Somaliland builds Government Infrastructure in Sanaag dhahar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland builds Government Infrastructure in Sanaag dhahar

Post by Khalid Ali »

Hay'ada (SDC) iyo Dawlada Somaliland oo laba mashruuc ka hirgaliyey degmada Dhahar.
Dhahar (SPR): Waxaa magaalada Dhahar laga bilaabay laba mashruuc oo ay fulinayeen Hay’ada lagu magacaabo SDC laba mashruuc oo ay lacagta ugu deeqdey Dawlada Soomaaliland. Mashaariicdan ayaa kala ah Xabsi (Jail) oo ay magaaladu yeelato oo ku fadhiya 40x40 oo isla markaasina dhismihiisu haatan socda iyo waliba Seylada xoolaha oo weyn isla markaana ka kooban laba qeybood oo kala ah: qeybta kawaanka iyo qeybta khudaarta. Shacabka ku nool magaalada Dhahar ayaa waxay si weyn usoo dhaweeyeen mashaariicdan kusoo korodhey deegaanka isla markaana sheegay in ay magaaladu aad ugu baahneyd mashaariicdan.
Mashruucan oo ay gacanta ku hayaan hay’ada Maxali ah oo lagu magacaabo SDC oo ka howl gasha deegaanada gobolka Sanaag. Waxaanu wareysi la sameyney madaxa hay’ada SDC Axmed Aadan Gurey oo ka warbixiyey labadan mashruuc.

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”