ka qiranaya inay al shabaab ka danbeeyeene qarixii hoteel shaamoow ee lagu xasuuqey ardeyda macalimiinta iyo haweenka.
http://burucbaxaya.com/2010/12/muqdisho ... c-fadhiya/

waxaa dhageysataa ka bilaaaaw 1:09.38
waxaad ka bilaawdaa hadalka markuu socdo 1 saaac, 9 daqiiqo iyo 30 seconds, waa khudbadii midowga xisbul sheydan and al shiishkabaab in afgooye

xasan says iyadoo af soomaali ku qoran
waxaaa ayaan dhaweeyd laba arin ay u caarideeen(igu diideen) kuwa ma aragtey koley iska cadawga ah ama aan si kale inaan u hadalno rabin laba arin ay ugu caaradeen(igu mucaaradeen) waxay aheeyd
1:- mid waxay aheeyd QABUURTII LA BURBURINAYEY ( AND SOO ON ON hes talking about sida ay saxda u tahay qabuur burburiska
2:-arinta labaad ee ay ugu mucaaradeen( xasan aweeys ka hadlaya wuxuu yiri

XASAN AWEEEYS SPEECH OO AF SOOMAALI KU QORAN
Midda kale waxay aheeyd too oo soo ma aragtey qarixii HOTEELKII KA DHACEY

marka maxaa, mmm xalaydan xitaa kuwo ayaa igu heeystay i lahaa arintaa ayuu taageeray(xasan daahir) TII inaan taageero waxay keeneysaa waxaa weeyye dagaalka ayaan ku jirnaaa cadaw ayaan la dirireynaa cadawgan aan la dirireyno qaabkii loola dirirabo waxaa weeyaan waa diintii ka hor imaaneyn waa SAX waaye WAA SAX WAAYE. marka inaan taageero(qarixii hoteelka) waan ku qasbanahay sababtu waxaa weeyaaan weeyaan cadaw aan wada leenahay ma aragtey diintayadii iyo manhajkayagii ka soo horjeeda iyo gaaalo iyo wixii raacsan ah waxaa weeyaan in la dhibaateeyo sidii loo dhibaateyn karo in loo dhibaateeyo waaye, diin waaye marka lagama leexan karo waayo waxaa weeyaan waa usuuul aan aan ku wada joogno and so on and so on

GAAAJOUNIT xasan daahir aweys hadalkiisa wuu sii wadayaa QARIXII hoteelka sababta uu u raacey dadkii geeystay ayuu JUSTIFECATION u sameeynayaa wuxuuna yiri ardeydii iyo macalimiintii ay HOTEELKA ku xasuuqeen waa gaaalo iyo gaalo raac waana banaan tahay in la xasuuqo, xasan sirtaa ayaa ka fakatey inay al shabaab ka danbeeysay XASUUQAAAN.

GAAJO UNIT si fiican u dhageyso ka bilaaaaw 1 HOURS, 9 MINUTE AND 30 SECONDS

MARKA call me lier markaad dhageysato NACAS YAHEEY
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by grandpakhalif »

Xassan Dahir Aweys is a funny guy, waxaan uu maleeynaya innu aad faraxsanyahay.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by DR-YALAXOOW »

grandpakhalif wrote:Xassan Dahir Aweys is a funny guy, waxaan uu maleeynaya innu aad faraxsanyahay.
sidaa maaha, si fiican u dhageyso hadalka SIRTA ah ee ka soo fakadey xasan daahir khudbadiisii xafaladii midawga xisbul islaam iyo al shabaab.

xasan daahir wuxuu si cad u yiri dad ayaa ugu qabsadey maxaad u taageertay dadka qabuuraha jajabiya iyo dadkii hoteelka qarxiyey

xasan wuxuu yiri dadkaa waxaa uga jawaabey burburinta qabuuraha waa diin.

hoteel qarixintiina cadaw ayaan la dagaalameynaa gaalo iyo gaalo raac ah waan taageerayaa wixii lagu dhibaateynayo wax alle wixii lagu dhibaateynayo..


marka taas waxaa iska cad xasan daahir waxaa ka soo fakatey xasuuqiii al shabaab hoteeel ka suicide bomber ka geeysteen inuuu yiri waan taageersanahay, wuuuna qirtey inay saaxiibadiis khawaarijta ay ka danbeeeyeen.


GRANKHALIIIF adiga khawaariji taageeera ayaan noqotey qaxooti kid, miskiiin ayaamahan xoogaa maskaxda ayaa lagaa galey ayaan u maleeyaaa.
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by Kanada »

HE is not talking about qarixii shamow, he is talking about qarixii hoteelka baladweyn which killed more people. Alshabab took the blame for the one in baladweyne, but they didnt for the the shamow one.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by DR-YALAXOOW »

qarixiii baladweyne waxaa looga yeeraaa
qarixii BALADWEYNE
looguma yeeero qarixii hoteelka.

waad la socotaaa qaraxa loogu yeeero qarixii hoteelka inay tahay 100% qarixii xasuuuuqa hoteel shaamoow ee ardeyda macalimiinta hooyooyinka ay al shabaab suicide bomber ku xasuuqeen.

bal hadalka xasan si fiican u dhageyso, wuxuu leeyahay waxaa leeygu mucaaradey bal sidee ayaad ugu biiri kartaa BAHALADA ka danbeeyey burburintii qabuuraha iyo qarixiii hoteelka, waliba wuxuu ula jeedaa arintaa inay dadka badankiis aamisan yihiin tahay UNISLAMIC LAAKIIN xasan aweys JUSTIFICATION ayuu u sameeynayaa in QARAXA HOTEELKA IYO BURBURINTA QABUURAHA AY TAHAY ARIN DIIN AH OO SAX AH, arintaana xasan aweeys wuxuu u leeyahay si uu u qanciyo al shabaab.

waxaa kaloo qosol ah websideka al shabaab leedahay SOMALIMEMO KHUDBADA xasan daahir aweys meesha uu ka leeyahay
qarixiii hoteelka
waa ay ka jareeen waaayo XASAN DAAHIR arrintan si kama ah ayey uga soo fakatey. waaayo AL SHABAAB QARIXII HOTEEL SHAAMOOOW ma aysan qiran.


qarixii BALADWEYNE ka dhacey kama uusan dhicin hoteel dhexdiiiis ee wuxuu ka dhacey wadada weeeyn omar xaanshi banaanka taagan ayuu suicide car bomber isku arxiyey laakiiin HOTEEL SHAAMOOW waxay ka dhacdey HOTEEEL DHEXDIIIISA SUICIDE BOMBER AL SHABAAB IS QARXIYEY.

SOOMAALIDA OO DHANA WAXAY U YAAQAANAAN QARIXIII HOTEELKA WAA HOTEEL SHAAMOOW, QARIXIII BALADWEYNE WAXAAA LOO YAQAAN WAA QARIXII BALADWEYNE EE DILKIII OMAR XAANSHI.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by AhlulbaytSoldier »

Kanada wrote:HE is not talking about qarixii shamow, he is talking about qarixii hoteelka baladweyn which killed more people. Alshabab took the blame for the one in baladweyne, but they didnt for the the shamow one.
Hotel Shaamow is the 11september for all somalis. That day we saw the uglyness of wahabi terrorism live. Which was not the case with hotel beledweyne.
Besides claiming hotel shaamow attack would be highly risk for shabab but they did it in indirect way when shaydan cali dheere said something like " we feel sorry for the suffering of civilians, except the members of dowlada ridada". So to kill only 3 or 4ministers there had to be colleratal damage.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by DR-YALAXOOW »

why khawaariji al shabaab suicide bomber GAAJOUNIT dont wanna answer this thread, ama sida caadadda aheeyd BLIND AL SHABAAB SUPPORTERS markii xaqiiqda ay ogaadaan waa dhuuntaaan :down: :down:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: gaajounit dhageyso xasan dahir qiranaya qarixii hoteelka

Post by DR-YALAXOOW »

al shabaaab terrorist :down: :down: :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”